Home » 3:38 am
Entries posted on “February, 2014”
Kiev Feb 24,2014(SDN)-Madaxweynihii hore ee dalka Ukraine Victor Yanukovych ayaan ilaaiyo haatan la garaneyn halka uu tegay ka dib qalalaase siyaasadeed oo dalkaasi qarka u saaray dagaalo sokeeye. Baarlamaanka dalkaas ayaa xilkii madaxweynaha ku wareejiyay madaxweyne KMG ah oo dalkaasi ka hirgelin doona doorashooyin xor ah oo dhaci doona bisha May ee ina heysa 25keeda. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 23.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami,ayaa sheegay in maanta aanay Somaliland marayn xilli loo baqdo isla markaana ay dal ahaan isugu filan tahay oo ay tahay Qaran dhamaystiran oo leh dhamaan hayadii difaac iyo amni ee Qaran u baahnaa. Waxaa kaloo uu sheegay Wasiirka Wasaarada Gaashaandhigga Somaliland Cadami in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
By: |Eng. Hussein Adan Igeh |Hussein Deyr| The State of Somaliland received its independence from Great Britain on 26th June 1960, by Royal Proclamation of Her Majesty Queen Elizabeth II. In compliance with UN’s procedures to decolonization of former colonies, the official documents establishing the transfer of sovereignty to the Somaliland people were deposited with […]
Posted in Uncategorized | Read More »
By Mohamed Elmi The U.S. State Department and many Somalis around the world have condemned the cowardly attack on the Villa Somalia Compound by al-Shabab on February 21. According to an AP report, the attack “underscores a worrying new trend in Mogadishu…many weapons given to Somalia’s military can no longer be accounted for, including rocket-propelled […]
Posted in Uncategorized | Read More »
By: Ahmed A. Ahmed Political parties are the backbone of democratic system that represents certain views and ensures future political platform of a country. Nowadays in Somaliland there is epidemic for too many parties either established or upper coming parties. I believe too many parties would cause unnecessary setbacks and can damage the image of […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Oslo 23.Feb 2014 (SDN)- Wasiirkii hore ee wasaaradda cadaaladda Somaliland Md. Aadan Axmed Cilmi (Dhoolayare) ayaa ku baaqay inay Ha’yadaha bulshadda rayidka ah ee Somaliland ay ka hawl-galaan sidii abaal-marinta caalamiga ah ee (Nobile Peace Price) loo gudoon siin lahaa Xaaji Cabdi Xuseen Yuusuf (C/Waraabe) iyo Golaha Guurtida oo uu ku ammaanay sidii ay u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 23.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis oo Maanta dalka Dib ugu Soo laabtay kadib Markii uu Socdaal ku Tagay Wadanka Ingiriiska ayaa Sheegay in Dawlada Uk ay kala Hadleen Hadalkii ay soo Saareen ee Ku Wajahnaa digniintii ay u jeediyeen Muwaadiniintoodu in aanay u socdaalin Somaliland iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Boorama 23.Feb 2014 (SDN)- Waxa xarunta golaha degaanka ee degmada Boorama lagu soo gabagabeeyay Tababar socday mudo laba maalmood ah oo ay ka qayb qaadanayeen Xildhibaanada Golaha degaanka ee degmada Boorama oo ay ku lamaan yihiin masuuliyiin ka socotay Wasaaradaha Waxbarashada, Caafimaadka, Biyaha iyo lataliayaha mashaariicda JPLG-ga ee dawlada Hoose ee Boorama. Tababarkan oo ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Sochi-Russia-23-Feb-2014-(SDN-Ottawa) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeyna ciyaarihii Olombikada wakhtiga qaboobaha (Winter Olympic Games Sochi 2014) oo la soo gabagabeeyey iyo Xulka wiilasha Canada xeegada oo ku guuleystey Biladda dahabka,(Gold Medal) markii 3-0 ku khaarijiyeen xulka Sweden. Haddaba wallow oo maanta la soo afjarey ciyaarihii Olombikada qaboobaha ayaa xulalkii ka soo qeybgaley qaarna farxad guryahoodii […]
Posted in Sports | Read More »
Muqdisho 23.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka warfaafinta xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya, Mustaf Sheekh Cali (Dhuxulow) ayaa maanta ku laabtay magaalada Muqdisho, kaddib socdaal shaqo oo uu ku tagay dalal ku yaalla Bariga Afrika. Wasiirka oo la hadlay warbaahinta markii uu Muqdisho tagay ayaa sheegay in wasaaraddu ay heshiisyo la gashay wasaaradaha warfaafinta ee dalalka Ethiopia […]
Posted in Uncategorized | Read More »