Home » 2:50 pm
Entries posted on “February, 2014”
By: Abdirisak Itaqile Hargeisa, 28 Feb 2014 (SDN) –Somaliland’s President Ahmed Mohammad Mohamoud “Silanyo” has performed Friday prayers in large public mosque, reversing a trend of his predecessor Dahir Riyale Kahin who rarely appeared in crowded mosques. President Silanyo arrived today at Ali Matan mosque in Hargeisa downtown for Friday prayers. President Silanyo accompanied by […]
Posted in Uncategorized | Read More »
By: Abdirisak Itaqile Hargeisa, 28 Feb 2014 (SDN) –Somaliland’s ruling party Kulmiye has announced Thursday the official approval of Finance Minister Abdiaziz Mohamed Samale as a party executive committee member. A statement signed by the chairman of Kulmiye, Muse Bihi Abdi said that the inclusion of country’s Finance Minister Abdiaziz Mohamed Samale to the party […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Xaaji Saalax 28.Feb 2014 (SDN)- Xubno Wasiirro ah oo u kicitimay shalay degmada Xaaji Saalax,ayaa sheegay inay amar ku siiyeen beesha ay ka soo jeedaan koox dablay ah oo toogasho ku dilay taliyihii booliska degmada Xaaji Saalaxe ee gobolka Daad-madheedh Hurre Sahal inay sida ugu dhakhsaha badan u soo qabtaan kooxdaas dambiileyaasha ah haddii ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Boorama 28.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Md. Maxamed Jaamac Abgaal oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Boorama ayaa ka waramay dhawr arrimood oo ay ku jirto xiisada ka oogan gudaha golaha degaanka ee degmada Boorama, iyo arin kale oo dad loo xidhxidhay oo ka dhacday degaano ka mid ah gobolka Awdal, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:28-Feb-2014(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa Muddo Sanado ah Markii ugu Horraysay shacabka kula Tukaday Masaajid ku Yaalla meel ka Baxsan Aqalka Madaxtooyada. Madaxweyne Siilaanyo oo ay Wehelinayeen Raxan Shaqaalaha Madaxtooyada ah iyo Saraakiil Ciidan ahi ayaa Maanta Salaadii Jimcaha Shacabka kula Tukaday Masaajika Cali-mataan ee Badhtamaha Magaalada Hargeysa. Madaxweynaha ayaa Masaajidka soo Galay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismaayo 28.Feb 2014 (SDN)- Mamulka KMG ah ee Jubba ayaa maanta sheegay inaysan DFS ku wareejin doonin mamulka dekadda Kismaayo iyo garoonka diyaaradaha ka dib markii waxbadan ka dhaqan gali waayay heshiiskii 13-ka Agoosto ee sanadkii hore lagu gaaray magalada Addis ababa. Maanta ayay ku ekayd waqtigii lagu heshiiyay ee mamulka Jubba uu wareejin lahaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington:28-Feb-2014(SDN)-Ciidanka Booliska Dalka Maraykanka ayaa La Sheegayaa inay Xabsiga Dhigeen Wiil Soomaaliyeed oo Si Weyn looga Raadinayey Dalka Canada. Wiilkan ayaa la Sheegayaa inuu Baxsad ahaa, kana Mid ahaa Dadka Aadka Looga Raadinayo Dalka Canada iyo Waliba Maraykanka, iyadoo Loo Haysto Falal Kufsi ah oo uu Geystay. Wiilkan Soomaaliga ah oo lagu magacaabo Cabadinaasir Cabdi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:28-Feb-2014(SDN)-Ciidanka Booliska iyo Kan Nabadsugidda ee Gobolka Banaadir ayaa La Faray inay Ka Amar qaataan Guddoomiyaha Cusub ee Gobolkaas General Muungaab kadib markii Xilka Laga Qaaday Guddookiyihii Hore ee Gobolkaas Mudane Tarsan. Wareegtadii Xilka Lagaga Qaaday Guddoomiye Tarsan ayaa lagu Sheegay inay Ciidamada Booliska iyo Nabadsugidda ahi si Buuxda u Hoostagaan Guddoomiyaha Cusub, waxana La […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismayo:28-Feb-2014(SDN)-Ciidamo Tiradooda Lagu Sheegay ilaa 600 oo Askari oo Hore Jabhaddii Raaskaambooni ugaga Soo Biiray Dhinaca Jabhadda ONLF, ayaa Gebi ahaanba La Sheegayaa inay Iskaga Baxeen Magaalada Kismayo, kadib Markii ay Ogaadeen in Halkaas ay ku Soo Wajahan Yihiin Ciidamada Ethiopia. Ciidanka oo Shalay Galabtii Dhaqaaqay ayaa la Sheegay inay u Jihaysteen Dhinaca Deegaanka Raaskaambooni […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The unethical practice of UN Somalia and Eritrea Monitoring Group (SEMG) to leak disputed allegations to the media for vilification of Somali leaders and clans has done huge disservice to the efforts of statebuilding in Somalia and reinforced public distrust about foreigner powers’ intentions. Equally, it has also tarnished the reputation of the United Missions […]
Posted in Uncategorized | Read More »