Home » 6:08 am
Entries posted on “February, 2014”
Hargaysa 20.Feb 2014 (SDN)-Dhagax Tuurkii Taliskii Siyaad bare iyo Dareenkii Hargaysa ka jiray Fooraha Dhacayaa Ma kii February-baa Daruuro Colaadeed ayaa dul hoganayay Bulshadii ku noolayd Magaaladan,Gaashaan qaad iyo Ganboolay Waxay Isu diyaariyeen inay Dhagax kala Hortagaan Ciidan ku hubaysan nooc kasta oo hubka dagaalka ah,Amarna ku Qaba in kii dhaqaaqaba ay Toogtaan,balse Waxay Gar […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismaayo Feb 20,20149SDN)-Waxa dhawr maalmood ka hor lagu khaarijiyay magalada Kismaayo taliyihii ciidamada amaanka ee maamulka Juba Ciise Kaambooni oo ahaa taliye aad looga yiqiinay degaanada Jubaland. Taliyaha oo ka mid ahaa ciidamadadii Raas kaabooniyiinta la oran jiray ayaa waxa uu ka soo jeedaa dhulka Soomaalida ee dalka Kenya. Waxaa uu hore uga mid ahaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Two weeks after a political caucus erupted into chaos, the Somali-American community in Minneapolis gathered for a chance to repair a public image many had felt was tarnished by the violent scuffle. Private security officers and professional translators milled about the crowd of about 700 people at Coffman Memorial Union at the University of Minnesota […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Luuq:20-Feb-2014(SDN)-Wararka Saaka Naga Soo Gaadhaya Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa Sheegaya inuu Halkaas Xalay isku Khaarajiyey Sarkaal sare oo ka Tirsan Maamulka Ahlusunna wal Jamaaca. Sarkaalka isdilay oo lagu magacaabo Cabdinaasir Ganey ayaa lagu soo warramayaa in meel kamid ah degmada Luuq uu isku dilay qoriga nooca loo yaqaan AK-47 hase ahaatee aan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
As reported from Reuters news agency more than 140,000 people, over 7,000 of them children, have been killed in Syria’s uprising-turned-civil war, the Syrian Observatory for Human Rights said. The death toll is now at 140,041, according to the Observatory, which is based in Britain but has a network of activists across the country. Among […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa, 19 Feb 2014 (SDN) –Somaliland’s lower House of parliament warring factions allied to speaker Abdirahman Irro and his two deputies have buried the hatchet by accepting to elders recommendations. The Guurti elders recommendations that were unanimously accepted by the warring factions entail 1. Lowering the votes needed to disposed the house speaker from 55 […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London, 19 Feb 2014 (SDN) –CNN international, one of the world’s biggest news broadcasters has interviewed Somaliland’s Foreign Minister Mohamed Bihi Yonis while he was in London. During the interview with the (show today) program of the CNN the Foreign Minister spoke of Somaliland’s Ernest endeavor to achieve its rights of statehood, its fight against […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Two days ago, Isse Mohamed Alaaki, a respected security official also known as Isse Kamboni, was assassinated by Shabaab. Isse had been appointed to his post in October and was a close associate of Interim Jubba Administration leader Ahmed Madobe. Isse was killed while traveling by car with three of his bodyguards. One of them, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London Feb 19,2014(SDN)-Wasiirka wasaarada arrimaha dibedda ee Somaliland Md Maxamed Biixi Yoonis ayaa eryay shirkad Mareykan ah oo Somaliland ka caawin jirtay baadi-goobka Ictiraaf,isla markaana ku bedeshay shirkad laga leeyahay dalka Britain. Shirkada Mareykanka oo la oran jiray Glover Park ayaa aheyd mid takhasus gaara u leheyd ololaha siyasadeed. Halka Shirkadan Britishka ah oo la […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 19.Feb 2014 (SDN)- Waxa maanta Dalka soo gaadhay Agabkii lagu bilaabayey Wadada Ceerigaab kaasi oo ka soo degay Jabuuti soona maray Dhulka Somaliland nasiib wanaagna nabad ku soo gaadhay dalka iyada oo ay ka hortageen Wefti balaadhan oo ka kala socday Qaybaha Bulshada Golayaasha qaranka Sulaadiinta Dalka iyo Masuuliyiin fara badan oo kale. Guji […]
Posted in Uncategorized | Read More »