Home » 5:48 am Entries posted on “February, 2014”

Agaasimaha Guud ee Wasaarraada Arrimaha Gudaha iyo Wasiirkiisa Oo Weerar Ku Qaaday Xarunta Hay’adda Shaqaalaha Dawladda iyo Guddoomiye Nuux Sheekh Muuse Oo Ka Ogolaaday Inuu Siiyo 20-Shaqaale ah

Hargeysa:22-Feb-2014(SDN)-Wali waxa Taagan Murankii iyo Isqabqabsigii ka Dhex Taagnaa 45-Ka Shaqaalaha ah ee Wasaaradda Arrimaha Guduhu qaadanayso oo Hay’adda Shaqaalaha iyo Wasaaraddu isku Haystaan. Muddo Toddobaad ah waxa Xarunta Shaqaalaha ka Socday Hawlo Ballaadhan oo la xidhiidha sidii loo kala Hufi lahaa CV-yada Goobtaas la Keenay oo Tiradoodu Kor u dhaaftay ilaa 7000-kun, iyadoo shaqadaasna […]

Posted in Uncategorized | Read More »

UNHCR oo sheegay in Kismaayo,Baydhabo iyo Luuq ay yihiin magaalooyonka lagu celin karo Qaxootiga Soomaalida ee Kenya ku nool

Nairobi Feb 22,2014(SDN)-Hay’ada Qaramada Midoobey u qaabilsan Qaxootiga ayaa shaacisay in sadex degaan oo ku yaal Koonfurta Soomaaliya lagu celin karo Qaxootiga Soomaalida ee ku nool dalka Kenya. UNHCR ayaa sidaa ka sheegtay shirsaxaafada ay ugu qabteen magaalada Nairobi baaritaan dheer ka dib. “Baaritaano ay wadajir u sameeyeen dhinacyo kala duwan oo daneeya xaalada Qaxootiga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Al-shabaab Oo Soo Bandhigtay Kenyaan Maxaabiis ah Oo ay Muddo Haysteen, Kuna Dhawaaqay Inay Xorriyadoodii U Soo Celiyeen

Barawe:22-Feb-2014 (SDN)-Ururka  Dagaalka Kula Jira Dawlada Federalka Somalia ee Al Shabaab, ayaa soo bandhigay laba nin oo u dhashay dalka Kenya, oo ay maxaabiis ahaan u heysteen in Muddo ah. Ururka ayaa markii ay Nimankan soo Bandhigayeen Sheegay inay Muslimeen oo qaateen Diinta islaamka, taasina ay Guul u tahay Ururka. Afhayeenka guud ee Ururka Al […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Suumankii, Kabihii iyo Waxyaabihii Ka Hadhay Jidhka Kooxdii Shalay Villa Somalia Isku Qarxisay Oo La Ururinayo Iyo Ujeedada Laga Leeyahay

Muqdisho:22-Feb-2014 (SDN)-Waxaa Lagu Bilaabay Maydadka iyo Googi’ii ka Hadhay Kooxdii shalay isku Qarxisay Madaxtooyada Villa Somalia Baadhitaano La Xidhiidha Sidii Loo Ogaan lahaa Meesha ay ka yimaadeen. Warar ku dhaw dhaw Madaxtooyada Villa Somalia, ayaa Qurbejoog.com u sheegay in ilaa iyo Xalay Xaafadaha ku dhaw madaxtooyada laga soo Ururinayey Waxyaabihii ka Hadhay jidhka Raggii is […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hooyo ka mid aheyd 12,000 ee dhawaanta laga soo mustaafiyay Sucuudiga oo Duyuurada ku dhex umushay iyo tacadi loo geystay intii ay xabsiga ku jirtay

Muqdisho Feb 22,2014(SDN)-Dawlada Arxanka daran ee Suudiga ayaa dhawaan xabsiga ku gurtay ka dibna soo mustaafurisay Soomaali 12,000 ahaa oo ay ka mid aheyd Hooyo Soomaaliyeed oo sadex caruur ah heystay isla markaana laheyd uur Sagaal bilood ah. Sida ay shaacisay hay’ada u dooda xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch Musaafuriskan ka dhanka ah shuruucda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Khubarada Baadhaysa Xasuuqii Hargeysa Ka Dhacay Sideetamaadkii Oo Xabaashii Saddexaad Lix Qof Kasoo Saaray Kana Warbixiyay Maxsuulka ay hayaan

Hargaysa 21.Feb 2014 (SDN)- Khubarada Baadhaysa Xabaalaha Xasuuqa Badhka oo ay ku aasan yihiin dadkii lagu xasuuqay Hargeysa sideetamaadkii ayaa shalay soo gabagabeeyey xabaashii saddexaad ee ay Somaliland ka qodaan tan iyo intii ay hawshaasi bilaabeen, kuwaas oo ka soo saaray lafaha lix qof oo ka mid ah dadkii dawladii Maxamed Siyaad Bare ku xasuuqday […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali writer Ladan Osman Wins 2014 Sillerman First Book Prize for African Poets

Somali writer Ladan Osman has won the 2014 Sillerman First Book Prize for African Poets for her collection The Kitchen Dweller’s Testimony. The African First Book Fund editorial board comprising Chris Abani, Matthew Shenoda, Gabeba Baderoon, John Keene, Bernardine Evaristo and Kwame Dawes, unanimously picked Osman as the winner. Dawes praised her work, noting that […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ban Ki-Moon Condemns Attack on Somali Presidential Compound in Mogadishu

New York, 21 Feb 2014 (SDN) – Secretary-General Ban Ki-moon today condemned in the strongest terms an attack on the seat of the Somali Government in the capital, Mogadishu, and urged the authorities and people to fight against extremism. In a statement from his spokesperson in New York, Mr. Ban paid tribute to the Somali […]

Posted in Uncategorized | Read More »

U.S: Bodies of Former Navy SEALs Found On “Captain Phillips” Ship

Port Victoria, 21 Feb 2014 (SDN) – The bodies of two former Navy SEALs were found on board the Maersk Alabama, the same cargo ship which was hijacked by Somali pirates in 2009 and portrayed in the film Captain Phillips. Few details about the deaths of the two men are known at this time. According […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland: From Australia Edna provides Ayaan Facial Reconstruction Surgery Update

Brisbane, 21 Feb 2014 (SDN) – Ayan had her last blood tests and meeting with speech-therapist as she will need to learn to eat, drink and speak after the operations. She gets into hospital early at 6am tomorrow and had to have her hair shaved off this afternoon. She is a brave girl and quite […]

Posted in Uncategorized | Read More »