Home » 2:20 pm Entries posted on “February, 2014”

Somaliland: Haji Salah District Police Chief Shot Dead by Unknown Gunmen

By: Abdirisak Itaqile Haji Salah, 25 Feb 2014 (SDN) – Unknown gunmen have shot and killed Haji Salah District police Chief in Dadmadhedh region. Local officials said Haji Salah District police Chief Hurre Salah was killed last night while working with polio vaccination officials in the district. Sources in the district noted that the seven […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxda Xisbiga Ucid laantiisa Uk Fawsi Xaji Yusuf iyo Cabdilaahi Cumar Shaqale oo ka hadlaya Arigtada Xaalada Somaliland daawasho wacan

London 25Feb14(SDN)Madaxda Xisbiga Ucid laaniisa Uk Fawsi Xaji Yusuf Xoghayaha Tacliinta ee xisbiga ucid  iyo Cabdilaahi Cumar Shaqale Xoghayha Guud ee laanta Uk   oo ka hadlaya Arigtada Xaalada Somaliland dhaliilo adagna u soo jeediyey xukumada Somaliland daawasho wacan.  

Posted in Uncategorized | Read More »

British MP Given Accolade for Somaliland And Somalia Efforts

Mogadishu, 25 Feb 2014 (SDN) – Banbury MP Sir Tony Baldry has been made an honorary citizen of Somalia.  Sir Tony is the co-chairman of the All-Party Parliamentary Group for Somalia and Somaliland and during his visit to Mogadishu he was made an honorary citizen in recognition of the work he has done in Somalia […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Greater Efforts Needed To Curb Sexual Violence In Mogadishu

Mogadishu, 25 Feb 2014 (SDN) – Sexual and gender-based violence is a major issue in Somalia, especially for internally displaced persons (IDPs) living in south and central Somalia. A Mogadishu-based NGO working to protect women and children, Save Somali Women and Children (SSWC), has recorded more than 2,000 survivors of sexual violence in Mogadishu since […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Slovakia Takes In 11 Somali Refugees

Humenné, 25 Feb 2014 (SDN) – Slovakia has granted temporary asylum to 11 Somali refugees arriving from Yemen, who will spend the next six months at the emergency transit centre in the eastern Slovak town of Humenné in Prešov Region, the TASR newswire reported. The International Organisation for Migration (IOM) in Slovakia wrote on its […]

Posted in Uncategorized | Read More »

50,000 Somali Kids At Risk: UN, Govt Ask For Help

Mogadishu, 25 Feb 2014 (SDN) – Somalia’s president is urging donors to fulfill aid pledges made to his fledgling government, while the U.N. is appealing for aid money, saying that 50,000 children are at risk of death from malnutrition. Philippe Lazzarini, the U.N.’s top aid official in Somalia, said Tuesday that Somalia’s hunger situation does […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Laba Askari oo ka Tirsan Jabhada ONLF oo Ciidamada Somaliland ay Ku Qabteen Deegaanka Balli Cabane iyo Somaliland oo ka Tashanaysa Sidii ay ka Yeeli lahayd

Balli Gubadle 25.Feb 2014 (SDN)- Sirdoonada Somaliland iyo Itoobiya ayaa iska kaashaday qabashada laba Askari oo ka tirsan jabhada ONLF kuwaas oo xuduudka Somaliland ka soo galay dhinaca Itoobiya, isla markaana gudaha usoo galay deegaanada Bali-cabane iyo Sayla dhexdooda. Sarkaal ka tirsan ciidamada Amaanka Somaliland ayaa cadeeyey in qabashada labadan Nin ee ka tirsan ONLF, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Konton Kun oo Ubadka Soomaaliyeed ah ayaa khatar ku jira” Madaxa ugu Sareeya ee Qaramada Midoobay ee Gargaarka

Muqdisho 25.Feb 2014 (SDN)- Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay deeq-bixiyeyaasha inay fuliyaan ballan-qaadyadii gargaarka ee ay u sameeyeen dowladdiisa, halka Qaramada Midoobay ay codsatay lacag gargaar ah, iyadoo sheegtay in 50,000 oo carruur Soomaali ah ay khatar ugu jiraan inay u dhintaan nafaqo-darro. Philippe Lazzarini oo ah madaxa ugu sarreeya […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Carwo Ganacsi oo Somaliland ku Cusub oo Maanta Hargaysa lagu Qabtay

Hargaysa 25.Feb 2014 (SDN)- Munaasibad nooceedu ku cusub yahay Somaliland oo lagu soo bandhigayay Ganacsiga Haweenka Hal abuurka ah ayaa maanta laga furay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeysa. Carwadan oo mudo laba cisho ah soconaysa waxaa hal ku dhigeedu yahay “Badhiga Carwada Ganacsiga ee Bisha Halbuurka Haweenka Ganacsatada ah.” waxaa Ganacsigooda ku soo bandhigay 50 […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Beeraha Somaliland oo Agab Ciyaareed ku Wareejiyay Maamulka Degmada Dila

Hargaysa 25.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Beeraha ee JSL Proffosor Faarax Cilmi Geedoole oo socdaal shaqo ku jooga Gobolka Awdal ayaa maanta agab kala duwan oo dhinaca ciyaaraha ah ku wareejiyey maamulka Degmada Dila ee Gobolkaasi. Agabkan oo isugu jira dhar iyo kabaha ciyaaraha oo ay ku deeqday Hay’adda Live Intranational ayaa loogu talo galay […]

Posted in Uncategorized | Read More »