Home » 12:25 am Entries posted on “February, 2014”

Gudoomiyaha garabka haweenka qarada Yurub xisbiga Ucid Marwo Amina Ismaciil oo ku baqaday in la qabanayo shirwaynahii xisiga ee Qarada Yurub

London18Feb14(SDN) Gudoomiyaha garabka haweenka xisbiga ucid Marwo Amina kinsi Cubuli ayaa waxay taagero iyo hambalyo u dirtay  qaar ka mida garabka haweenka ee xisbiga kulmiye ee ku soo biiray xisbiga ucid marwo Amina oo sheegtay is badalka dhabta ee ka muuqda xisbiga ucid waxay kale oo hambalyo u dirtay garabyada haweenka ee qarada yurub iyada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Anaga Berigii Waad Naga Hiiliseen oo Kulmiye ayaad u Hiiliseen,Horta Cuqubadayadii ayaa idin Haysa” Gudoomiyaha Ucid {DHAGAYSO}

Hargaysa 17.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Saxaafada Somaliland ay ka hiilisay Xiligii Ololaha doorashada Isla markaana ay Garabka Saareen Xisbiga Kulmiye kaas oo hadana Xidh Xidhay Saxaafadii Madaxa banaanayd. Gudoomiyuhu Waxa uu sheegay in Wadaada iyo Siyaasada la kala Ilaaliyo sidoo kalena Saxaafada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xog Isweydaarsi ku Wajahan Baahiyaha Dabiiciga ah ee Ciidanka Difaaca iyo Ilaalada Xeebaha oo Hargaysa ka Furmay

Hargaysa 17.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa Maanta Huteel Ambassador ee Caasimada Hargaysa ka Furay Kulan Hawleed ay ka qayb qaadanayaan Saraakiisha Sare ee Ciidanka Difaaca iyo Ilaalada Xeebaha ee Somaliland kaas oo Lagaga Hadlayo Horumarka Mustaqbalka Dhow Ay Ku Talaabsan Doonaan Ciidamada Ilaalada Badu. kulan kan oo ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Editorial: Hello Mr. President

By: Horn Newspaper The current parliamentary deadlock seems to taken a new turn with both opposing sides of the aisle digging their heels even much deeper than before after reconciliation talks failed to succeed. The two group failed to reach a compromise yesterday hence the collapse of the talks aimed to find a solution to […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Kaftanka Wasiir Garaad iyo Carada Guddoomiye Faysal Cali Waraabe

Hargeysa Feb 17,2014(SDN)-Kulan abaalmarin lagu gudoonsiinayay Suxuufiyiin reer Somaliland ah ayaa waxa kaftan kolkii danbe isku bedlay caro uu dhexmaray Wasiirka Wasaarada Bulshada iyo shaqaalaha iyo Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe. HALKAN HOOSE KA DAAWO DHACDADAA LAYAABKA LAHEYD Post by Al Jasiira News Somali.

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland: 2013 Media Awards Recognizes Media Talents and Quality Journalism

Press Release The Somaliland Journalists Association (SOLJA), in partnership with United Nations, are today celebrating 4 winners of the 2013 Somali Media Awards competition. The Media Awards recognize professionalism and excellence in the Somali media sector. Somali journalists submitted entries across four categories – gender, children and youth, access to basic services, and investigative journalism. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Duuliye Itoobiyaan ah oo Dyuuradiisii ula baxsaday Switzerland ka dibna qaxootinimo dalbaday

Geneva Feb 17,2014(SDN)-Duuliye u dhashay dalka Itobiya oo ku sii jeedeyay magaalada Roma ee dalka Talyaaniga ayaa duyuuradii iyo rakaabkii la socdayba ula goostay dalka Switzerland ka dibna qaxootinimo dalbaday. Duuliyahan oo ahaa ku-xigeen ayaa da’diisa lagu sheegay dhawr iyo sodon jir waxaana loo taxaabay xabsiga kolkii ay duyuuradu cago dhigatay Geneva. Sanadii 1996dii ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dhacdo Cusub: Wasiirka Duulista Somaliland oo Amar ku Bixiyay In Qolka VIP ee Madaarka Hargaysa ee Madaxweynaha u Gaarka ah u Furay Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia

Hargaysa 17.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Baarlamaanka dawlada Xamar oo la socday diyaarad ka soo qaaday Xamar oo shalay kula hakatay madaarka Hargeysa ayaa qadar 30 daqiiqo ah ku nastay qolka VIP-da ee u gaarka ah Madaxweynaha Somaliland ee Cigal International airport kadib makrii wasiirka duulista Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi amar ku bixiyey in loo furo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Proposed E. Idaho mosque provokes religious debate

POCATELLO, Idaho (AP) – A planning and zoning commission meeting concerning turning a Mexican restaurant into an Islamic center in the eastern Idaho city of Pocatello turned into a religious discussion. The Idaho State Journal reports that about 100 people on Thursday attended the hearing involving a request to turn the old El Jacalito Mexican […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kenya: Youth ask Uhuru to give them IDs ‘like other Kenyans’

Youth in North Eastern Kenya have asked the government to stop discrimination in the issuance identification documents. Wajir South MP Abdullahi Diriye said at the weekend that young adults from the region that borders Somalia were being denied national identity cards and passports on “flimsy grounds”. “There is a lot of profiling by those issuing […]

Posted in Uncategorized | Read More »