Home » 6:08 am
Entries posted on “February, 2014”
Umad kasta waxay leedahay Taariikh gaar ah oo Dhul, Dhaqan iyo Deegaanba wadata, waxaana intaasba ilaaliya Dadka oo ay horkacayaan Xubno Karti, Aqoon iyo Indheer-garadnimaba lagu xushay . Dadkaas Xulka ah, waa kuwa loo yaqaan Hogaanka ama Maamulka, iyaga horseedkoodana, waa kan Dal kasta gaarsiiya hormar muuqda oo Umadaha iyo Dalalka kaleba ay ku daydaan. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Feb 27,2014(SDN)-Gudoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye Md Jaamac Shabeel ayaa Wareysi gaar ah oo siiyay Shabakadda Caalimaga ah Qurba-joogta kaga waramay dareenkiisa ku aadan habkii iyo hanaankii loo xaliyay Khilaafkii kala irdheeyay garabyadii isku hayay Hogaanka sare ee Xisbiga,rajadda uu ka qabo in Shir-weynihii Xisbigu uu wakhtigii loo asteeyay uu ku dhaco iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hadii aanay dabeel hurin Awood ma leh naftayduye Markaan uurka hooyadey Ifka uuga soo baxay Anigoon afac baran Neecawdiisa uduga leh Kii igu canqariyoow Arligaygoow Akhriste maqaal kooban waxaan uga dan leeyahay inaan timaano isbadalka ku yimid haayda wadaanyinka Somaliland isla markaana aan ku bogaadiyo wax qabadka ay ku talaabsatay mudooyinkan ugu dambeeyay idinkuna baraarujiyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Afgoye:27-Feb-2014(SDN)-Wararka laga helaayo degmada Afgooye ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamo ka tirsan kuwa Al-Shabaab ay sheegteen in ay la wareegeen gacan ku heynta deegaanka lagu magacaabo Mubaarak. Al-Shabaab ayaa waxa ay sheegeen in deegaankan Mubaarak ay kula wareegeen dagaal isla markaana uu u dhaw yahay degmada Afgooye ee gobalka Sh/Hoose iyadoo illaa iyo hadda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:27-Feb-2014(SDN)-Tallaabadii Xisbiga Talada DalKa Somaliland Haya ee Kulmiye Lagaga Dhigay mid aan Shanta Sano ee Soo Socda Lagula Tartamin Kooxda Haatan Haysatay, ayaa Shacabka Reer Somaliland si Weyn u Hadal Hayaan. Tallaabadaas oo ay Jideeyeen Guddi Lagu Sheegay Turxaan bixin oo Bilo ka Hor Madaxweyne Siilaanyo u igmaday inay Meesha ka Saaraan Khilaafyo soo Noqnoqday […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:27-Feb-2014 (SDN)-Dhacdo Naxdin leh ayaa Laba Habeen ka Hor ka dhacday Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Somalia, kadib markii uu Nin dhallinyaro ahi Toorray ku Dilay Hooyo iyo Wiilkeedii. Dilkan Naxdinta Leh ayaa ka Dhacay Xaafadda Towfiiq ee Degmada Yaaqshiid, waxana Xalay Fiidkii Hore Ciidanka Booliska Loo Gacan Geliyey Gacan-ku-dhiiglihii Arrintan Geystay oo la Soo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:27-Feb-2014 (SDN)-Warar Hoose Oo Warbaahintu ka Heshay Xarunta Madaxtooyada ayaa sheegayaa inuu Ra’isalwasaare Cabdiweli uu Maanta Safar Hoose ugu Ambabixi doono Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay oo Shirar ka socdeen in Muddo ahba. Wararkan ayaa sheegaya in Ra’sialwasaare Cabdiweli iyo Wafti sare oo Xukuumaddiisa ka Tirsani ay Maanta Gaadhi doonaan Magaalada Baydhabo oo Shirar iska […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 27- Feb- 2014(SDN) – Maddaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waxaa hortiisa lagu saxiixay heshiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey. Heshiiska ayaa waxaa kala saxiixday Wasiirka Arrimaha Dibedda C/Raxman Ducaale Beyle iyo Ergeyga Gaarka ah ee QM Nicolas Kay. Madaxweynaha oo ka hadlay munaasabadda ayaa yiri “Waxaan u mahadceinayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London Feb 27,2014(SDN)-Waa Hees si dhaba uga hadlaysa kuna socota Wariyayaasha iyo dhamaanba Bahda Saxaafada Dhabta ah. Waa Murtidii iyo Mirdhihii Qarniga Abid Waa Erayadii Al abwaan Sidiiq Maxamed Burmad. Muxuu Yidhi Abwaanku Waxaan wariye Xora Wariye wariye Xuuraama oo waraysta xogtaan ahoo dad iyo xoolaba ka qora xaqoodo la duudsiyoo Xaqiiqada raadiyee
Posted in Uncategorized | Read More »
By: Abdirisak Itaqile Hargeisa, 26 Feb 2014 (SDN) – More than 40 companies from around the world are trying to win a tender to expand Hargeisa’s aged water system; this was revealed by the director of Hargeisa Water Agency and Minister of Water Resources. In joint press conference today both the minister and the director […]
Posted in Uncategorized | Read More »