Home » 5:46 am Entries posted on “February, 2014”

Markab Kenya Leedahay Oo Dirqi Kaga Farobaxsaday Budhcad-Badeed Soomaaliyeed

Mombasa:15-Feb-2014(SDN)-Sida ay sheegayso Wakaaladda Wararka u Faafisa waddanka Shiinaha Xnhua Koox Looga shakiyey inay Budhcad-badeed soomaali yihiin ayaa Maalintii shalay Weerartay Markab Ganacsi oo laga Leeyahay Dalka Kenya oo ku soo Wajahnaa Magaalada Muqdisho. Masuuliyiinta dhanka badda ee dalka Kenyaa ayaa sheegay in markabka oo lagu magacaabo MV Andrea ay weerareen kooxo hubeysan xili oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Masuuliyiinta Xisbiga Wadani oo ku qanciyay Guudoomyahooda in aanu iska casilin xilka Wakiilada,iyo soo jedin xal la isla qaatay oo ku wejahan ku-xigeenadiisa Wakiilada

Hargeysa Feb 15,2014(SDN)-Masuuliyiinta sar sare ee xisbiga Wadani ayaa xalay oo idil waday wadahadalo ay ku qancinayaan Guddoomiyahooda Md Cabdiraxmaan Cirro oo khilaaf weyni hareeyay Gollaha Wakiilada Somaliland. Ilo wareedyo ayaa xalay Qurbejoog.com u sheegay in Guddoomiyaha Wakiiladu ka qancay siiheynta xilka GuddoomiyahWakiilada. Guddi ka kooban dhinacyadii isku hayay Wakiilada ayaa soo jeediyay in nidaamkii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Saacadaha Soo Socda Lagu Wado Inuu Muqdisho Ka Soo Dego

Muqdisho:15-Feb-2014(SDN)-Sida ay sheegayaan Wararka Saaka Ka Soo Baxaya Aqalka Madaxtooyada Somalia, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la Filayaa inuu Saacadaha Soo Socda Ka Soo Dego Garoonka Aada Cadde ee Magaalada Muqdisho.   Madaxweynaha ayaa ku maqnaa Socdaal oo markii hore u jeeddadiisa la Shaacin oo uu ku Tegay Dalka Turkiga, waxana qabanqaabada Soo Degitaankiisa laga Dareemayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

wasiirada Siilaanyo oo xogta xukuumada siiya mucaaridka

Hargeysa Feb 15,2014(SDN)-Wasiirada Xukuumada madaxweyne Axmed Siilaanyo EE isku ciilkaabiya in madaxweynaha dhegiisay ay heystaan inamada uu adeerka u yahay ayaa xiriir goose la leh xubnaha mucaaridka ugu mayelka arag. Mucaaridka dalka ayaa xogaha maamul xumo ee khaasatan wasiirada kalsoonida dheeriga ah ka heysta madaxtooyada wax ay ka helaan ilahaan loo qaateenka ah. Sidoo kale […]

Posted in Uncategorized | Read More »

wasiir ka tirsan xukuumada Siilaanyo oo khilaafka Wakiiladu gilaafteen

Hargeysa Feb 15,2014(SDN)-Wasiir ka tirsan xukuumada madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa waxa uu haatan u muuqdaa in uu eeday goon uu Ku diiday ka qeyb qaadashada ololaha xukuunadu ka wado Gollaha Wakiilada Somaliland. Wasiirkan ayaa abaal uga haya Guddoomiyaha Wakiilada Md Cabdiraxmaan Cirro dedaalkii uu ka geystay guushii Kulmiye ee doorashooyinkii madaxtooyada. Wasiirka wasaarada Maaliyada Somaliland […]

Posted in Uncategorized | Read More »

War deg dega:Gudoomiyaha Barlamaanka ahna gudoomiyaha xisbiga wadani Cabdiraaxman Ciro oo la shaciyey inuu iska casilayo Jagada Gudoomiyaha Barlamanka

Hargaysa 15Feb14(SDN) sida ay helayso shabakada wararka ee qurbejoog.com waxaa caawa kulan dheer galay ergadii gudoomiyaha barlamaanka iyo xubnihii la safka ahaa iyada oo wararku shegayaan in gudoomiye Ciro uu aqbalay ereagadii dhexdhaxadinta ka waday in labada gudoomiye lagu soo celiyo halkoodii barlamaankuna uu wato hawshiisa taas oo xubnaha xisbiga wadani ay ka biyo dideen, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

TACSI:Marxuum Maxamuud Ismaaaciil Dube

naa lilaahi wa inailaahi raajucuun waxa maanta oo jimce ah  ku geeriyooday magaalda Hargaisa  Maxamuud Ismaaaciil Dube dhamaan waxay dadkani  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan ehelkii iyo qaraabduu ka geeriyooday gaar ahaan reer Ismaaciil Dube  ilaahayna marxuumka naxarista  jano ha ka waraabiyo ehelki qarabadiisan samir iyo iimaan ha ka siiyo.Aamiin aamiin. Yuusuf tarabi wayd […]

Posted in Uncategorized | Read More »

dib – umilicsada dhacdooyinka taban ee xukuumada Siilaanyo taariikhda u-galey mudadii koobneyd ee ay doogsin carareysey ee uu xaalkeedii noqdey, Shirkadley, Sheerley, Danley

Bal aynu dib-u-yara milicso  sadexdii sanadood ee ay xukuumada Siilaanyo doobineysey ee ay doogsin carareysey ee ay  dhibi-shaxleyneysey ee ay shacabka S/landna ay ku-jireen qar-qarsiga iyo qoor-qabadka  iyo  dhacdooyinkii tabanaa (–)  ee is-dabo yaalka  ahaa, ee ay xukuumadu  ku hafatey  kuna asqowdey sidii ay ceebahaa dul-hoganaaya isaga meydhi-laheyd iyada  oo  wadanka hogaanka u-haysey mudo sadex-sanadood iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul Wasaarayaasha Soomaaliya iyo Ethiopia oo kulan uu ku dhexmaray Addis Ababa iyo Heshiisyo dhexmaray labada Dawladood(SAWIRO)

Adis Ababa Feb 14,2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa waxaa uu maanta kulan dheer la qaatay Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia Mudane Hailemariam Desalegn iyadoo ay wehelinayeen Ra’iisul Wasaaraha qaar kamid ah xubnaha Xukuumaddiisa oo socdaalka ku wehelinaya.   Mas’uuliyiinta labada dal […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland: ‘Bollore is the Leading Operator of Port Sector in Africa’-Foreign Minister

Hargeisa, 14 Feb 2014 (SDN) –Somaliland Foreign Minister Mohamed Bihi Yonis has revealed that government is satisfied with the investment operations run by French owned Company, Bollore African Logistics in many African ports and stressed that the company is the leader of the integrated logistics network in Africa and the leading operator of public-private partnerships […]

Posted in Uncategorized | Read More »