Home » 12:44 am Entries posted on “February, 2014”

Attack meant to get president ‘dead or alive’

Islamist militants said yesterday that their attack on the Somali president’s compound, in which at least 11 people died, was an attempt to kill or abduct him. Shebaab fighters blasted through a gate with a car bomb on Friday and fought a gun battle with guards at the heavily-fortified compound known as Villa Somalia. President […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Who is the best candidate to stand as a president in peace, unity, and development party (Kulmiye)

I was monitoring the developments with respect to power struggle within Peace, Unity, and Development Party (Kulmiye party). It is a nature for human being or politician to look the possibility of higher positions including the highest position of the country, but there is as criteria to nominate for any occupation, which possibly include qualification, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Talyaaniga oo Raysul-wasaarenimo u dhaariyay ninkii ugu da’da yaraa ee xilkaas qabta

ROME Feb.22, 2014 (SDN/AP)- Matteo Renzi ayaa Sabtidii loo dhaariyay inuu noqdo Raysul-wasaarihii ugu da’ yaraa soo mara dalka Talyaaniga. Siday ku warantay wakaalada wararka ee Associated Press, Mr. Renzi oo 39-jir ahi, wuxuu balanqaaday dhismaha dawlad cusub oo xilli degen ah, kadib kacdoono siyaasadeed oo galaaftay dawladdo badan oo ka horeeyay. Mr. Renzi wuxuu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kiev: Baarlamaanka oo eryay Madaxweyne Viktor oo ka cararay caasimadda iyo Cabsi ka taagan in dalka Ukraine laba u qaybsamo, xilli qulqulatooyinka siyaasadeed sii socdaan; Warbixin

Kiev Feb. 22, 2014 (SDN)- Baarlamaanka dalka Ukraine ayaa xilkii ka qaaday Madaxweynihii dalkaas Mr. Viktor Yanukovych, kadib qulqulatooyin siyaasadeed oo muddooyinkii u dambeeyay ka socday caasimadda Kiev. Kadib qalalaase todobaadkii u dambeeyay galaaftay inka badan 70 qof, baarlamaanka dalkaasi waxay maanta u codeeyeen inay xilka ka qaadeen Madaxweyne Yanukovych, maalin uun ka dib markii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

54 Sanno kadib oo ay Magaalada Boorama Yeelatay Wado Laami ah ,Cida Tacabkaas Fulisay oo ASARDA ah (SAWIRO)

Boorama 22.Feb 2014 (SDN)- Dhawrkii km ee u dambeeyay ee wadada laamiga ah ee isku xidhi doonta Boorama iyo Caasimada Hargaysa ayaa maanta daamurkii lagu shubay, waxana maanta goobjoog u ahaa madaxda hayada ASARDA, culimaaudiin, qurbojoog iyo suxufiyiin. Talaabadan ayaa waxa ay noqonaysaa mid taariikhi ah oo ku suntan markii ugu horaysay ee 54 sano […]

Posted in Uncategorized | Read More »

PM Abdiwali attends the funeral service of his permanent secretary Mohamud Hersi Abdulle:“promising defeat for the terrorists”

H.E Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed, member of his Cabinet and civil society members today attended the funeral service of the Permanent Secretary, Office of the Prime Minister, who was killed in yesterday’s cowardly attack. “It is with great sadness that I learnt of the death of my Permanent Secretary Mohamud Hersi Abdulle “Inda-ase’ in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh “Ciidanka Asluubtu waa Hal-bowlaha Garsoorka”(SAWIRO)

Muqdisho, 22 February 2014-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabadda 44 aad ee ka soo wareeegatay maalintii la aas-aasay Ciidamadda Asluubta Soomaaliyeed oo maanta lagu qabtay xarunta Taliska Ciidamadda Asluubta ee magaaladda Muqdisho. Munaasabadda Waxaa goob joogka ahaa, Wasiirka Dastuurka iyo Cadaaladda Faarax Sheekh Cabdulqaadir, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sagaal Qodob oo lagu Soo Gabo Gabeeyay Khilaafkii Xisbiga Kulmiye+ Weedhihii laga Jeediyay {DHAGAYSO}

Hargaysa 22.Feb 2014 (SDN)- Dhinacyadii xisbiga talada haya ee Kulmiye ee muddooyinkii u dambeeyay khilaafku ka dhexeeyay ayaa caawa soo afjaray khilaafkaasi isla-markaana xal kama dambays ah ka gaadhay. Mudanayaal, sida aad la socotaan waxaa madaxweynaha JSL u magacaabay gudi turxaan bixin khilaafka  soo kala dhex galay madaxda sare ee xisbiga Kulmiye kaas oo saamayn […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli “Maxamuud Xersi wuxuu ahaa shaqsi daacad ah oo naftiisa u huray Qaranka”

Muqdisho, February 22,2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka qeybgalay aaska Xoghayihii joogtada ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Marxuum Maxamuud Xersi Cabdulle oo lagu aasay dugsiga Tababarka ciidanka Booliska ee Jeneraal Kaahiye (Ex. Iskool Bolisiya). Aaska marxuum Maxamuud Xersi Cabdulle oo shalay ku geeriyooday weerarkii  shalay ay kooxo dhagar qabayaal […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xisbiga Waddani oo Hadhimo Sharafeed u Sameeyay Salaadiinta Gobolka Awdal iyo Ujeedada lagaga hadlay

Boorama 22.Feb 2014 (SDN)- Guddoomiye kuxigeenka xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Mud. Axmed Muumin Seed ayaa maanta casuumad qado sharafo ah oo aad u balaadhan u sameeyey badi hogaamiye dhaqameedyada beelaha Jibriil Yoonis ee deegaanka Boorama . Casumaddan oo ka dhacday Huteel Rays , balse anay saxaafaddu goobjoog ka ahayn, ayaa ah tii ugu horreysay […]

Posted in Uncategorized | Read More »