Home » 7:20 am Entries posted on “February, 2014”

Ciidamo Ethiopian ah oo Fadhiisimo Ka Samaystay Guriceel iyo Heshiis Hoose oo ay Ahlu Suna ay La Galeen

  Guriceel:14-Feb-2013(SDN)-Wararka Saaka Laga Helayo ayaa sheegaya in Ciidamo Ethiopian ah o dhawaan Halkaas Gaadhay ay Fadhiisimo Hor leh ka Samaysteen Halkaas. Shacabka Halkaas ku dhaqan ayaa sheegaya in Ciidankan ay  hor kacayaan saraakiil ka Tirsan Maamulka Ahlusunna, iyadoo Halkaas Maalmo ka hor ay ciidankani kaxaysteen Xubno ka Tirsan Ururka Dawladda Ethiopia Dagaalka Kula Jira […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Diblomaasigii Soomaaliyeed ee Kenya u Xidhnaa Iyo Dhallinyaradii La Taxaabnayd oo Dammiin Lacageed Lagu Sii Daayey

Nairobi:14-Feb-2013(SDN)-Maxkamad ku taala magaalada Nairobi ayaa  Qaab Damiin ah ku sii Daysay Afar qof oo soomaali ah oo uuu ku jiro Dublomaasi  ka Tirsan Dawladda Federalka ah kuwaas oo lagu eedeeyey inay ka Dambeeyeen Weerar dhawaan lagu qaaday Garoonka Diyaaraha ee Jomo Kenyata. Kooxdan dhallinyarada  ah iyo Diblomaasigan Wehelinaya ayey Maxkamaddu ku Sii Daysay midkiiba […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Ruushka oo Madaxweynenimo u rejeyay Taliyaha Ciidamada Masar

Moscow Feb 14,2014(SDN)-Safar aan noocisa hore loo arag ayaa waxa dalka ruushka ku tegey taliyaha guud ee ciidamada dalka Masar Abdel-Fattah el-Sissi. Taliyaha ciidamada Masar ayaa waxa uu haatan isu diyaarinayaa in uu ka qeybgalo tartanka doorashooyinka Madaxweynenimo ee dalka Masar. Safarka ayaa waxa uu sawir ka bixinayaa sida dalalka Carabta ee hore xiriirka dhaw ua […]

Posted in Uncategorized | Read More »

45-shaqaale La Shaaciyey inay Wasaaradda Arrimaha Guduhu Qaadan Doonto Oo La Musuqmaasuqay iyo Imtixaan Dadka Lagu Majara-habaabinayo Oo Berri Loo Ballansan Yahay

Hargeysa:14-Feb-2014(SDN)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa hore u shaacisay inay Qaadan Doonto Shaqaale Tiradoodu Dhan Tahay 45-Qof Oo ka Hawlgeli doona Arrimaha Diiwaangelinta Shacabka oo Dhawaan Dalka ka Bilaabmi Doona, waxase soo Baxay Warar Murugo leh oo sheegaya in Madax kala Duwan oo Xukuumadda Ka Tirsani si Badheedh ah u kala Qaybsadeen Shaqaalahaas. Hay’adda Shaqaalaha Dawladda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qaramada Midoobey oo sheegtay in laba beelood qeybsadeen Hub Dawlada Soomaaliyeed loogu deeqay

Muqdisho Feb 15,2014(SDN)-Kooxda la socodka Cunaqabateynta Hubka ee Soomaaliya ayaa warbixin ay soo saartay waxa ay ku sheegtay in la marin habaabiyay hub dhawaan dawlada Soomaaliya ay soo iibsatay. Qaramada Midoobey ayaa sanadkii ina dhaafay bishii March dabcisay cunaqabateyn dhanka hubka ah oo Soomaaliya saarneyd intii ka danbeysay sanadii 1993dii. Kooxdan oo la yiraahdo UN […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Haweeney Soomaali ah oo New Zealand duyuurad ku afduubtay oo racfaan lo diiday

Christchurch Feb 14,2014(SDN)-Haweeney Soomaali ah oo duyuuad ku afduuubtay dalka New Zealand oo lagu riday xukun sagaal sanadooda ayaa haatan dalbatay racfaar. Caasha Cali Cabdule 00 39 jir ah ayaa sanadii 2008dii dunida ka yaabisay kolkii ay dhawr toorey damacday in ay ku afduubto duyuurad rakaab. Xarigeeda oo ku eg sanada 2017ka ayay haatan Caasha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed oo booqasho rasmi ah ku yimid Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia. (Sawiro)

Adis Ababa Feb 14,2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin qaar ka tirsan Xukuumaddiisa oo galabta kasoo ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa soo gaaray caawa soo gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia iyadoo si weyn loogu soo dhoweeyay wafdiga Ra’iisul Wasaarah garoonka dayuuradaha ee Addis Ababa.   […]

Posted in Uncategorized | Read More »

FAYSAL WARAABE LA CAAYI OGAA LOO HANJABI OGAA MIYAANU CID KA DHALAN

Salaan qiimo badan ka dib. Waxaa wax aad loola yaabo ah in maalinkasta marka aad warbaahinta kala duwan ee reer Somaliland dhugato ama aad fiirisaba, aad ku arkeyso iyadoo ninka la yidhaa Faysal Cali Waraabe loo caayayo ama loogu hanjabayo si xad dhaafa oo qofka damiirka lihi uu ka yaqyaqsoonayo ama uu aad ula yaabayaba. Caydaas […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Biggest donor Turkey stops direct budget support to Somalia

NAIROBI/ANKARA (Reuters) – Turkey has stopped direct budgetary support to Somalia, cutting off a major source of funding for a government trying to rebuild the country after more than two decades of chaos.Turkey is a key ally of the Somali government. Its vast humanitarian aid effort at the height of the 2011 famine has endeared […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia: Ban, UN envoy condemn attack near Mogadishu airport

13 February 2014 – United Nations Secretary-General Ban Ki-moon and the head of the UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) strongly condemned an attack near the airport in Mogadishu that resulted in a number of deaths and injuries, as well as damage to a UN vehicle. A vehicle exploded close to a UN convoy near the airport […]

Posted in Uncategorized | Read More »