Home » 4:04 am Entries posted on “February, 2014”

Xaalka Marka Ee Saaka Kadib Dagaalo Shalay Dhex maray Ciidamo Dawladda ka Wada Tirsan

Murka:17-Feb-2014(SDN)-Wararka Saaka ka Soo Baxaya Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa Deggen, kadib Dagaal Halkaas Shalay ku Dhex maray Ciidamo dawladda Federalka ka Wada Tirsan. Dagaalka ciidamada Dhexmaray ayaa ahaa mid saacado badan socday, waxana ka Dhashay khasaare iskugu jira Dhimasho iyo Dhaawac labada Dhinac ah. Guddoomiyaha magaalada Marko Maxamed Cismaan Yariisow ayaa sheegay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Turkiga Oo Beeniyey Inuu Lacagtii Caawimada ahayd Ka Jaray Somalia, Faahfaahinna ka Bixiyey Hannaankii uu Lacagtaas Ku Bixin Jirey

Stanbul:17-Feb-2014(SDN)-Dawladda Turkiga ayaa Ka Hadashay Warar Saxaafaddu Qoraysay oo la Xidhiidhay inay Goosatay Lacago Caawimo ah oo ay Sanad Walba siin jirtey Dawladda Federalka Somalia. Wasaaradda arrimaha dibedda Turkiga, ayaa beenisay inay jartay lacag kaash ah oo ay Dawladda Somalia siin jirtey, sida ay daabacday wakaaladda wararka ee Reuters,iyadoo xustay in si Qalad ah loo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

An atheist meets an al-Shabab ‘recruiter’

Abubakar Shariff Ahmed is not a hard man to find. Ask around in the Majengo area of Mombasa and people will know where he lives. But ask around too conspicuously and you are likely to arouse suspicion. Mr Ahmed is perhaps better known by his nickname, Makaburi. It means “graveyard” in Swahili. His name features […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo mee!!!?

27 January ilaa maanta waxaa golaha wakiilada ka aloosnaakhilaaf iyo muran siyaasadeed oo mararka qaar halis galiyay jiritaanka golaha iyo welibaxasiloonidii dalka. Sida la ogyahayna khilaaf kaasi waxa uu salka ku hayaa xeerhoosaadka golaha oo uu wax kabadalkiisa iyo curintiisii hore ay ahayd awoodahaugaarka xildhibaanada balse manta ay talo iyo arin ku leeyihiin golahawasiiradu. Kalfadhigii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Do we have one ministry of information or two minstery of information

There has been this on-going argument between our information and the national TV manager and this proves the lack of proper management and absences of clear policy and procedure within the minster and additionally the deficient of chain of command structure. First and frost what is management. Management in business and organizations means to coordinate […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xildhibaan Bashiir Tukaale iyo Maayarka Gebilay oo ku Kala Calaf qaaday Soo dhawaynta Madaxda Xisbiga Waddani,Hakiyayna Safar Wasiirka Madaxtooyadu ku tegi lahaa

Gebilay 16.Feb 2014 (SDN)- Maayirka Dagmada Gabiley oo saaka si cad uga qayb qaatay hawlo fara galin amaan oo lagula kacay xisbiga mucaaradka ah ee waddani iyo khilaaf hor leh oo ka dhex abuurmay golaha deegaanka Gabiley ka dib markii maayerka magaalada gabiley uu soo adeegsaday dhalinyaro rabshad wadayaal ah si ay u khalkhal galiyaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DALKA SOOMAALIYA WAA DAL LA HEYSTO OO GUMEEYSI CUSUB KU HOOS JIRA

Dalkeena Soomaaliya ah wuxuu Xornimo buuxda qaatey 1 July 1960 waxaana Madaxweyne ugu horeeyay ee Jamhuuriyadda Soomaaliya u ahaa Allaha u naxariiste Aadam Cabdulle Cismaan, hase yeeshe nasiib daro maanta oo aan joogno oo ah 2014 waxaan nahay dal la heysto oo gumeeysi cusub ku hoos jira waxaana daliil cad u ah: Waa marka hore […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Aragtiyaha Daalan By Garyaqaan Cabdale Dahir Adan

Waa hubaal in wax la iska weydiiyo, aragtiyahan manta dhan kasta inoo dhex-qaaday, waana mid aad u xanaf badan oo ay yartahay cida si dhaba u tidhi waa maxay aragtida dhabta ah ee aan u baahanay, hadii aan nahay bulshada Somaliland iyo aragtidee ugu haboon ee lagu dhaqi karaa qarankeena, taas oo hirdankeedu aad u […]

Posted in Uncategorized | Read More »

How Supermodel Waris Dirie Saved Girl from Female Genital Mutilation

Djibouti, 16 Feb 2014 (SDN) –When she was three years old, Safa Idriss Nour received something no girl in her slum in Djibouti had been given before – a signed contract from her parents stating they would never inflict genital mutilation on her. In Djibouti, in the Horn of Africa, an estimated 98% of girls […]

Posted in Uncategorized | Read More »

LABADA LACAGAYOOW MIDUUN ARDAYDA HALAGA DAAYO

Siyaasadda Qaran ee waxbarashada asaasiga ahi waa lacag la’aan. Waxaa jirta waxyaabo nolosha Aadamaha u ah aasasi oo ay tahay daruuri fulintoodu sida waxbarashada. Waxbarashadu waxay ka mid tahay waxyaabaha ugu mudan waxa uu aadamuhu ku taamo inta uu noolyahay ee ay diinteenuna dhiiri galisay sidaas oo ay tahay ayaa dalka somaliland uu markii labaadkii […]

Posted in Uncategorized | Read More »