Home » 7:03 pm Entries posted on “February, 2014”

Let’s Give Somalia’s Government the Non-Recognition It Deserves

By J. Peter Pham One year ago the Obama administration broke with the Somalia policy of its three predecessors by according diplomatic recognition to the government of the Federal Republic of Somalia. Last month, in his annual Worldwide Threat Assessment report to Congress, Director of National Intelligence James Clapper bemoaned that the Somali regime’s “persistent […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Prime Minister: Al-Shabaab’s agenda is a betrayal of Islam and of peaceful Somali communities

His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed sends his condolences to the victims and their families of those killed in today’s car bomb attack on a tea shop in the Abdiasis district of Mogadishu. The Prime Minister, said: “I send my personal condolences to the families who have lost loved ones in today’s bombing of […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Car Bomb Kills 12 at Tea Shop in Mogadishu

Mogadishu, 27 Feb 2014 (SDN) – Somali officials say at least 12 people died and a dozen others were wounded when a car bomb exploded at a restaurant near the headquarters of Somalia’s National Intelligence and Security Agency in Mogadishu. The attack Thursday near the intelligence headquarters is one in a series of terror attacks […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hargeisa Mayor: Up to His Task

By: Aden Deeq Hargeysa Mayor Abdirahman Mahmoud Aidid “Soltelco” who’s is known to be a humble quiet person by not so often been on the front pages of local news pappers and televisions as the Ministers, General directors and other institutional bodies who are well known to be always on screens and newspapers wanting to […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli “Falkii lagu weeraray Maqaaxida waa astaan kale oo muujinaysa in laga Guulaysanayo Nabad-diidka”

Muqdisho, February 27, 2014(-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa fal foolxumo iyo fuleynimo ah ku tilmaamay qaraxii ay maanta ka fuliyeen kooxaha nabadiidku maqaaxida laga cunteeyo ee ku taala isgoyska KM-Zero ee degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho, weerarkaasi oo ay ku nafwaayeen dad rayid ah oo goobta ku sugnaa. Ra’iisul […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xisbiga Waddani ayaa u qabtay Xaflad soo dhaweyn ah Dallad ay ku Bahoobeen ardayda Jaamacadaha Somalilnad

Hargeysa Feb 27,2014(SDN)-Waxa maanta lagu qabtay Hotel Amassador ee Magaaladda Hargaysa Kulan balaadhan oo lagu soo dhaweynayay arday kala matalaysay 10 Jaamacadood oo Somalind ka dhisan oo sheegay inay smaysteen Dallad guud kuna biireen Xisbiga mucaaradka ah ee Wadani.xafladan oo ay kasoo qeyb galeen Gud. Xisbiga Wadani ahna Gud. Golaha Wakiiladda Cabdiraxmaan Cirro,Ku-xigeenka 1-aad ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Beesha Karanle/Murusade oo kalsoonidii kala laabatay Dowlada Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud warmutiyeena iyo qodobodiidmo ahna ka soo saartay SAWIRO

Beesha Karanle/Murusade oo kalsoonidii kala laabatay Dowlada Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud warmutiyeena iyo qodobodiidmo ahna  ka soo saartay. Munaasibad lagu soo gabagabeyey shir weyne u socday mudo 15 cisho ah xubno matalayey beesha karanle hawiye murusade Waxaana idinkaga diyarinay si aad uga bogotaan warbixintaan Shirka ka Mudadii u socday ka dib ayaa waxaa kalsoonidii beeshu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xildhibaano ka Tirsan Baarlamanka Punt Land oo Hargeysa dhex Saqaafaya iyo Xukuumada oo ka Aamusan

Hargaysa 27.Feb 2014 (SDN)- Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somaliya ayaa maalmahan lagu arkayey iyagoo dhex mushaaxaya boqolaalka kun ee Qof ee ku sugan caasimada Hargeysa oo aan suntanayn, taasoo meesha ka saaraysa kaalintii ay Ciidanka Amnigu ku lahaayeen ilaalinta siyaasiyiinta Somaliya oo xukuumaddu meel adag iska taagtay in ay Somaliya iyo Somaliland u kala safraan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddida ruqsad bixinta iyo anshax marinta Qareenada Somaliland oo gudoomiye dooratey

Hargeysa 27.Feb 2014 (SDN)-Gudida Ruqsad Bixinta iyo Anshax-marinta Qareenaddu waa mid ku xusan, fadhigoodii ugu horeeyey qabsadey tan iyo intii la ansixiyey Wax ka bedelka iyo Kaabistii ay Baarlamaanku ku sameeyeen xeerkaasi isla markaana uu Madaxweynuhu saxeexay sanadkii hore badhtamihiisii. Waxaana jiray khilaaf wasaaradda Cadaaladda gudaheeda ka jiray oo dib u dhac ku keenay hirgelinta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland requires self disciplined professionals like the previous Hargeisa City Mayor

While reading somaliland media today, I have landed a situation whereby engineer participated an event held in mansoor Hotel and that influence me writing about the engineer Additionally, I have the culture of listening and evaluating the skills, the knowledge and the self discipline in the event I have an opportunity to meet a politician […]

Posted in Uncategorized | Read More »