Home » 8:43 pm Entries posted on “February, 2014”

Tribalism: An Incurable Disease and a Scar on the Conscience of Somaliland

By: Hussein Adan Igeh (Hussein Deyr) Somaliland People Are Traditionally Organized Along The Clan And Tribal Lines. In Most Of The Cases However, The Frame Of Mind Of Adherence To A Particular Clan Cannot Coexist With A Wider Societal Context Where Somalilanders Are Considered To Belong To And Being Part Of A Democratic Constitutional State. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka ee Somaliland oo Markii Kowaad Socdaal Shaqo ku Tagay Gobolka Badhan

Badhan 25.Feb 2014 (SDN)- Guddoomiyaha Hay’adda Imtixaanaadka Somaliland Daa’uud Axmed Faarax (Daa’uud gadhweyne), ayaa socdaal ku maraya degaamada Bariga sanaag ee Somaliland gaar ahaan degmada Badhan oo uu xalay u hoyday isaga iyo wefti uu hogaaminayo. Guddoomiyaha Hay’adda Imtixaanaadka Somaliland Daa’uud Axmed Faarax (Daa’uud gadhweyne), ayaa socdaal ku maraya degaamada Bariga sanaag ee Somaliland gaar […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dimuqraadiyadii curdinka aheyd ee JSL ma waxay ku soo ururtey ” Waar dhabarka ii xoqa aan idiin xoqee” ? qalinkii A/rahman fidhinle UK

Waxaa Dastuurka Qaranka Somaliland uu damaanad qaadayaa in muwaadin kasta oo Somalilander ahi  uu qaab-kasta oo uu doono  uu dareenkiisa u cabiro karo Xukuumadiisana u dhaliili karo. Waxaa kale oo uu dastuurku uu muwaadinkasta oo Somalilander ah uu xaq-u-siinayaa in uu aragtida fikirkiisa, dhiibashada rayigiisa, cabirista maskaxdiisa, hilaadinta indheer-garadnimadiisa, abaabulka dhigiisa, sheegista iyo meel-marinta taladiisa, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

XISBIGA KULMIYE WUU HESHIIYEY OO WUXUU KU HESHIIYEY INAANU WALIGII HESHIIN!!

Intaanan cid kale u gudbin anigu siyaasada waan daneeyaa xisbina kuma jiro hankaygii ahaa kala doorashada iyo indha-indhaynta xisbiyada horta durba mid baa daaqadda ka baxay oo kulmiye wuxuu ii sheegay inaan la soo gali Karin, aniga iyo ciddii ila midka ahayd ee aan wali xisbi ku jirinba kulmiye waa naga xidhan yahay ee labada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Khudbaddii caawa ee ku aaddan weerarkii madaxtooyada

Muqdisho Feb25,2014(SDN)- Raiisul wasaaraha dalka Soomaaliya Md C/weli Sheekh Axmed ayaa jeediyay khudbad dheer oo uu uga hadlayo weerarkii Jimcihii ina dhaafay lagu qaaday aqalka Villa Somalia, khudbadiisiina waxa uu ku yiri:Bismilaahi Raxmaani Raxiim, Waxaan shacabka Soomaaliyeed ku salaamayaa salaanta Islaamka, Assalaamu calaykum wa raxmatu laahi wabarakaatuhu. Mar kale, waxaan tacsi u dirayaa ummadda Soomaaliyeed […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maayarkii Hore ee Caasimada Eng Jiciir oo Xil Cusub ka Qabtay Madaxtooyada iyo Kulan lagaga Hadlayay Maamul Daadejinta oo Hargaysa Lagu Qabtay

Hargaysa 25.Feb 2014 (SDN)- Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa maanta Hotel Maansoor  ku qabatay Shir ku saabsan wacygalinta iyo siyaasadda maamul daadajinta Qaranka iyo wadada geedi socodka dhabta ah ee lagu hagayo hirgalinta howlaha maamul daadajinta adeegyada Bulshada . Shirkaasi oo ay ka qaybgaleen madaxa xafiiska maamul daadajinta madaxtooyada, maayarkii hore ee caasimada hargaysa Eng:Xuseen Maxamuud […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland: Ayan Mohamed Given a New Life by Brisbane Surgeons

Brisbane, 25 Feb 2014 (SDN) – Ayaan Mohamed is just happy she won’t frighten people any more. The 25-year-old Somali has hidden herself under a veil ever since she was shot in the face the early 90s. Her injuries were so severe she was missing a cheek and parts of her ear and nose, she […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Prime Minister sets out Government steps to address threat of terrorism

Mogadishu, 25 February 2014 – The Prime Minister of the Somali Federal Government H.E. Abdiweli Sheikh Ahmed today laid out during a press conference his administration’s plan in the wake of the recent attack on the presidential compound by the terrorist group al-Shabaab on Friday, February 21, 2014. In his press conference, Prime Minister Abdiweli […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumada Somaliland oo wada Qorshe ay 50% ku yaraynayso Cuntada dibeda uga soo degta

Hargaysa 25.Feb 2014 (SDN)- Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo wasaaradaha kale ee wax-soo-saarka sida Beeraha, Xoolaha, Deegaanka, Kalluumaysiga, Biyaha Iyo Jamacadaha Hargeysa iyo Golis aayaa wada Olole balaadhan oo sanadkan la doonayo in lagu yareeyo 50 % cuntooyinka Somaliland la soo degto oo imika maraysa 85%.. Qorshahan oo lagu sar-goyn doono shirweyne weyn oo loogu magic […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Afhayeenka Kooxda Xag Jirka ah ee Alshabaab oo Fara Cididood kaga Badbaaday Duqayn Diyaaradeed oo Maanta lala eegtay Gurigiisa

Baraawe 25.Feb 2014 (SDN)- Diyaarado Millatari oo aan wali la aqoonsan dalka laga leeyahay,ayaa la sheegay inay maanta duqeeyeen guriga uu ka deggen yahay magaalada Baraawe Afhayeenka kooxda Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage(Cali Dheere). Xilliga weerarka duqaynta  dhanka cirka ah lagu qaaday guriga uu degen yahay Afhayeenka Al-Shabaab,ayaan la shaacin qasaaraha ka dhashay duqayntaa iyo  […]

Posted in Uncategorized | Read More »