Home » 5:14 am
Entries posted on “February, 2014”
Hargeysa Feb 12,2014(SDN)-Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland ayaa todobaadyadii u danbeyay eedo,xayraad iyo cagojugleyn isugu Daray TV-ga Universal. Wasiirka Cabdilaahi Cukuse ayaa weearakiisani salsa ku hayaa aflaagado uu sheegay in Universal u geystay madaxweyne AXmed Siilaanyo. waxaase maalamihii u danbeyay Somaliland sheekada ugu badani aheyd daawashada barnaamijka Faaliyaha qaranka oo hore wares I majaajilo ahaa ila […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:16-Feb-2014(SDN)-Aqalka Madaxtooyada ayaa wali Sii Wada Dagaalkii uu ku qaaday Golaha Wakiillada iyo iskudaygiisii ahaa inuu Meesha ka Tuuro Guddoomiye Cirro. Dagaalkan oo ay Xukuumaddu u wada Dhan tahay ayaa Dhalay Shirar Hoose oo la isugu yeedhayo Xubnaha Horseedka ka ah Isku daygan, waxana Habeenadii ugu dambaysay Soo Baxayey Shirar ay Guryo Hoostood ku Yeelanayaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:16-Feb-2014(SDN)-Muranka cusub ee keenay inay kala kacaan labadii Guddi ee dhexdhexaadinayey Garabyada is haya ee Wakiillada Somaliland ayaa noqday mid si aad ah looga Hadal hayo Guud ahaanba Somaliland. Guddiyadan oo muddo saddex cisho ah is hor fadhiyey ayaa ugu dambayntii isku maandhaafay qoddobo Dhawr ah oo goluhu hore cod aqlabiyad ah ku meel mariyey, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Addis Ababa:16-Feb-2014(SDN)-Ra’isal wasaaraha Somalia Cabdiweli sheikh oo Safar muddo qaatay ku jooga Ethipia ayaa lagu wadaa inuu saaka u duulo Dalka Djibouti. Afhayeenka xukuumada, Ridwaan Xaaji Cabdiweli oo la hadlay VOA-da ayaa sheegay in ra’iisal wasaaraha iyo wafdigiisa intii ay joogeen Addis Ababa ay kulamo la qaateen mas’uuliyiinta dowladda Ethiopia oo uu ku jirro ra’iisal […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jabuuti Feb 16,2014(SDN)-Kulan Jabuuti ku dhex maray Dalka Jabuuti Midawga Yurub iyo xukuumada Jabuuti ayaa looga wadahadlay sidii loo Dardargelin lahaa mashaariicda horumarineed ee Midawga Yurub ay ka fuliyaan Dalka Jabuuti. kulan ka oo uu ka qeybgalay madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle ayaa sida Ilo wareedyo ka ag dhaw madaxtooyada Jabuuti inoo sheegeen ahaa mid xasaasiya […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ceel-Buur:16-Feb-2014(SDN)-Ururka Dagaalka kula jira Dawladda Somali ee Al-Shabaab ayaa ku dhawaaqay go’aan aan marnaba laga fileynin kaasoo ah oo in ay joojiyeen dagaallada tooska ah oo ay la gallayeen ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM. Guddoomiyaha Shabaabka ugu magacaaban gobalka Galgaduud, Xasan Yacquub Cali oo la hadlaayay warbaahinta ayaa sheegay in aaney diyaar u ahayn […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Adis Ababa Feb 16,2014(SDN)-Ra’iiusl Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdigiisa ayaa caawa la kulmay Safiirada dalalka Carabta u fadhiya Ethiopia oo uu kala hadlay xiriirka dheer u dhexeeya Soomaaliya iyo Caalamka Islaamka isla markaana waxaa uu sharaxaad ka bixiyay qorshaha Xukuumaddiisa xiliga iyo waxyaabo ay hiigsanayso si loo gaaro xasilooni iyo dib-u-dhiska dalka kadib burbur dheer oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 16Feb14(SDN) Aqoon yahan Siciid Xariir Diiriye oo ka tirsan Xisbiga Ucid laantisa Uk oo edayn u soo jediyey Xukumada taloyina u diray guurtida waraysigan oo uu siyey warbahiinta madaxa banaan Daawasho wacan
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 15.Feb 2014 (SDN)- Garabada Golaha wakiilada Somaliland u saaray dhexdhexaadinta Khilaafka cakirnaa mudooyinkii u dambeeyay ayaa maanta ku kala kacay fadhiyo maalmihii u dambeeyay ay laheeyeen. Xildhibaanada dhexdhexaadinta goluhu u saaray oo 14 xubnood ahaa ayaa dhinacba dhinaca kale ku Eedeeyay masuuliyada khilaafka Golaha iyo Isfahan la’aanta guddida khilaafka loo saaray. Xildhibaan Muxaafidka u hadlay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 15.Feb 2014 (SDN)- Siyaasiga Yuusuf Garaad Cumar, ayaa dawladda Soomaaliya ku dhaliilay ammaanka Muqdisho ee sii xumaanaya maalmihii u dambeeyay iyo labada masuul ee Soomaaliya ugu sareeya oo socdaalo ugu maqan dalka dibadiisa. Yuusuf Garaad Cumar oo Muqdisho ku sugani waxa uu sidaasi ku sheegay qoraal kooban oo uu ku daabacay bogga uu ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »