Home » 2:16 pm Entries posted on “February, 2014”

Madaxweyne C.weli Gaas iyo Wasiirka Arrimaha Dibada ee Itoobiya oo Addis Ababa Kulan ku Yeeshay

Addis Ababa 24.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka arrimaha dibadda dalka Itoobiya Tedros Adhanom ayaa qoraal uusoo dhigay bogga xiriirka bulshada ee Facebook ku sheegay inuu Axaddii shalay magaalada Addis Ababa kula kulmay madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Tedros Adhanom ayaa tilmaamay in dowladdiisu ay sii wadi doonto xiriirka iyo taageerada ay u fidiso maamul […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali Troops Invading Mogadishu Homes In Search Of Militants after Presidential Palace Attack

Mogadishu, 24 Feb 2014 (SDN) – Security forces in Somalia’s capital are carrying out a sweeping crackdown in a hunt for militants and weapons after the country’s al-Qaida-linked militants group’s latest attack on the presidential palace. Soldiers have been entering homes and deploying on Mogadishu’s key roads following the Friday attack, which saw multiple car […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalis Caught in Crossfire as Al-Shabaab ‘Plays to Survive’

By Ahmed Osman As the Somali government plans to launch a new military campaign to wipe out the Islamic extremist group, Al-Shabaab, from its strongholds in this Horn of Africa nation, experts say that its Somalia’s innocent who live in areas controlled by the group who will suffer the most. On Friday, Feb. 21, the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Hargaysa ka Furay Kulan ku Saabsan Dib u Eegista Qorshaha Waxbarasho {DHAGAYSO}

Hargaysa 24.Feb 2014 (SDN)- Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Maanta Magaalada Hargaysa ka Furay Kulan lagu Darsayo Sidii Dib u Eegis loogu Samayn lahaa Waxbarashada Dalka Gaar ahaan Sannadkan aynu ku Guda Jirno ee 2014-ka . Mudane C.raxmaan Saylici waxa uu Sheegay in Xukuumada ka Dhalatay Xisbiga Kulmiye ay Xooga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Urur Goboleedka Igad oo Cadeeyay inay Xoojinayaan taageerada ay siiyaan dowladda Soomaaliya

Muqdisho 24.Feb 2014 (SDN)- Urur goboleedka IGAD ayaa ballan-qaaday inuu xoojinayo taageerada uu uga qeyb-qaadanayo xasilinta iyo dib u dhiska Soomaaliya. Isagoo ka hadlayay kulan uu maanta la qaatay raysul wasaaraha Soomaaliya, wakiilka IGAD u qaabilsan Soomaaliya, Maxamed Cabdi Afey ayaa u gudbiyay raysul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed dhambaal tacsi ah oo uu ka siday […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawladda Soomaaliya Oo Go,aamo Ka Soo Saartay Ammaanka iyo Masuuliyiinta Uu Saamayn Karo Xilkooda

Hargaysa 24.Feb 2014 (SDN)- Xukuumdda Soomaaliya ,ayaa soo saartay go,aammo ay wax kaga qabanayso ammaanka caasimadda Muqdisho  kaasoo saamayn kara masuuliyiin xilal muhiim ah ka haya Dawladda ka dib weerarkii  kooxda Al-Shabaab ka fulisay gudaha Madaxtooyada  kaasoo ay ku dhinteen ugu yaraan 15 qof oo ay ka mid yihiin madax sare oo ka tirsan Madaxtooyadda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Raysal wasaaraha Somaliya oo ka shakiyey Ciidanka Amisom, kuwa Somali ahna isku xeeray

Muqdisho 24.Feb 2014 (SDN)- Tan iyo markii uu dhacay qaraxyadii iyo weerarkii kooxda Al-Shabaab ku eegteen madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa soo baxayeygal-daloolooyin ay leeyihiin ciidankii AMISOM ee ilaalinayey madaxtooyada iyo madaxda dalka Soomaaliyaba. Dagaal qadhaadh oo dhexmaray kooxda xag–jirka ah ee soo weerartay Madaxtooyada iyo ciidanka ilaalinayey madaxtooyada ayaa waxaa muuqatay inuu u dhexeeyey oo kaliya ciidamada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Bulshada Burco oo Khaati ka taagan xafiiska Cashuuraha Berriga Burco

Burco 24.Feb 2014 (SDN)-Wasaarada maaliayada waliba Waaxda cashuuraha Beriga ee Gobolka Togdheer  ayaa beryihii ugu danbeeyay  Hoos u dhac dhinaca dakhliga ahi soo wajahay sababo dhinaca shaqada ah awgeed ,kadib intii Maamulahha Cashuuraha Bariga ee Gobolka togdheer C/risaaq  Jaamac Maxamed uu maamulka ka ahaa, isla markaana  aad arkayso iyadoo aanu Maamulaha Xafiiskaasi sooba shaqo tagin […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kismayo: Amnigii Oo Faraha Ka Baxay iyo Saraakiishii Maamulkaas Oo Dhammaantood U Guuray Aqalka Madaxtooyada

Kismayo:24-Feb-2014(SDN)-wararka Laga Helayo Magaalada Kismayo ee Xarunta Gobolka  Jubada Hoose ayaa Sheegaya in Dhismayaa Dhawr ah oo ay Deggenayeen Madax Ka Tirsan Maamulkaasi ay Xaalad ammaan Darteed uga Baxeen. Madaxweyne ku Xigeenka labaad ee Maamulkaas Cadbiqaadir Xaaji Suldaan Luga Dheere ayaa ka mid ah Saraakiisha  Aqaladoodii ka Cararay, walina Lama Hayo meesha rasmiga ah ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Isu-duwihii Labaad ee Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Oo Muddo Toddobaadyo Gudahood ah Iska Dhiibay Garowe iyo Qaar Kale Oo Xod-xodashadoodu Socota

Badhan:24-Feb-2014(SDN)-Isuduwihii Labaad ee Ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ee Ka Soo Jeeda Gobolka Sanaag ayaa U Goostay Dhinaca Maamulka Puntland. Maxamed Cabdilaahi oo ahaa isu duwihii Ciyaaraha  Gobolka Sanaag, ayaa u ambabaxay Dhinaca Garoowe oo uu hore u joogay isu duwihii Wasaaradda Kalluumaysiga u joogay Gobolkaasi, isagoo Sii Kaxaystay Gaadiid iyo Hanti Badan oo Wasaaraddu […]

Posted in Uncategorized | Read More »