Home » 6:33 pm Entries posted on “February, 2014”

Mudaharaad Dhoole Tus ah oo Haweenka Taageera Alshabaab kaga Fal Celiyeen Kii Xukuumada Somalia

Buulo Burde 24.Feb 2014 (SDN)- Haween taageersan kooxda Al-Shabaab,ayaa muddaharaad dhoolatus ah ugu jawaabay Xaawalayda Muqdisho oo dorraad sameeyay muddaharaad ay kaga soo hor jeedaan kooxda Al-Shabaab. Dibad baxayaal u badan Haween iyo dhalinyaro taageersan Al-Shabaab ayaa socod kusoo maray qeybo kala duwan oo katirsan Degmada Buulo Burte , dadka dhigayay dibad baxa ayaa waxay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’isal Wasaare David Cameron oo Cadeeyay in Lacagaha ay Somalia ku Kaalmeeyaan ay Ku Dhacdo Gacanta Alshabaab

London 24.Feb 2014 (SDN)- Raysal-wasaaraha Ingiriiska David Cameron,ayaa sheegay in lacagta ay ugu deeqaan dalka Soomaaliya ee ay dagaaladu aafeeyeen  inay u gacan gasho kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta Koonfurta Soomaaliya isla markaana aan loo isticmaalin sidii ay ugu talo galeen kana baxdo gacanta Dawladda. Dowladda Ingiriiska oo sanad kasta lacag gaadheysa 90 Million  oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maxkamadaha Somaliland oo la Daalaa- dhacaya Dhagaysiga Kiisaska Argagixiso iyo Hoos u dhac ku Yimid Shaqo Maalmeedkii kale ee Maxkamadaha

Hargaysa 24.Feb 2014 (SDN)- Dhagaysiga Dacwadaha Argagixisnimada ayaa saamayn xoogan ku yeeshay hawl maalmeedka shaqo ee maxkamadaha hoose ee Gobolka, Rafcaanka iyo Degmadda, waxaana inta badan dhacda maalmaha dacwadahaasi jiraan in Garsoorayaasha kale iyo kiisaska ay hayaanba la fasaxo. Agagaarka Maxkamadaha ayaa la xidhaa, waxaana amaanka la wareega Ciidanka la dagaalanka Argagixisada ee la yidhaahdo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Fair evaluation between our parliament and house of elders using truthful matrices

I am conducting neural evaluation by using a systematic determination of a subject’s merit, worth and significance, using criteria governed by a set of standard. As we all familiar with, our present parliament was elected on popular vote. Our parliament consists of 82 members. Although some members of the parliament were obtained a casted votes […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xisbiga Kulmiye oo Maanta u Dabaal Degay Khilaafkii Gudahooda ee Gudidii Turxaan Saarku Ku Soo Gunaanadeen 9 Qodob oo aan lagu Tartamayn

Hargaysa 24.Feb 2014 (SDN)- Xisbiga haya Talada Somaliland ee KULMIYE ,ayaa khilaaf u dhexeeyay maanta ku soo gunaanaday munaasibad weyn oo ay ky qabsadeen  Xarunta guud ee Xisbiga KULMIYE ee magaalada Hargeysa,isla markaana bulshada Somaliland ka dalbaday inay mar labaad u cumaamadaan hoggaanka dalka  marka ay gaadho xilliga doorashada. Munaasibad la isku soo hor fadhiisiyey […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudoomiyihii ugu horeeyay ee Urur siyaasadeedkii Xaqsaoor,ayaa Been abuur ku tilmaamay warar laga baahiyay,Qurbejoog ka Daawo Beenintiisa

Hargeysa Feb 24,2014(SDN)-Gudoomiyihii ugu horeeyay ee Urur siyaasadeedkii ku hadhay Doorashooyinkii Golaha Deegaanka ee Xaqsoor,kana mid ah garabkii ku Biiray Xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye,Md. Axmed-nuur Aw Cabdi Shaacir,ayaa been abuur ku tilmaamay warar warbaahinta qaar keed lagu qoray oo sheegaya in meel banana lagaga dhaqaaqay. Xisbiga Kulmiya-na uu ka baxay heshiiskii hore ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumada Somaliland oo Mar Kale Mawqifkii Ugu Adkaa ka Qaadatay Xayiraada Universal,Iyo Denbiyo Hor leh oo lagu soo Oogay Ka DAAWO QURBEJOOG.COM

Hargaysa 24.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelintu Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse oo Maanta Warbaahinta la hadlay ayaa ka Waramay arrimo door ah oo ay ka Mid Yihiin Xayiraadii ay Xukuumada Somaliland ku Soo Rogtay Telefishanka Universal,Hawlgalada Samaynta Wadooyinka iyo Qodobo kale. Hargaysa SDN. Somalidiasporanews.com

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland: The Lone Wolf, VS. Solid Garadagists: The Two Tales of Aggressive and the Hapless Bihi

By Abdirahman Mohamed Dirye Muse Bihi the nominal chairperson of the Kulmiye who was acting to be most powerful figure in the party lastly met his waterloo after so many postponements of scheduled congresses and false resistances. But did he born to lose? Or did he realized the massive challenge in terms of Hirsi/Silanyo led […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirada Waxbarashada oo Tilmaan ka Bixisay Nidaamka ay rabaan inay ku Tayo geliyaan Waxbarashada Somaliland {DHAGAYSO}

Hargaysa 24.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Marwo Sam Sam Cabdi Aadan ayaa Faahfaahin ka Bixisay Kulan dib loogu Eegayo Nidaamka Wasaarada Waxbarashadu ay u shaqayso Isla Markaana lagu Naaqishi doono Wixii u qabsoomay iyo arrimaha aan u Hirgelin . Kulankan oo Socon doona Mudo Laba Cisho ah ayaa Wasiirka Waxbarashadu Waxay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Waxaan mar kale ku celinayaa waar ardayda yar yar lacagta musasaacaha ha loo daayo oo wasiiradan baabuurta $80 kun ee doolar ah wata ha lagu daro wadada ceerigaabo” Murashax Jamaal Cali

Berbera 24.Feb 2014 (SDN)- Musharax Jagada Madaxtinimada ee Xisbiga Mucaaridka ee Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa Xukumada Siilaanyo ku eedeyey in ay Qaaday Tubtii Dawladii Kacaanka ee Siyaad Barre ee kacaameynta, waxaanu xusay in uu habeen hore  uu la yaabay xukumadii oo aan wadadii ceerigabo gacanba u qaadin dhismaheeda in ay ka dhamaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »