Home » 6:59 am
Entries posted on “February, 2014”
Faaxfaaxdhuun:21-Feb-2014(SDN)-Harraad Dara ayaa ka Taagan Deegaano Ka Tirsan Gobolka Gedo ee Koonfurta Dalka Somalia, waxaa Cirka Isku Shareeray Qiimaha la Siisanayo Foostada Biyaha ah. Foostadii Biyaha ayaa Deegaanka FaaxFaaxdhuun ee gobalka Gedo ka gaadhay qiimo dhan saddex boqol oo kun oo Shillinka Soomaaliga ah waana qiimihii ugu badnaa oo biyaha deegaankaasi ay ka gaadhaan taariikhda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
21-Feb-2014(SDN)-Warbixin dheer oo Xafiisk Xuquuqda Aadamiga u qaabilsan Afrika Daabacay, ayaa Daaha Lagaga Rogay Tacaddiyo Qarsoon iyo Daba gal Sirdoonka Ethiopia ku Hayaan Xubnaha ka Tirsan Dadka Deegaanka Ogaadeenia. Warbixintan ayaa lagu sheegay in Ciidamada Ethiopia ee Sirdoonka ahi ay Xafiisyo Qarsoodi ah ku leeihiin Goobo Qarsoon oo ku Yaalla Meelaha ay Dadkaasi inta Badan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mahadaay:21-Feb-2014(SDN)—Wararka ka Imanaya Degmadda Mahaddaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa Sheegaya in Ciidamada AMISO iyo Kuwa Somalia ay Xalay Fiidkii hore iskaga Baxeen Fadhiisimihii ay ku Lahaayeen Halkaas. Dadka Deegaanka ayaa Warbaahinta u sheegay in dhammaan ciidamadaasi Faaruqiyeen Goobihii ay Deggenayeen, isla-markaana aanay Garanayn sababta keenay inay Ka Baxaan Goobahooda. Ciidamada ayey Dadka Deegaanku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jabuuti Feb 21,2014(SDN)-Dawlada dalka Faransiiska ayaa hub ugu deeqday ciidamada xooga dalka Jamhuuriyada Jabuuti oo cutubyo ka mid ahi ay ku biirayaan AMISOM. Ciidamada Faransiiska ee xarumaha ku leh dalka Jamhuuriyada Jabuuti ayaa hubeynta ciidamadan ku sababeeyay ka qeynqaadashadooda sugida amaanka Geeska Africa. Wasiirka Difaaca ee Jamhuuriyada Jabuuti Md Xasan Dharaar Hufane iyo safiirka Faransiiska […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:21-Feb-2013(SDN)-Ka Dib Khilaaf Xooggan oo Dibadda u soo Baxay ayuu Maayarka Caasimadda Hargeysa Shaqadii ka Eryey Agaasimihii Qorshshaynta Dhulka Ee Dawladda Hoose Cabdilaahi Aw Cali Axmed Ubax. Maayarka Caasimadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco ayaa Ka Biyo Diiday Hannaanka uu Agaasimahaas Qorshaynta ee uu xilka ka Qaaday wax u wado, waxana uu saluugay Tallooyin […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Sochi,Russia-20-Feb-2014-(SDN-Ottawa) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula firdhiyeynaa xagaaiyo Sochi iyo ciyaartii kama dambeysta aheyd ee dhexmartey xulka qaranka Kanada Gabdhaha ee xeegada iyo kuwa USA oo ku kala faraxashey biladda dahabka (Sochi 2014 Olympic Winter Games) Haddaba ciyaaraha xeegada ama Hockey-da ayaa aad looga jecel yahay qaaradda America siiba Waqooyiga America,oo waxaa laga daawanayey ciyaatan […]
Posted in Sports | Read More »
Garoowe Feb 20,2014(SDN)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xariga ka jaray Wadada Islaan Maxamed oo laami laga dhigay islamarkaasina shaqadu ka socotay saddexdii bilood ee la soo dhaafay. Wasiirada arrimaha gudaha, hawlaha guud, maaliyada iyo amniga ayaa wehelinayay, taliyaasha booliska, maamulka gobolka Nugaal, duqa degmada Garowe iyo madaxa mashruuca JPLG ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The Finns party politician at the centre of the row had demanded new, ‘clean’ meeting rooms because a multicultural working group used the same facilities as the Finns party group on Lieksa council. The town has struggled to adjust as Somali refugees have moved there, and the committee is one measure taken to help improve […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waxaa la ogaysiinayaa dhammaanba qurbajoogta ku nool UK iyo dalka kale ee Yurub imankara ee ka soo jeeda degaanka ismaamulka Somalida Ethopia gaar ahaan degaanka Beesha Isaaq in shir balaadhan lagu qabandoono magaaladda London 1da March 2014. Shirkaas oo ay gaban qaabinayaan Guddida Guud ee Qurbajoogta Deegaanku ee imika weli xilka sii haysa. Shirka waxaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jabuti Feb 2014(SDN)-Dawlada Itoobiya ayaa markii u horeysay ku dhiiratay in ay xiriir la sameyso dalada gebi ahaanba ay ku bahoobeen axsaabta mucaaridka Jamhuuriyada Jabuuti ee USN xili la filayo in wadahadalo ay dhexmaraan USN iyo madaxtooyada Jabuuti. Safaarada Itoobiya ay ku leedahay magaalada Jabuti ayaa waxa ay martigelisay masuuliyiinta dalada mucaaridka Jabuuti ee USN. […]
Posted in Uncategorized | Read More »