Home » 6:16 pm
Entries posted on “February, 2014”
Nairobi, 19 Feb 2014 (SDN) – A military offensive led by an expanded African peacekeeping force aims to drive Somali Islamist rebels out of their remaining strongholds by the end of 2014, the Somali prime minister said on Wednesday. Prime Minister Abdiweli Sheik Ahmed, appointed in December, said al Shabaab rebels who “look like us” […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Somalia stands out among the countries where Turkey has sought to employ “soft power” as part of its “active” foreign policy. Public conscience is easy to mobilize for Somalia, a country that has become synonymous with hunger, and that is what Prime Minister Recep Tayyip Erdogan took advantage of on Aug. 19, 2011, when he […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, 19 Feb 2014 (SDN) – “Stop!” a police officer in Somalia’s capital yells as a traffic light flashes red. Most of the cars keep going. Angered, he steps into the middle of the road and gridlock follows. Mogadishu recently began installing road signs for the first time, trying to end a culture of “anything […]
Posted in Uncategorized | Read More »
United Nations, 19 Feb 2014 (SDN) – More than 850,000 people in Somalia are in desperate need of food and “in crisis and emergency conditions,” the director of UN humanitarian operations said today. John Ging, who just returned from a three-day visit to Somalia, said another two million Somalis are considered to be “food insecure.” […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi Feb 19,2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa kulan saacado qaatay la yeeshay maanta Madaxweyne ku-xigeenka dalka Kenya Mudane William Ruto, waxaa labada dhinac ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka qotoda dheer ee Soomaaliya iyo Kenya, isla markaana ay dawladda Kenya gacan uga gaysan lahayd qorshaha Xukuummadda Soomaaliya ee soo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 19.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Shaaciyay in Guud ahaanba la soo Afjaray Murankii ka dhex aloosnaa Golaha Wakiilada ,Isagoo Xusay In markasta oo ay Wax dhacaan ay Somaliland Caado u Leedahay in Wada hadal lagu kala baxo. Gudoomiye Ku xigeenka 1aad Waxaa kale oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 19.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Golaha Wakiilada Dr Cali Yuusuf Axmed Ayaa Sheegay inay Ku qanacsan Yihiin Go’aankii ay Golaha Guurtidu ku Furdaamiyeen Khilaafkii Ragaadiyay Hawlihii Shaqo ee Golaha Wakiilada. Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad ee Aqalka Wakiiladu Waxa uu Xusay in Wixii haatan ka danbeeya uu Goluhu si rasmi ah Shaqadiisi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Burco 19.Feb 2014 (SDN)- Afar ruux ayaa ku geeriyooday 11kalen way ku dhaawacmeen shil baabuur oo Maanta ka dhacay deeganka yaroowe oo ka tirsan Degmada Burco ee gobolka togdheer dadka geeriyooday ayaa waxa ku jiray wiil yar oo lix bilood jiray kaasi oo wakhtigaasi ay siday hooyadii oo ka mid ahayd rakaabka saarnaa baabuurkaasi. gaadhigan oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
salaan ayaan u dirayaaa warbaahinta iyo bulshada reer somaliland dhamaantood salaan ka bacdi sida aynu ka war hayno waxa maalmahan ka socdey golaha khilaaf balaadhan oo u dhexeeya xubnaha baarlamaanka, khilaafkaasoo salka ku hayey wax ka bedel lagu sameeyey xeerhosaadka golaha wakiilada, kaasoo isaguna dabada ku hayey isku shaandheyntii uu Guddoomiyaha Golaha wakiilada somaliland ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
بارك الله لك وبارك عليك وجمع بينكما في خير Muhyadiin Abdillah Saed, Khadar Abdillahi, Abdirahman Abdillah saed, Mohamed Abdillah saed (Cambe) Mahad Jama Mohamoud, Abdirizak Jama Mohamoud Osman Yusuf Osman, Mohamed Aadam Hassan, Zakariye Abiib gudhane, Adnan Abiib, Abdirizaq Ahmed Hussein, Dhamaan Ehelka Qaraabada iyo Asxabtuba waxay Hambalyo Meher wacan halkan u Marinaysaa Sheikh Saeed […]
Posted in Uncategorized | Read More »