Home » 6:14 pm Entries posted on “February, 2014”

Xisbiga Cadaalada oo soo Qodobeeyay Dhaliilaha Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo la Daalaa-dhacayso

Hargaysa 14.Feb 2014 (SDN)- Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, ayaa si qodobaysan u soo taxay dhaliilaha iyo galdaloolooyinka ay u hayaan xukuumadda Somaliland.Xisbiga UCID waxa ay sheegeen in xuduudaha Somaliland ay dhinaca barri ee dalka soo faydmeen ka dib markii bulshada deegaanadaasi ay ka qadeen mansabadii xukuumadda oo ay dawlad goboleedka Puntland ka faa’iidaysatay oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mawqifyada ay Isku Mari Waayeen Labadii Gudi ee Golaha Wakiilada,Iyo Golaha Guurtida oo Hawshii la Wareegay {DHAGAYSO}

Hargaysa 15.Feb 2014 (SDN)- Xubnihii gudida baarlamaanka ee isku dhafka ahaa ee dhexdhexaadinayey khilaafkii ka taagnaa golaha wakiilada dhexdiisa ayaa maanta si wada jir ah u sheegay inay dhexdhexaadintii khilaafkaasi u gudbiyeen Golaha Guurtida ee Somaliland. Labada Gudoomiye ee labada dhinac u kala meyelayey gudida xalinta khilaafka golaha wakiilada oo kala ah Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iiusl Wasaare Cabdiweli oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Xooga ee dalka Ethiopia.

Addis Ababa 15.Feb .2014 (SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta la kulmay Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Ethiopia General Samora Muhammad Yunis kadibna waxaa uu Ra’iiusl Wasaaruhu booqasho ku tagay Warshadda Weyn ee dalka Ethiopia ee lagu magacaabo Metal and Engineering corporation (METEC). Kulanka uu la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Taliyaha ciidanka xooga dalka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumada oo ka Hadashay Digniinta Ingiriiska iyo Mawqifka Xayiraada Universal Ka DAAWO QURBEJOOG.COM

Hargaysa 15.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyigelinta Md Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa maanta warbaahinta uga warbixiyey arimo ay ka mid yihiin xannibaadii la saaray TV-ga Universal iyo go’aanka dawlada Britain kaga dalbatay muwaadiniinteeda inay ka soo baxaan Dalalka geeska Somaliland iyo Somalia. Hargaysa SDN. Qurbejoog.com  

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iiusl Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Wasiirka Arimaha Dibadda Ethiopia.

Addis Ababa 15.Feb 2014 (SDN)- Ra’iiusl Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa galinkii danbe ee maanta kulan dheer la qaatay Wasiirka Arimaha Dibadda Ethiopia Mudane Tedros Adhanom Ghebreyesus iyagoo ka wada hadlay sii xoojinta xiriirka labada dal iyo kordhinta iskaashiyo kala duwan oo labada dal ay ka yeeshaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gaadiidka Cagaf Cagafta oo Wasaarada Beeruhu Maanta kala soo Degtay Dekada Magaalada Berbera

Hargaysa 15.Feb 2014 (SDN)- Wasaaradda Beeraha Somaliland ayaa la soo degtay caga cagafyada lagu qodo beeraha iyo kuwa waaweyn ee loo yaqaano bal-dawsarka ee baneeya Beeraha Dhaamamkana lagu xidho. Caga cagafyada Wasaaradda beeruhu la soo degtay oo shalay ku soo xidhay marsada Berbera ayaa ah sideed xabo oo nooca Fergusonta loo yaqaano iyo dhawr midh […]

Posted in Uncategorized | Read More »

‘Emperor’ Museveni, And What Puntland in Somalia Teaches Us about Democracy

By Charles Onyango-Obbo Kampala, 15 Feb 2014 (SDN) –So, reports have it, the ruling National Resistance Movement (NRM) caucus has endorsed President Yoweri Museveni to run as its candidate, unopposed, in 2016. I had never bought into the claim, which raised a lot of dust mid last year, that Museveni was grooming his son, Brig […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mr. PM, Why Vacate Villa Somalia at this Critical Time?

By Faisal A. Roble It is deceitful and conniving, if not an utter debauched leadership, for the new Prime Minister Abdiwali Sheikh Ahmed to leave the country for a tour of neighboring countries in the midst of corruption allegations by the United Nations Monitoring Group, a resurgence of Alshabab attacks on key and sensitive areas […]

Posted in Uncategorized | Read More »

No Easy Way Out For African Migrants In Israeli Desert Detention

By Allyn Fisher-Ilan Holot, Israel, 15 Feb 2014 (SDN) –A compound of one-storey buildings deep in the southern Israeli desert is now home to some 400 African migrants who face the prospect of being held in custody indefinitely. The detainees in what the authorities call an “open” detention centre are allowed to leave for a […]

Posted in Uncategorized | Read More »

SOMALIA: CPJ Concerned Over the Detention of Two Radio Directors without Charge

Nairobi, 15 Feb 2014 (SDN) –The Committee to Protect Journalists is gravely concerned by reports that two radio directors in the capital, Mogadishu, were arrested and held without charge for two days by Somalia’s National Security Agency. Somalia authorities detained two radio directors for two days and threatened to kill them if they continued to […]

Posted in Uncategorized | Read More »