Home » 3:34 am Entries posted on “January, 2014”

DAAWO:Isu eeg Kulmiye Dulmi Diid Shalay iyo Dulmi Doon Maanta

Hargeysa Jan 29,2014(SDN)-Xukuumada Kulmiye ee heysa talada Somaliland ayaa kula kacda mucaaridka tilaabooyin ay hore u canbaareyn jireen. Halkan hoose ka daawo sida Kulmiye uga digo rogtay dulmi diide una noqday dulmi doone.

Posted in Uncategorized | Read More »

Xildhibaanada Kulmiye ee Wakiilada oo ku kala qaybsan Ansixintii Xeer hoosaadkoodii dhaqangalay ka DAAWO QURBEJOOG.COM

Hargaysa 28.Jan 2014 (SDN)- Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Ku abtirsada Xisbiga Kulmiye ayaa ku kala qaybsan Qaabkii Maalintii Shalay loo Meel mariyay Xeer hoosaadka Golahooda oo Awoodii ka rifay labadii Gudoomiye ku Xigeen. Xildhibaanadii Xisbiga Kulmiye ee ogolaa Xeer hoosaadka ansixintiisa ayaa sheegay in Cida uu Xeerkani dan u yahay uu yahay Xisbiga Kulmiye inkasta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Baadhitaan Musuq Maasuq oo ay Qaramada Midoobay ku Wado Heshiisyada Shidaal baadhista ee Somaliland ee uu Saxeexay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta

Hargaysa 28.Jan 2014 (SDN)- Guddida Qaramada Midoobay u qaabilsan la socodka arimaha Somalia iyo Eritrea (UN Monitoring Group on Somalia and Eritrea) ayaa ku hawlan sidii ay baadhitaan ugu samayn lahayd heshiisyada shidaalka iyo macdan baadhista ee ay xukuumada Somaliland la gashay ugu yaraan sideed shirkadood oo ajnabi ah. Heshiisyadan oo afar ka mid ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland Attends Indaba Hoping To Attract Investors

By: Ilan Solomons Cape Town, 28 Jan 2014 (SDN) –Somaliland will, for the first time, form part of the African Mining Ministerial Forum at the 2014 investing in African Mining Indaba, which will take place at the Cape Town International Convention Centre from February 3 to 6. “The indaba provides Somaliland with a platform to […]

Posted in Uncategorized | Read More »

UN: Somali Asylum Seekers Need International Protection

Geneva, 28 Jan 2014 (SDN) –The U.N. refugee agency is appealing to countries not to deport Somali asylum seekers to their country of origin.  The UNHCR says the situation in southern and central Somalia remains unsafe and Somalis fleeing those areas are in need of international protection. According to UNHCR, security in some parts of […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir oo ka Hadlay Khilaafka Xisbiga Kulmiye iyo Ansixinta Xeer hoosaadka Wakiilada

Hargaysa 28.Jan 2014 (SDN)- Suldaanka guud ee beelaha Somaliland suldan maxamed suldaan c/qaadir ayaa maanta ka hadley xaalada guud ee dalku marayo isagoo si gaara uga hadlay khilaafka adage ee ka dhex aloosan xisbiga kulmiye . Suldaan Maxamed Suldan Cabdi qaadir oo Ugu Horayn ka Hadlaya Khilaafka uu la Dhutinayo Xisbul Xaakimka Kulmiye ayaa waxaanu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Goluhu Hadii uu Isa Saxay Maxaa Loo Qoonsaday ? Mujaahid Cali Guray

London 28.Jan 2014 (SDN)- Gudoomiye ku Xigeenka Sadexaad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf oo hada Ku Sugan Magaalada London ee Cariga Ingiriska ayaa Markii u horaysay ka Hadlay Talaabadii uu Golaha Wakiiladu ku Meel Mariyey Xeer hoosaadkooda oo Wax ka bedel iyo Kaabis ay ku Sameeyeen kuna Ansixiyeen Go’aan Gole . Sida aanu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Liiska Golaha Wasiirada ee Maamul Goboleedka Punt land oo la Shaaciyay Halkan Ka Akhri kana DHAGAYSO

Garowe 28.Jan 2014 (SDN)- Golaha Xukuumadda Puntland ee Dolwadda Madaxweyne Cabdiweli Cali Gaas ayaa Goor dhawayd saxaafadda loo soo bandhigey. Magacyada Wasiirada waxaa saxaafadda u akhriyey Agaasimaha Guud ee madaxtooyada Puntland Dr Deeq Suleymaan Yusuf, waxaana ay wasiiradu gaarayaan 47 Wasiir, kuwaaso ay kamid yihiin raga wasiirada loo magcaabay shakhsiyaad u dhashay somaliland kuwaaso kasoo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Cusub ee Gaashaandhiga Somalia oo Xilkii Kala Wareegay Wasiirkii uu bedelay SAWIRO

Muqdisho 28.Jan 2014 (SDN)- Munaasabad balaaran oo uu xilka kula wareegayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Difaaca Mudane Maxamed Sheekh Xaamud ayaa maanta lagu qabtay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ,iyadoo ay kasoo qeybgaleen R/wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka arrimaha Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed,Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga C/xakiim Maxamuud Xaaji fiqi,Wasiiru dowlaha gaashaandhigga Maxamed Cali Xaggaa,Wasiir […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Germany slams Swedish Somali bandy team

“I am so proud of the guys,” captain Aboi Abdiirahiin told the TT news agency on Monday after the team lost to Germany by 22-1. “But I thought we’d lose by 40-0, or more.” Borlänge municipality has helped the Somali refugees pick up their clubs, despite the rarity of ice in their home country. “Soccer […]

Posted in Uncategorized | Read More »