Home » 10:00 am Entries posted on “February, 2014”

Kormeer Kedis ah oo Madaxweyne Siilaanyo Goor dhawayd ku Soo Maray Goobo ka Mid ah Caasimada

Hargaysa 20.Feb 2014 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa goor dhaweyd isaga oo Lugaynaya isla markaana hareero yaacayaan Raxan ka tirsan Wasiiraddiisa iyo masuuliyiin kale socod ku maray jidka wadnaha ee Madaxtooyadda hor mara, waxaanu kormeeray dhismaha jidka wadnaha oo socda. Madaxweyne Siilaanyo oo illaa gurigiisii hore Lug ku tagay ayaa waxa soo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sarkaal Mudo dhawr Bilood ah Xukuumada Somaliland u Xidhnaa oo iyadoon la Maxkamadayn la sii daayay

Hargaysa 20.Feb 2014 (SDN)- Xukuumadda Somaliland ayaa shalay sii deysay hogaankii Caafimaadka ee Ciidanka Booliiska Somaliland Gaashaanle Xukuumadda Somaliland ayaa shalay sii deysay hogaankii Caafimaadka ee Ciidanka Booliiska Somaliland Dr: Maxamed Cali Oday, kaasoo muddo dhawr bilood ah u xidhnaa weerarkii lala beegsaday Mujaahid Maxamed Kaahin. Lama oga sii daynta Dr: Oday, laakiin waxa lagu war […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Raiisul Wasaare C/weli Sheekh oo ka waramaya xaalada murugada leh ee Soomaaliya

Nairobi Feb 20,2014(SDN)-Raiisul wasaaraha dalka Soomaaliya C/weli Sheekh oo booqanaya dalka Kenya ayaa Jaaliyada halkaa ku nool uga waramay xaalada naxdinta leh ee dalka Soomaaliya ay haatan ku sugan tahay. Raiisul wasaaraha ayaa u sheegay Jaaliyada in aanu dooneyn in uu niyad jebiyo balse uu doonayo in uu xaqiiqada uga waramo.DAAWO.

Posted in Uncategorized | Read More »

“Wasiirku intuu laabta iska garaacay ayuu yidhi anigu nin Axmed Garaad ah baan ahay, annaguna dee waayahaye Haddii aad sharcigii iyo xukuumaddii Meesha ka Saartay Niman Maxamed Abokor ah Baanu nahay ayaanu ………..” Xildh. Xiris Raygal

Hargeysa:20-Feb-2014(SDN)-Xildhibaan Xirsi Raygal oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Qorilugud ayaa ku Eedeeyey Wasiirku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Saleebaan Garaad Soofe iyo Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Somaliland Saleebaan Xaglo toosiye inay Xoog ku haystaan lacagtii kabka Ahayd ee Dawladda dhexe siiso Dawladaha Hoose. Xildhibaan Xirsi ooh al Habeen oo xadhig ah arrintan ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

William Ruto:Dib u celinta Qaxootiga Soomaalida waxa ay qaadan doontaa 2 sanadood

Nairobi Feb 20,2014(SDN)-Madaxweynaha ku-xigeenka dalka Kenya William Ruto ayaa saxaafada u sheegay in ay dib u celinta qaxootiga Soomaaliya ay si waangsan u socoto haatan. Mr Ruto ayaa sheegay in ilaa iyo haatan ay in ka badan boqol kun oo ruux oo qaxooti Kenya ku ahaa ay Soomaaliya dib ugu noqdeen iskood. Dalalka Kenya,Soomaaliya iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

British suspect planned attacks on U.S., UK, France targets, Kenyan court told

MOMBASA, Kenya—British national Jermaine Grant, on trial in Kenya accused of planning an attack there, was targeting British, French and U.S. interests, a London detective told the court on Tuesday. Kenyan police suspect Grant, from east London, has ties to the Somali al Shabaab rebel group blamed by the authorities for a string of attacks […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qaramada Midoobey oo ay dhici karto in ay mudo kordhin ku sameyso fasaxa hubka dawladu soo iibsato

New York Feb 20,2014(SDN)-Gollaha amaanka ee QM ayaa lagu wadaa in dhawaan uu kulan ka yeesho waxa laga yeelayo cunaqabateynta hubka ee saaran 22kii sanadood ee u danbeeyay dalka Soomaaliya. QM ayaa sanadkii hore mudo sanad ah ka dabciyay cuna qabateynta dawlada Soomaaliya,kooxda la socodka cunaqabateynta ayaa shaacisay dhawaan in qaar ka mida hubkii dawladu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

UN may extend eased Somalia arms embargo despite concerns: diplomats

UNITED NATIONS (Reuters) – The U.N. Security Council is unlikely to fully restore a decades-old arms embargo on Somalia, despite concerns about the possible diversion of weapons to al Qaeda-linked militants, but may extend eased restrictions on government purchases, diplomats said. A year ago, the 15-member council agreed to partially lift the arms embargo on […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Muqdisho: Libaax Cadhaysan Oo Xalay Ammaanka Magaalada Khalkhal Geliyey, Laba Qofna Dhaawacyo u Geystay

Muqdisho:20-Feb-2014(SDN)-Libaax Cadhaysan Oo Baxsad ahaa ayaa Habeenkii Xalaya Magaalada Muqdisho ku Dhaawacay Tiro dad shacab ahaa oo Halkaas ku sugnaa. Libaaxan ayaa la sheegay inuu ka soo Fakaday Goob ku Taalla Waddada Warshadaha oo uu muddo ku xidhnaa, waxana uu Halis geliyey Nolosha Boqolaal qof oo  ku sugnaa Aagga oo markaas  soo Galay.   Dad […]

Posted in Uncategorized | Read More »

A First Step Toward Ending Somalia’s Rape Epidemic

Fadumo, a Somali journalist, finally spoke to the media about being raped after her calls to the authorities fell on deaf ears. She said she had been raped by two other journalists several months earlier. Two days after her interview was , police hauled her in for questioning. Three weeks later, a judge convicted her […]

Posted in Uncategorized | Read More »