Home » 7:37 pm
Entries posted on “February, 2014”
By: Human Rights Watch Riyadh, 18 Feb 2014 (SDN) –Saudi authorities have deported more than 12,000 people to Somalia since January 1, 2014, including hundreds of women and children, without allowing any to make refugee claims. Saudi Arabia should end the summary deportations, which risk violating its international obligations not to return anyone to a […]
Posted in Uncategorized | Read More »
By: Amy Remeikis Brisbane, 18 Feb 2014 (SDN) –Ayan Mohamed’s eyes dart around the room, taking everything in. For a 25-year-old who has only just ridden an escalator for the first time 30 hours ago, the room, with its journalists, well wishers and Wesley Hospital staff is a lot to take in. She cannot understand […]
Posted in Uncategorized | Read More »
By: Jenny Lei Ravelo Mogadishu, 18 Feb 2014 (SDN) –Not only local businesses have been affected this week by the mobile Internet shutdown in Somalia — aid groups have also experienced difficulties. Hormuud, the country’s major telecommunications operator, closed down its mobile Internet service more than a week ago after reportedly receiving threats from al-Shabaab. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 18.Feb 2014 (SDN)- Nimcaan Brain Bowden oo dadiisu tahay 26 jir Agoon iyo Rajay ah oo ku dhashay Somaliland kuna nool caasimada Hargeysa ee Somaliland oo aabihii dhalasho ahaan ka soo jeeday dalka Ingiriiska, ayaa sheegay in guri dhaxal ah oo aabihii ka dhintay oo ku yaala ka soo horjeeda xarunta Komishanka Doorashooyinka laga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 18.Feb 2014 (SDN)- Golaha Guurtidda Somaliland ayaa maanta qoraal rasmi ah oo ay u gudbiyeen Golaha Wakiiladda ku amray in Fadhi deg deg ah oo ka soo horumaray mudadii ay hore ugu dhawaaqeen in ay Go’aankooda ku soo saarayaan ku sheegay in Berri Goluhu fadhiisto go’aankana ay soo dhigi doonaan. Sida ay noo Xaqiijiyeen […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 18.Feb 2014 (SDN)- Maxkamada gobolka Maroodi Jeex ayaa maanta xukun ku riday sadex weriye oo ka tirsan warbaahinta madaxa banaan ee somaliland. Ka dib markii uu xukunkaasi dhacay ayaa saxafiyiintani waxay ka hadleen xukunka ku dhacay iyaga oo mahad celin balaadhan u jeediyey garsoorihii gacanta ku hayey dacwadooda oo ay sheegeen inuu si cadaalad […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi 18.Feb 2014 (SDN)- Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa markii ugu horreysay galabta gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Wafdiga raysul wasaaraha waxaa qeyb ka ah wasiirka warfaafinta Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow iyo wasiirka arrimaha dibadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta kula hadlay warbaahinta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 18.Feb 2014 (SDN)- Mas’uuliyiinta maamulka Puntland ayaa markii ugu horreysay isku raacay diiwaan-gelinta handida madaxda dowlad goboleedka. Shirka golaha wasiirrada maamulka Puntland ee shalay ayaa si weyn looga dooday qodobka dhigaya diiwaan-gelinta hantida madaxda maamulka. Golaha ayaa sidoo kale sheegay in la isku raacay samaynta hay’ad cusub oo diiwaan-gelisa hantida, taas oo hoos tagi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 18.Feb 2014 (SDN)- Maxkamada gobolka Maroodi Jeex ayaa maanta xukun ku riday sadex weriye oo ka tirsan warbaahinta madaxa banaan ee Somaliland. Garsoore Axmed Dalmar Ismaaciil oo ka mid ah garsoorayaasha maxkamada gobolka Maroodi Jeex ayaa waxa uu shaaca ka qaaday xukunka lagu riday saxafiyiinta ka tirsan warbaahinta madaxa banaan ee ka hawl gasha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 18.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Md Cali Maxamed Warancadde oo Maanta ka Hadlay Kulan uu la Qaatay Qaybaha Warbaahinta Somaliland ayaa xusay in qabyaaladdu tahay shay Qaran dumis ah isla markaana aanay haboonayn inay ka muuqato saaxadda siyaasadeed iyo ta bulsho ee Somaliland, xilli ay Jamhuuriyadda Somaliland tiigsanayso dunida inteeda kale. Wasiirku […]
Posted in Uncategorized | Read More »