Home » 12:32 pm Entries posted on “February, 2014”

Wasiirka Warfaafinta oo ka Hadlay Qaraar Ingiriisku Soo Saaray iyo Xayiraadii Tvga Universal

Hargaysa 15.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyigelinta Md Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa maanta warbaahinta uga warbixiyey arimo ay ka mid yihiin xannibaadii la saaray TV-ga Universal iyo go’aanka dawlada Britain kaga dalbatay muwaadiniinteeda inay ka soo baxaan Dalalka geeska Somaliland iyo Somalia Wasiirka  oo ka hadlayey arinta baaqa ah ee ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Garabyadii Labada Dhinac ee Khilaafka Golaha Wakiilada oo Is Mari Waayay,Una Gudbiyay Qadiyadooda Ergadii Golaha Guurtida

Hargaysa 15.Feb 2014 (SDN)- Guddiyada Golaha wakiilada Somaliland u saaray Xalinta khilaafka mudooyinkii u dambeeyay ka taagnaa Golaha wakiilada ayaa maanta ku kala kacay fadhiyo joogta ah oo ay lahaayeen maalmihii u dambeeyay. Dhexdhexaadinta ayaa la isku mari waayay qodobka xil ka qaadista gudoomiyaha iyo ku xigeenadiisa oo la isku hayo in lagu rido 42 […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hay’ada Shaqaalaha Dawlada oo Hakisay Imtixaan ay ka qaadi lahayd Shaqaale ay Wasaarada Arrimaha Guduhu Qaadan lahayd

Hargaysa 15.Feb 2014 (SDN)- Hayada shaqalaha  dawlada  ayaa maanta dib u dhigtay  imtixaan ay ka qaadi lahayd  shaqalihii ay qaadanaysay wasarada arimaha gudaha somalilnd.   Gudoomiyaha  hayada shaqalaha  dawlada Md Nuux Shuukh Muusu Decaale  ayaa maanta mar uu saxafada la hadalyayeuy waxa uu sheegay  in dadka CV-yada u soo xeraystay  boosaska shaqo ee ka banaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku waayay kalsoonida beesha Caalamka cagajugleyntii loo geystay Guddoomiyihii hore ee Bangiga Dhexe Yusur Abrar

Muqdisho Feb 15,2014(SDN)-Warbixin dheer oo ay qortay wakaalada Wararka ee Reuters ayaa lagu sheegay in beesha caalamku ka dib markii ay isu dhegeysatay eedihii ka soo yeeray Yusur Abrar iyo isdifaacii Madaxweyne Xasan Sheekh in ay ku qanceen eedaha Yusur Abrar. Yusur Abrar oo heysay xilka Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Soomaaliya Todobo todobaad uun ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Taliyaha Ciidanka Dawlada Soomaaliya oo beeniyay in hub laga musuqmaasuqay ciidanka

Muqdisho Feb 15,2014(SDN)-Taliyaha ciidanka dawlada Soomaaliya ayaa beeniyay warbixin ay dhawaan shaacisay wakaalada wararka ee Rueters oo sheegtay in hub Soomaaliya soo iibsatay ay masuuliyiin dawlada ka tirsani Shabaabka ka iibiyeen. Taliyaha ciidamada Gen Daahir Aadan Cilmi waxa uu sheegay in Warbixinta ay Rueters daabacday aaney dhab aheyn. Rueters ayaa daabacday warbix horu dhaca oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Boobe Yusuf Ducaale”Mudeneyaasha wakiiladu waa Dilaalin aan cidna metelin”

Hargeysa Feb 15,2014(SDN)-Wasiirkii hore ee wasaarada Warfaafinta Soomaliland Md Boobe Yusuf Ducaale ayaa si ba’an u weerary mudeneyaasha Gollaha Wakiilada Somaliland in dhawaaleba ay hareeyeen khilaaf salka ku haya Shir-guddoonkooda. Md Boobe ayaa sidaa ku sheegay wareysi uu siiyay TV-ga Kalsan Barnaamijkiisa Martida Todobaadka,HALKAN HOOSE KA DAAWO.  

Posted in Uncategorized | Read More »

Odayaal U Afduuban Alshabaab Oo Warkooda La La’ yahay

Jowhar:15-Feb-2014(SDN)-Wararka Ka Imanaya Gobolka Shabeelaha Dhexe ee Somalia ayaa sheegaya in Kooxda Al-shabaab ay  Degmadda Aadan yabaal Gaadhsiiyeen Odayaal ay ka kaxaysteen Meel u dhaw Magaalada Jowhar.  Odayaasha ayaa waxaa afduubay alshabaab xilli ay doonayeen inay waanwaan ka sameyaan 100 neef oo lo’ ah oo Halkaas Lagu  kala dhacay.   Wararka ayaa sheegaya in odayaasha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ujeeddada Safar Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Uu Galabta Ugu Amba Bixi Doono Dalka Ingiriiska

Hargeysa:15-Feb-2014(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa Lagu Wadaa inuu Maanta u Baqoolo Safar Dhinaca waddanka Inigriiska ah.   Wasiir   Maxamed Biixi Yoonis  ayaan wali wax faahfaahin ah laga Bixin safarkiisa, waxase la Sheegay inuu Halkaas ku Tegayo Martiqaad uu ka Helay Dhinaca Dawladda Ingiriiska.     Wasiirka ayaa lagu wadaa inuu sii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Suspected Pirates Attack Kenyan Ship off Coast of Somalia

A Kenyan-based merchant vessel was attacked by suspected Somali pirates off the coast of Somalia on Friday in the first such attack since this year. Kenya’s maritime official said the ill-fated vessel, dubbed MV Andrea, was attacked by assailants aboard a white hulled skiff while underway to the port of Mogadishu, Somalia. “The crew members […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Increasing impact in Somalia by fostering local solutions

“For a long time, international aid money destined for Somalia has had limited impact because it has not been invested in Somalia by Somalis,” says a project coordinator from south central Somalia, (who cannot be named for security reasons). This is a common perception among Somalis on aid intended for one of the world’s most […]

Posted in Uncategorized | Read More »