Home » 6:47 pm Entries posted on “February, 2014”

Saadaal Samaatay

Hadii aanay dabeel hurin Awood ma leh naftayduye Markaan uurka hooyadey Ifka uuga soo baxay Anigoon afac baran Neecawdiisa uduga leh Kii igu canqariyoow Arligaygoow Akhriste maqaal kooban waxaan uga dan leeyahay inaan timaano isbadalka ku yimid haayda wadaanyinka Somaliland isla markaana aan ku bogaadiyo wax qabadka ay ku talaabsatay mudooyinkan ugu dambeeyay idinkuna baraarujiyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia’s Al-Shabab: Striking Like Mosquitoes

Mogadishu, 26 Feb 2014 (SDN) – As Somalia’s government plans a new offensive against al-Shabab, the BBC’s Mary Harper considers why the Islamist militants remain so brazen. The storming by al-Shabab fighters of Villa Somalia, the seat of government in the capital, Mogadishu, last Friday did not take me altogether by surprise. On a recent […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia: Finance Minister Cautiously Plans New Tax Regime

By Edmund Blair Nairobi, 26 Feb 2014 (SDN) – Somalia has long defied the maxim that death and taxes are life’s only two certainties – with years of chaos and killings but little in the way of a coherent state to collect revenues and tariffs. That could all be about to change if newly appointed […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Afartan Shirkadood oo Dalal kala Duwan oo Adduunka ka Socda oo Hargaysa u Jooga Qandaraaska Mashruuca Balaadhinta Biyaha ka DAAWO QURBEJOOG.COM

Hargaysa 26.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Biyaha oo uu Weheliyo Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Biyaha Hargaysa  ayaa maanta ka qeyb galay kulan balaadhan oo ay kasoo qeyb galeen afartan shirkadood  oo iyagu u socda in ay qaataan qandaraaska biyo balaadhinata caasimadda Hargaysa. Mashruucan  balaadhinta biyaha caasimadda oo Somaliland ay ugu deeqeen dawladaha midawga yurub  isla […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Waxaa Cad Inay Iyagu Yihiin Cadowga Dhabta Ah Ee Diinteena iyo Dadkeena..” Raysal-wasaaraha Soomaaliya

Muqdisho 26.Feb 2014 (SDN)- Raysal-wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Axmed,ayaa sheegay in baadhitaanka ka soo baxa guddigii loo saaray waxa sababay weerarkii jimcihii la soo dhaafay ay  kooxda Al-Shabaab ka fulisay gudaha Madaxtooyada Soomaaliya in lagu dhaqmi doono isla markaana cid kasta oo gacan ku siisay kooxda Al-Shabaab inay weerarkaa fulisaa in ciqaabtiisa la marin doono. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Xasan “Heshiiska Dowladda iyo QM waa saldhiga wadashaqeynta iyo gar-gaarka shacabka.

Muqdisho 26- Feb- 2014 – Maddaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waxaa hortiisa lagu saxiixay heshiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey. Heshiiska ayaa waxaa kala saxiixday Wasiirka Arrimaha Dibedda C/Raxman Ducaale Beyle iyo Ergeyga Gaarka ah ee QM Nicolas Kay. Madaxweynaha oo ka hadlay munaasabadda ayaa yiri “Waxaan u mahadceinayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qurbejooga reer Gabilay oo ka dhiidhiyey dhacdo naxdin leh oo ka dhacday gobolka Gabilay

Gabiley26Feb14(SDN)Anagoo ah qurbejooga reer gabilay ee ku sugan Uk iyadoo anay 4bilood ka soo wareegin geeridii jeef caaqil Cabdi Ciidle Amaan oo maanta xaaskiisii Safiya Maxamed Jamac oo asaydii ku dhexdhigtay jeelka Gabiley ka dib markii loo xidhay shaqaaqo ciyaal taas oo maanta sababtay in shaqaaqo ciyaal isdilay inay gabadhaasi maanta ay jeelka asayga ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

” Xaaji Saalax waxaa ka dhacday Dhibaato weyn. Arintaasi waxay inooga baahan tahay Go’aan Adag iyo Gacan Bir ah” Gudoomiyaha Golaha Guurtida

Hargaysa 26.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa maanta ka hadlay Xaalada Degmada  Xaaji Saalax ee Gobolka Daadmadheedh oo habeen hore lagu dilay Taliyihii Bilayska ee Degmada X. Saalax. waxa uu tilmaamay in Arin khatar ahi ka dhacday degmadaasi islamarkaana guurtidu gurmad ka gali doonto. waxa uu sheegay in arintaasi soo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Midawga Yurub oo bilaabay in ay Ciidamo ku tabobaraan Muqdisho

Muqdisho Feb 26,2014(SDN)-Ciidamada Midawga Yurub ee tabarada u fidiya Soomaaliya ayaa ka hawlgalay magaalada Muqdisho markii u horeysay ilaa intii ay shaaciyeen in ay tababaradii Soomaaliya u soo rareen. Kulan lagu qabtay xerada tababrada ee Jaxiira oo xarun u ah barnaamijka tababrada midawga Yurub ayaa waxa ka soo xaadiray wasiir ku-xigeenka difaaca Soomaaliya Cabdulahi Xuseen […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Boobe Boobe Yusuf Duale has preferred his wish that the ministry of aviation offices be located close to his residence

As informed in my article titled as ‘Boobe lacks the vision of neutrality’ which will find in Google in the event you wish to read same, Boobe has just again confirmed what I was mentioned earlier in my previous article. A Journalist from Hadhwanaag news net work  inquired whether he agrees the reality that, the government has built numerous building for […]

Posted in Uncategorized | Read More »