Home » 11:00 am Entries posted on “February, 2014”

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud oo Waraaqihii Aqoonsi ka Gudoomay Safiirka Cusub ee Switzerland

Muqdisho 25.Feb 2014 (SDN)- Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka guddoomay waraaqaha aqoonsiga safiirka cusub ee dalka Switzerland u qaabilsan Soomaaliya, Domanic. Madaxweyne Xasan ayaa uga mahad-celiyay Switzerland sida ay diyaarka ugu tahay xoojinta xiriirka labada dal. Safiirka cusub ayaa ku wareejiyay madaxweyne Xasan dhambaal uu uga siday madaxda dalka Switzerland. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Taliye Ciidan oo lagu Dilay Degmada Xaaji Saalax ee Gobolka Daad Madheedh

Oodweyne  25.Feb 2014 (SDN)- Taliyihii Saldhiga Degmadda X Saalax Hurre Sahal ayay xalay kowdii habeenimo koox Dablay ahi Dileen kadib markii ay rasaas ku fureen. Lama oga sababta Kooxdaasi u dishay Taliyaha Saldhiga Degmadda X Saalax hase yeeshee sida uu ku soo waramayo wariyaha Gobolka Togdheer waxa uu Taliyaha la toogtay xiligaas ku guda jiray […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Tacsi Tiiraanyo leh

Inaa lilaahi wa inaailaahi Raajucuun waxaan halkan taxsi tiiraanyo leh uga diraynaaangoo ah Hablaha Gaaroodi meel kasta oo ay aduunka ka joogaan MaxamedYuusuf Diir Qadhaadh walaalkii ku geeriyooday magaalada HargaisaMarxuum Ahmed C/laahi yuusuf Diirqadhaadh oo todaabkii la soo dhaafayku geeriyooday magaalada Hargaisa.Dhamaan waxay hablahaasi ilaahayuga baryayaan in ilaahay marxuumka janadii Fardawsa ka waraabiyo ehelkiisiiiyo qaraabadiisan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Ciyaaraha Somaliland oo Guddi loo saari doono Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada

Hargeysa Feb 25,2014(SDN)-Wasiirka wasaaradda Dhalinyarda,Ciyaaraha iyo Dhaqanka ee JSL,Cali siciid Raygal,ayaa sheegay in Gudi isku dhaf oo ka kooban qaybaha Bulshadda iyo Haay’adaha loo magacaabi doono Sanduuqa Horumarinta dhalinyardda Somaliland,kaas oo uu Madaxweynuhu dhawaan daah-furay. Waxa uu wasiirku sheegay in siyaasadda dhalinyaradda ee ay dhawaan ansixiyeen ay ku cadahay in dhalinta loo sameeyo Sanduuq dhaqaale […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Prime Minister of Somalia declares “We will not allow terrorists to attack our Nation.”

Prime Minister of Somalia H.E Abdiweli Sheikh Ahmed chaired last night an extraordinary meeting of his cabinet, Mayor of Mogadishu, district commissioners of Banadir region and security agencies on improving security measures in Mogadishu. The meeting discussed how to raise safety awareness in local communities in Mogadishu and strengthening relations between the government and local […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shabaabka oo sheegay in ay nool yihiin ragii weeraray suuqii Nairobi ee Westgate Mall ayna soo bandhigi doonaan

Muqdisho Feb 25,2014(SDN)-Afhayeenka kooxda Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage Cali dheere ayaa wareysi uu siiyay TV-ga Al-Jazeera uga waramay weerarkii qaar ka mida ciidamadoodu ku qaadeen suuqii Westgate Mall ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Cali Dheere ayaa sheegay in aan la rumeysan kareyn haalada ka soo yeera dawlada Kenya oo marar badan shaacisay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxa Guddida Dhaqaalaha ee Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in Deeqo ay bixiyeen dalalka reer Galbeedka la Musuq-maasuqay

Muqdisho Feb 25,2014(SDN)-Guddoomiyaha Guddida Dhaqaalaha ee Baarlamaanka dalka Soomaaliya Md Sheekh Aadan Madeer ayaa saxaafada u sheegay in dawlada Soomaaliya aaney ku dhaqmin miisaniyadii ay Baarlaamaanku ansixiyeen ee sanadkan. Guddoomiyaha ayaa intaa raaciyay in deeqoclacageed oo ay bixiyeen dalalka Turkey,USA iyo Italy la musuq-maasuqay. Guddoomiyaha Guddida Dhaqaalaha ee Baarlamaanka Soomaaliya Md Sheekh Aadan Madeer ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Soomaali Qoxooti ahaan ku tagtay Dal aan hore looga aqoon

Humenne Feb 25,2014(SDN)-Dal ka mida kuwa Yurubta Bari oo aan hore looga baran in ay qaabilaan Qaxootiga ayaa 11 ruux oo Soomaali ah oo ka tegay xeryaha Qaxootiga ee dalka Yemen u ogolaaday in dalkaasi ay iska dhiibaan. Hay’ada caalemiga ah ee soogelootiga ee IOM ayaa bogeda Internetka ku shaacisay in Qaxooti Soomaali ahi oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

President Hassan “It is essential that pledges are honoured in order to sustain confidence in the New Deal.”

Mogadishu, 24 February 2014 – H.E. Hassan Sheikh Mohamud, the President of Federal Republic of Somalia today chaired the first High Level Partnership Forum with the United Nations Special Representative for the Secretary General, H.E. Nicolas Kay. Participants included the Ministers of Foreign Affairs, Security, Finance, and Interior & Federalism, Special Representative of the AU,President […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Baadhitaan Lagu Hayo Askari Lagu Tuhunsan Yahay Dilkii Taliyihii Goldogob iyo Warwar Dhinaca Ammaanka ah oo Soo Kordhay

Galdogob:25-Feb-2014(SDN)-Ciidanka Dambi-Baadhista ee degmada Goldogob ayaa su’aalo weydiinaya askari Lagu Tuhunsan yahay dilka taliyihii saldhigga degmadaasi Muumin Maxamed oo maalin ka hor Lagu Dilay Saldhigii uu maamulayey. Askarigan oo isku dayay inuu baxsado ayaa gacanta lagu soo dhigay ilaa haddana lama garanayo sababaha ka dambeeyay inuu rasaaseeyo taliyihiisa, waxana Haatan Lagu wadaa Baadhitaano Badan.   […]

Posted in Uncategorized | Read More »