Home » 5:41 am Entries posted on “February, 2014”

Al Shabaab: Turkiga cadawga Islamka ee NATO ayaa isticmaala halka aanu ku aragno waan weerareynaa

Muqdisho Feb 26,2014(SDN)-Afhayeenka kooxda Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Cali Dheere ayaa hanjebaad u jeediyay hay’adaha dalka Turkiga ee ka hawlgala dalka Soomaaliya. Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay in dalka Turkigu xubin ka yahay huwanta NATO oo uu sheegay in ay yihiin cadawga Islamka. “Turkigu waa dalka qura ee Islam ah ee ka mid ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidamada Somaliland iyo Itoobiya oo Ku Hawlan soo Qabashada Gacan ku dhiiglihii dilay Taliyihii booliska ee Xaaji Saalax iyo Hub Gacanta lagu dhigay

Xaaji Saalax 26.Feb 2014 (SDN)- Hub ka mid ah qoryihii ay ku hubaysnaayeen kooxdii dishay taliyihii Booliska degmada Xaaji Saalax Marxuum-Hurre Sahal,ayaa laga helay guri ku yaalla deegaanka lagu magacaabo Balli-siciid oo ka tirsan degmadda Gaashaammo ee Kililka Shanaad ee Itoobiya oo ay xuduud wadaagaan degmadda Xaaji Saalax. Maayerka Degmadda Xaaji Saalax Khadar Cabdi Oday […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibedda Itoobiya oo ka hadlay kulan uu la yeeshay Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland

Adis Ababa Feb 26,2014(SDN)-Wasiirka arrimaha dibedda ee dalka Itoobiya Dr Tedros Adhanom ayaa ka waramay kulan uu la yeeshay madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdiweli Gaas oo booqasho ku jooga magaalada Adib Ababa. Madaxweynaha Maamul Goboleedka Putmand C/weli Gaas ayaa sheegay in aad ugu faraxsan yahay in uu ku soo noqdo magaalada Adis Ababa doorashadiisii ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra;iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo beeniyay inuu leeyahay Account Facebook ah oo lagu dacaayadeeyay madaxweynaha Soomaaliya

Muqdisho Feb 26,2014(SDN)-Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid)  ayaa markii ugu horeysay waxaa uu   iska fogeeyey lahaanshaha  barta Facebook ee ku furan magaciisa ” Abdi Farax Shirdoon (Saacid)” kuna tilmaamay been abuur magaciisa lagu sameynayo.   Abdi Farax Shirdoon ( ayaa waxaa uu sheegay inuusan laheyn facebook-ga magaciisa wata oo dhawaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Obama Oo Dhiggiisa Afghanistan Ugu Hanjabay inuu Ciidankiisa Kala Bixi Doono Dhammaadka Sanadkan

Washington DC:26-Feb-2014(SDN)-Madaxeynaha Dalka Maraykanka Barack Obama, ayaa Hanjabaad u Diray Madaxweynaha Dalka Afghanstan Xamid Krazai oo ay Haatan Isku Dhacsan yihiin.   Madaxweyne Obama ayaa Dhiggiisa Afghanistan ugu Hanjabay inuu La Soo Bixi Doono Ciidamadiisa Halkaas Ku Sugan Dhammaadka Sanadkan oo Haatan si weyn uga Shaqeeya Amniga Dalkaasi iyo Hannaanka ay Dawladdu u shaqayso.   […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xog: Abaabulaha Weerarkii Villa Somalia Oo Noqday Wiil Xasan Sheekh Abti U ahaa Oo Madaxtooyada Ka Shaqaynayey

Muqdisho:26-Feb-2014(SDN)-Waxa isa Soo Taraya Macluumaadka Kala Duwan ee laga Helayo Weerarkii Maalintii Jimcihii ina Dhaafay Lagu Qaaday Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia oo Dad Badan Dhako Faar ku Riday. Inkastoo Dawladdu Diidan tahay inay Weerarkaas Faahfaahin ka Bixiso, Haddana Xogo Dheeraad ah oo ay Heshay Qurbejoog.com ayaa sheegaya in Abaabulka ay Laheen Dad Badan oo Ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Boqolaal Ka Tirsan Ciidamada Ethiopia Oo Xalay Si Lama Filaan ah u Soo Galay Magaalada Garbahaaray

Garabahaarey:26-Feb-2014 (SDN)-Ciidamo aad u Tiro badan oo Ka Tirsan kuwa Ethiopia ayaa Habeenkii Xalay La Soo Buuxdhaafiyey Magaalada Garbahaarray ee Gobolka Gedo ee Konfur Galbeed Somaliya. Sida ay Qurbejoog.com u xaqiijiyeen Dadka Deegaanku, Ciidamada Ethiopia  ayaa  ka soo Dhaqaaqay Deegaanka Buulo Gaduud, oo 15-km u jira Magaalada Garbahaarey, kadib markii ay isniintii kasoo baxeen Degmada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Borama: Dhacdo Ugub ah Oo ay Ku Kaceen Afar Xildhibaan Oo Dawladda Hoose Ka Tirsani

Borama:26-Feb-2014(SDN)-Dhacdadii Ugu Yaabka Badnayd ayaa Maalintii Shalay ka Dhacday Xarunta Dawladda Hoose ee Boorama, kadib Markii ay Afar ka Tirsan Xildhibaanada Golayaasha Deegaanka Degmadaasi isku Dayeen inay Dhacaan Dhakhligii Shalay ee Dawladda Hoose. Isku Daygan oo Markii Dambe Fashilmay ayaa Looga Gol lahaa in Baabuur Bas Caasi ah lagu Qaato Lacagta Dhakhliga ah ee Dawladda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia – Security Agents Still Hound Journalist after Detaining, Torturing Him

Reporters Without Borders is appalled by the way the National Intelligence and Security Agency (NISA) is persecuting Mohamed Bare, the director of Mogadishu-based Radio Danan. Released on 13 February after being held arbitrarily for three days and tortured, Bare received a summons yesterday for interrogation at NISA headquarters. “Repeated arrests and interrogations are being used […]

Posted in Uncategorized | Read More »

President Silanyo Acted to Fulfill of Its Major Election Pledges

By: Ahmed Adan Haibe Since the end of World War II in 1945, a world rise in people’s aspirations in education has culminated in demand for education as a human right and an investment for manpower development. The declaration of education as a basic human right in the world conference on education. The Islam states […]

Posted in Uncategorized | Read More »