Home » 7:05 am Entries posted on “January, 2014”

“waxaan ka rabnaa diyo 100 halaad ama in ay noo qisaasaan askariga waday baabuurka dilay marxuumka oo ka tagay toddobo carruur ah” Suldaan Axmed

Muqdisho:29-Jan-2014 (SDN)-Qoyska iyo  Ehelka Ninkii shalay Ciidanka Amisom ku Dileen Magaalada Muqdisho, ayaa Markii ugu horraysay war ka soo Saaray meesha ay wax u marayaan. Qoyska ayaa sheegay inay Maanta Kulamo la leeyihiin Saraakiisha AMISOM si la isula meel dhigo Mag-dhawga laga Bixin Doono Wiilka la Jiidhay. Suldaan Axmed oo adeer u ah marxuum Salaax […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“dadku waxay aaminsan yihiin meelaha dowladda degto ay amni Yihiin, meesha ay wasiirada degan yihiina uu sicir barar ka jiro” Guddoomiye Tarsan.

Muqdisho:29-Jan-2014(SDN)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Ahna Duqa Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, ayaa Ka Hadlay Dhibaatada ay dadka Reer Muqdisho iyo Noloshoodaba ku Hayso Wasiirrada Xukuumadda Ka Tirsan ee isku Urursanaya Goobo Kooban oo Magaalada Ka Mid ah. Guddoomiye Tarsan oo Ka hadlayey Madal Wasiirka Arrimaha Guduhu xilka kula Wareegayey, ayaa Xusay in  Hannaanka Golaha Wasiirraddu u […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Sheegay inay Dagaalka Al-shabaab Soo Af-Jari Doonaan Sanadkan 2014-ka

Addis Ababa:29-Jan-2014(SDN)-Madaxweyne Xasan can you help me with my homework Sheekh Maxamuud oo Haatan ku Sugan Magaalada Addis Ababab oo uu Kaga Qayb gelayo Shirka 22-aad ee Midowga Afrika, ayaa Sheegay Inay Guulo La Taaban Karo ka Gaadhay Xukuumaddiisu Kooxaha Islaamiyiinta ah ee ay dagaalka kula jirto.   Madaxweynaha ayaa sheega inay Sanadkan Dawladdiisu jiif […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Maraykanka Oo Khudbad-sanadeedkiisa ku soo Daray Arrimo Ku Saabsan Somalia

Wanshinton:29-Jan-2014 (SDN)-Madaxweynaha Waddanka Maraykanka Barack Obama ayaa Khudbaddiisa “State of The Uninion” oo uu Saacado ka Hor soo Gebogebeeyey ku soo Daray Arrimo ku saabsan Somalia. Madaxweyne Obama, ayaa Khudbadiisan Sanadlaha ah  oo uu kaga Hadlayey Arrimo badan oo Caalamka ku Saabsan ku soo hadalqaaday Mushkiladaha ka Taagan somalia iyo Hannaanka Maraykanku ula Macaamilo waxa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hay’adda Xuquuqda Qaxootiga u Doodda ee UNHCR Oo Soo Saartay War Farxad Geliyey Soomaalida Ku Dhiban Dalalka Dibadda

New york:29-Jan-2014(SDN)-Dadka Soomaalida ah ee Qaxootinimada ku Jooga Dalal kala Duwan oo caalamka ah ayaa markii ugu horraysay Helay War Farxad leh oo kaga yimi Hay’adda qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR. Hay’addan  ayaa markii ugu horraysay Ka Dalbatay Waddamada ay ku sugan yihiin Dadka Soomaaliyeed ee Qaxootiga ahi inaanay ku dhiirran inay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ma Cadaaladbaa? Ka Bogo Beelaha ay ka soo jeedaan Gollaha Wasiirada Puntland ee uu magacaabay Cabdiweli Gaas

Garoowe Jan 29,2014(SDN)-Madaxweynaha cusub ee maamul goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya Md Cabdiwweli Gaas ayaa shalay soo bandhigay golahiisa wasiirada,hadaba gollahan oo tiradiisu tahay 47 xubnood ayaa la isweydiinayaa in loo qeybiyay hab cadaalad ku saleysan., ka bogo oo adigu isu jaawaab. 1-Ismaaciil Maxamed Warsame Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo arrimaha Dhulbahante 2-Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha ” 2014 ha noqdo sanadkii aan cirib tirnay Al-Shabaab”

Adis Ababa Jan29,2014(SDN)-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud ayaa gaaray Addis Ababa, si uu uga qeyb galo shirka 22-aad ee Midowga Afrika. Soomaaliya ayaa aaminsan in la labo jibaarayo  taageerada ku aadan cirib tirka Al-Shabaab. Madaxda dalalka Afrika ayaa diiradda saari doonan agenda 2063 oo dhigayo meesha qaaradda Africa la doonayo in ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

President: Let 2014 be the year we eliminate Al Shabaab

The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud arrived in Addis Ababa, Ethiopia today to galvanize support from African Union partners to eliminate Al-Shabaab. Upon arrival the President stated: “We have already got off to a strong start against our enemies this year, acting with our friends and partners to demonstrate […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Schools’ cultural clothing

Wearing a different school uniform from that of her friends has never made Somali-born Hawo Ali feel out of place. The 17-year-old is in her final year at Naenae College and is one of many Muslim girls in Wellington whose religious customs are being increasingly catered for at school. “I’ve never felt out of place […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali-Minnesotans wield clout from Minneapolis to Mogadishu

When Somali-Minnesotans receive media attention, it’s often due to controversy, from homegrown suicide bombers to teetotaling cabdrivers refusing to transport alcohol. Last October, when unfounded rumors circulated that Somali perpetrators of the Kenya mall massacre were from Minnesota, national media descended on the Cedar-Riverside neighborhood of Minneapolis like locusts. When the rumors were dispersed by […]

Posted in Uncategorized | Read More »