Home » 12:54 pm Entries posted on “February, 2014”

Somalia Powerless to Stop Al-Shabaab Mobile Internet Shutdown

Mogadishu, 16 Feb 2014 (SDN) –Osman Ali, the owner of an electronics shop in Somalia’s capital, Mogadishu, has been hard-hit since Al-Shabaab forced the biggest telecoms company to switch off its mobile internet service in this Horn of Africa nation. I don’t understand why the government has not done anything to deal with the situation. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ergadii Golaha Guurtida oo Kulan laba Geesood ah la Yeeshay Labadii Garab ee Wakiilada

Hargaysa 16.Feb 2014 (SDN)- Guddi Golaha guurtida Somaliland u saaray Xalinta khilaafka mudooyinkii u dambeeyay ka taagnaa Golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta kulan la yeeshay guddi ka kooban labada garab ee Golaha wakiiladu u kala jabay. Kulankaasi oo saacado qaatay ayaa labada dhinac Golaha wakiilada Guurtidu kaga dhagaysteen Aragtiyaha kala duwan ee Goluhu ku hirdamayo, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xisbiga WADDANI Oo Gabiley Lagu Soo Dhaweeyey Iyo Xukuumadda Oo Ku Guuldaraysatay Inay Baajiso Taageeryaal Ka Go’ay

Hargaysa 16.Feb 2014 (SDN)- Wafti balaadhan oo ka tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI oo uu horkacayey gudoomiye ku xigeenka koobaad ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada gabiley ee gobolka gabiley halkaas oo ay kaga qaybgaleen xaflad si heersare ah loosoo agaasimay laguna soo dhaweynayey garab haween ah oo kasoo digarogtay xisbul xaakimka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xeer beegti ay Golaha Guurtidu u saareen Samato Bixinta Golaha Wakiilada oo fadhigoodii 1aad Yeeshay

Hargaysa 16.Feb 2014 (SDN)- Golaha Guurtidda Somaliland ayaa saaka bilaabay ka Gar-naqista Mooshinka khilaafka ka dhex dhaliyey Golaha wakiiladda, waxaanay markii ugu horaysay isa soo hor fadhiisiiyeen labadii guddi ee ay labada garab ee golahaasi u saareen khilaafka ee shalay sheegay in ay dhamaysan kari waayeen khilaafkooda. Wararka hordhaca ah ee Shabakada Qurbejoog.com ka helayso […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Xigeenka Somaliland oo dhagax dhigay Qaybtii labaad ee Dhismaha Run Wayga Madaarka Cigaal

Hargaysa 16.Feb 2014 (SDN)-  Shirkadda dhismaha Wadooyinka ChINA Horn Group ayaa ku guulaysay dhismaha lagu balaadhinayo Run-way-ga Madaarka Hargeysa oo ay dhawaan dibu-dhis ku samaysay kisii hore. Shirkadda China Horn Group qandaraaska ay ku guulaysatay waa wajigii labaad ee Dawladda Kuwait ku bixisay lacagta shanta Milyan ee Doolar ah, taasoo lagu dhisi doono Hal Kiilo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

War deg-deg ah: Mudaharad looga soo jeedo gudoomiyaha Barlamaanka Cabdiraxman Ciro oo ka socda xarunta Gobolka Gabilay

Gabiley 16Feb13(SDN) Mudaharaad looga soo jeedo gudoomiyaha golaha wakiilada ahna gudoomiyiha xisbiga wadani  ayaa ka bilowday magaalada gabiley ee xarunta gobolkaasi mudaharaadkan ayaa la sheegay inuu ka dhashay ka dib markii uu Gudoomiyaha Golaha wakiilada ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee wadani c/raxman ciro uu gaadhay gobolka Gabilay  mudahaadkan ayaa la sheegay in ay dadku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Faaliyaha Qaranka iyo Raaiisul Wasaare C/weli Sheekh

Muqdisho Feb 16,2014(SDN)-Barnaamijka mededalada ee Faaliyaha Qaranka ee ka baxa TV-ga universal ayaa todobaadkan lagu soo qaatay wareysi ila qosol ah oo lala yeeshay Raiisul wasaaraha Soomaaliya Md C/weli Sheekh. Barnaamijkan oo wareysiyo ila qosol ah la yeesha siyaasiyiinta Soomaalida ayaa ka careysiiyay xukuumada Somaliland oo haatan Universal mamnuucay.

Posted in Uncategorized | Read More »

Dhalinyarada iyo Maanta

Waxaan halkan doonyaa in aan ku soo bandhigno Dhalinyarada iyo Maanta waxa ay ku sugan yihiin Dhalinyaradu waa Lafdhabarta ay bulshadu kufaanto , Aduun yadan aynu ku dul noolnahay wax markasta horumarkeeda soo kordhiyaa waa Dhalainyaro. Hadaba dhalinyarada ku hadasha Afka Soomaliga meelkasta oo ay joogaan waa sidede xaalkoodu, hadii ay noqon laheed kuwooda dibadaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Myths about Federalism in Somalia

In the context of Somali political culture and discourse, it should be clear by now that the meaning of the principle of “federalism in Somalia” is completely different from the one of political power decentralization for governance explored in the legal and political literature. The Somali federalism legitimizes territorial allocation for “clan ownership or dominance” […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Waa Yaabe Goormaa xukuumadina ay xukuumad noqoneysaa, Baarlamaana uu Baarlamaan madaxbanaan noqonayaa?

Golaha Wakiilada oo ay ku jiraan qaar xaaraan ah oo is-xanbaar ah oo aan iyaga la soo dooran hadana laga fadhiyi la yahay xaf-xaftooda ayaa waxay ka kooban yihiin 82 xubnood. G.wakiiladu waa hal-bowlaha qaranimada JSL, waana xubno muhiim ah oo ka mid ah 3-da dhar-dhaar ee ay salka ku hayso dawlanimada S/land. Golaha Wakiiladu […]

Posted in Uncategorized | Read More »