Home » 6:34 pm
Entries posted on “February, 2014”
By: Kamil Karli Mogadishu, 17 Feb 2014 (SDN) –Turkish schools in Somalia have shown great success within two years, winning a total of 22 medals in Olympic competitions since 2011. Attaching great importance to education in Somalia, Turkish schools play a significant role in rebuilding the country’s collapsed education system with the support of the […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Captain Phillips star Barkhad Abdi has won the 2014 best supporting actor BAFTA, beating Bradley Cooper, Daniel Bruhl, Matt Damon and Michael Fassbender. Before being cast in the role – his cinematic debut – Barkhad was a limo driver, a store worker and a DJ in Minnesota. Born in Somalia, he moved to America with […]
Posted in Uncategorized | Read More »
By Curtis S. Chin With Japan ranked as only the 27th-easiest place to do business in the world, Tokyo still has a ways to go on critical reforms. Yet, with Prime Minister Shinzo Abe already having brought new hope to the nation — as well as, critics might note, perhaps renewed tensions in the region […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jiddah 17.Feb 2014 (SDN)- Booliska dalka Sucuudiga,ayaa toogashi ku dilay laba wiil oo Soomaali ah gudha magaalada Jiddah ee dalka Sucuudiga. Booliska magaalada Jiddah ayay wadada iskaga hor yimaadeen dhalinyaro Soomaali ah ka dibna waxaa la sheegay inay llaba Wiil oo ka mid ah dhalinyaradaasi ay carareen taasoo keentay in ciidanka Booliska Jiddah iyaguna inay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Tehran 17.Feb 2014 (SDN)- Guddoomiya baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa maanta magaalada Tehran kula kulmay dhiggiisa dalka Iran, Ali Larijani, waxayna ka wadahadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka iyo iskaashiga labada dal. Jawaari ayaa kulanka kaddib sheegay in ay baarlamaanka Iran ka codsadeen inuu xildhibaannada Soomaaliya ka caawiyo dhinaca tababarrada. Wuxuu sheegay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
By Edward Paice In a recent blog “Anti-Money Laundering Regulations: Can Somalia survive without remittances” the World Bank’s Sonia Plaza warned of the deleterious and undesirable effects of interrupting remittance flows to Somalia. This is a timely reminder. Following the inaugural meeting of the UK government’s Action Group on Cross-Border Remittances, the Working Group on […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 17.Feb 2014 (SDN)- Guddoomiyaha Xisbiga Siyaasiga ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa ku baaqway in aan maalin loo kordhin doonin Xukuumadda haddii ay dib u dhacaan Doorashooyinka soo socda, isagoo taas bedelkeeda cadeeyey in dawlad wadaag ah la dhisi doono. Faysal Cali Waraabe waxa uu sheegay Xilligii Xukuumadda in ay ka hadhay sanad […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Macnaha cinwaanka qoraalkayga aqristow waad iska garan kartaa madaama labada arin ee lagu xusay cinwaanka aad mid uun aaminsan tahay, midna aad ka soo horjeedo. Si kastaba ha ahaatee, hadaan nahay dadka Soomaali ku abtirsada Bari, Galbeed, Waqooyi iyo koonfurba, dhamaanteen, waxaa naga go’an Soomaalinimada iyo in Soomaaliya ay Soomaali leedahay. Waxaase xusid mudan, in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Marka hore ILAAHAY BAA MAHAD LEH isagoo inoo suuro galiyay in aynu soo gudbino wixii aragtideena ah intaa ka dib waxaan salaamayaa dhamaan umada reer Somaliland meelkasta oo ay joogaan iyo bahda saxaafada ee ku hawlan siday cidkasta oo somaliland ah u soo gaadhsiin lahaayeen dhacdooyinkii u dambeeyay ee dalka ka socday saacad saacad, iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jabuuti Feb 17,2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo booqasho rasmi ah maalintii labaad ku jooga dalka Jabuuti ayaa la kulmay Madaxweynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka Mudane Cabdiqaadir Kaamil Maxamed iyadoo uu kala hadlay xoojinta xiriirka labada dal ee walaalaha ah iyo waxyaabaha u qorshaysan Xukuumadda Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha […]
Posted in Uncategorized | Read More »