Home » 1:36 am Entries posted on “February, 2014”

Somalia: What the Federal Government must do now?

1. Fight corruption at all levels of Government and build up reliable financial standards that can meet the trust and the confidence of the Somalia public and the international donors. 2. Re-invigorate the delivery of public services and demonstrate to the Somali people that the federal government cares its grassroots and the mainstream. Creating jobs […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Meet the all Asian, African, Somali and Pakistani London GAA team

STUDENTS at one of London’s most Asian schools have described the decision by their teacher to launch an after-school Gaelic Football club as “confusing at first”. Southall Shamrocks was established after Irish geography teacher Brendan Doherty ran several football sessions last summer as part of National Sports Week at Featherstone High School in West London, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Two Journalists Arrested By the NSA in Mogadishu

The National Union of Somali Journalists [NUSOJ] protests the arrest of two radio directors in the overnight of 11th February 2014 by the National Security Agency NSA, the latest in a string of cornice against the media in Somalia.   Members from the National Security Agency NSA detained Mohamed Barre Haji, the owner and the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Cusub ee Arrimaha Haweenka ee Punt land oo Xilkii la Wareegtay Sawiro

Garowe 13.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka cusub ee wasaradda haweenka iyo arrimaha bulshadda Puntland ayaa maanta  xilka kala wareegtay wasiiraddii hore ka dib munaasibad ka dhacday xarunta wasaradda. Masuuliyiin kala duwan oo ay wasiiro iyo gudoomiyayaal Gobal ay ka mid yihiin ayaa munaasibadda xil wareejinta kasoo qayb galay. Wasiirkii hore ee haweenka Puntland Xaliimo Xaaji Xasan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

No parole for Somali hijacker

A Somali woman who hijacked a plane between Blenheim and Christchurch armed with three knives has been refused parole. Asha Ali Abdille, 39, was sentenced to nine years’ jail with a minimum non-parole period of six years, after originally pleading guilty to hijacking an Air New Zealand plane carrying seven other passengers and two pilots […]

Posted in Uncategorized | Read More »

SIDII SONKORTII MAYDHANTAY OO KALE AYAA WAX QABADKII XUKUUMADDA KULMIYE NOQOTAY

Waxa jirey gaadhi lawada yaqaaney oo la odhan jirey (DIBIILE) wuxuu u kala shaqayn jirey dekedda iyo bakhaarada magaalada oo alaabta u kala qaadi jurey . Nin ganacsato ah ayaa gaadhigii kooxdii wadatey ku yidhi : SONKORTAA dekedda iiga rar oo BAKHAARKEYGII iigeeya oo iigu roga , dekedda iyo bakhaarkuna wax badan isuma jiraan , […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland: Kulmiye Party Wants To Tell That It Is Not Over Yet!

By:Garyaqan Mohamed Ahmed Abdi Ba’alul It is not long time when their deeds turned to be different from their words. It was not even political drama, where whips of the ruling and opposition parties were showcasing their controversial positions over the newly-introduced changes on the road taxation. But, it was manipulative pretentions designed to squeeze […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha oo cambaareeyey qaraxii lagu laayay dadka rayidka ah ee ka dhacay nawaaxiga garoonka Muqdisho

Muqdisho, Khamiis, February 13, 2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyey galabta ka hor inta aanu ka dhoofin dalka falkii qaraxa ahaa ee kooxaha nabadiidku ay ka fuliyeen nawaaxiga garoonka caalamiga ah ee Aadan-cadde, kaasoo ay ku dhinteen dad rayidka ah oo ku ganacsanayay afaafka hore ee garoonka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa tacsi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Safiirka Wareega ee Somaliland oo Jawaab ka bixiyay Britain oo sheegtay in aan la booqan

Waa Nasiib darro aad u weyn in UK ay Somalliland oo ah Qaran nabadgelyadiisu ay sugan tahay oo aan fal argagixiso ka dhicin ilaa Bishii Oktoobar ee sanadkii 2008kii ay maanta la meeqaam dhigto Dalka Soomaaliya oo Qaraxyo joogto ahi ay ka dhacaan maalin kasta. Waxaad moodaa inaan xukuumada Britain aanay waxba ka baran digniintii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawlada Britain oo ka digtay Booqashada Soomaaliya oo Somalilandna ay ku jirto

London Feb13(SDN)-Dawlada dalka Britain ayaa ku celisay digniin ah in aaney muwaadiniinteedu tegi Soomaaliya iyo Somaliland kuwa haatan ku sugana ay isaga baxaan. Britain ayaa digniintan ku saleysay khataro ay sheegtay in ay ka imanayaan kooxaha xagjiriinta ah oo iclaamiyay weeraro ka dhan ah reer Galbeedka ku sugan Soomaaliya. Digniinta ayaa lagu sheegay in weerarada […]

Posted in Uncategorized | Read More »