Home » 5:03 pm Entries posted on “January, 2014”

Maanso Cusub oo ay Tirisay Abwaanad Nimco Gabaydo laguna Magacaabo Ka Diimoon Garashadaydu {DAAWO}

Hargaysa 29.Jan 2014 (SDN)- Nimco Aadan Hure oo lagu Naanayso (Nimco Gabaydo) ayaa Soo saartay Maanso Cusub oo ay ugu Wanqashay ” KA DIIMOON GARASHADAYDU” ayay kaga Hadashay Wada hadalada u Socda Somaliland iyo Somalia . Maansadan ayaa Waxaa Ereyadeeda ka Mid ah :- Hadduu Dabluhu yahay Fariidka Nin liidkuna sii dallacayo Haddii Geesiga iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Somalia oo Gaadhay Addis Ababa Sheegayna inay Guul ka Gaadheen Cadowga dalka

Addis Ababa 29.Jan 2014 (SDN)- Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud ayaa gaaray Addis Ababa, si uu uga qeyb galo shirka 22-aad ee Midowga Afrika. Soomaaliya ayaa aaminsan in la labo jibaarayo taageerada ku aadan cirib tirka Al-Shabaab. Madaxda dalalka Afrika ayaa diiradda saari doonan agenda 2063 oo dhigayo meesha qaaradda Africa la […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kulankii Kowaad oo Maanta Dhex Maray Madaxweynaha Puntland Iyo Golihiisa Wasiirada Daawo

Garowe 29.Jan 2014 (SDN)- Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali(Gaas) ayaa maanta kulankii ugu horeeyay madaxtooyada kula yeeshay inta badan wasiiradda uu ku dhawaaqay maalinkii shalay. Kulanka waxaa madaxwayne Gaas ku weheliyay madaxwayne ku xigeenkiisa Eng.Cabdixakiin Cabdilaahi Cumar,waxana uu ahaa kulan is-barasho iyo in qof kasta shaqada loo igmaday uu si hufan uga soo dhalaalo. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

World Bank Gets First Measure of ‘Unequal’ Somaliland Economy

By Sarah McGregor Hargeisa, 29 Jan 2014 (SDN) –Somaliland, a breakaway territory in northern Somalia, has a gross domestic product of $1.4 billion with a “high” income gap between rich and poor, according to the World Bank’s first economic output estimate. Somaliland’s GDP per capita of $348 in 2012 ranked as the world’s fourth-lowest after […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dulucda Ugu Weyn ee Shirka ku Saabsan Kobcinta Dhaqaalaha Somaliland Ka DAAWO QURBEJOOG.COM

Hargaysa 29.Jan 2014 (SDN)- Wasaaradda Qorshaynta  iyo Horumarinta Qaranka Somaliland iyo Baanka Aduunka ayaa maanta Shir balaadhan  ka furay Hotel Ambassador ee Magaaladda Hargeysa,Shirka waxaa lagu lafo gurayey siddii loo kobcin lahaa  dhaqaalaha Somaliland, loonana dagaalami lahaa  Sabool-nimada, Sixirbararka, iyo siddii loo saldhigi lahaa Siyaasadda Kharashaadka Miisaaniyadda. Shirkaasi ayaa Wax lagu casuumay dad ka badan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland oo Ka Hadlay Qorshayaal Hor leh Ka DAAWO QURBEJOOG.COM

Hargaysa 29.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa maanta ka Hadlay Qorshe ku wajahan Bilicda Caasimada Hargaysa iyo Magaalooyinka Waaweyn ee dalka iyadoo Hawl galo Dhir beeris ah oo ay ka samaynayaan Magaalooyinka dalka . Wasiirka Arrimaha Guduhu Waxa uu Sheegay in Maayarka Magaalada Addis abab uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo Madax Sare oo Ka Tirsan Finland Kulamo kula Yeeshay Helsinki

Helsinki, 29.Jan 2014 (SDN)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka  Somaliland Md. Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-Toosiye) oo Maalmahanba Booqasho ku Joogey dalka Finland, gaar Ahaan Magaalada Caasimadda ah ee Helsinki ayaa  waxaa uu la kulmay madax kala duwan oo ka tirsan xukuumadda Finland. Wasiirku intii uu ku guda jiray booqashadiisa waxaa uu la kulmay soo dhowayn aad u heersaraysa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shirweyne lagaga arrinsanayo Kobcinta Dhaqaalaha Somaliland oo Hargaysa ka Furmay

Hargaysa 29.Jan 2014 (SDN)- Wasaaradda Qorshaynta  iyo Horumarinta Qaranka Somaliland iyo Baanka Aduunka ayaa maanta Shir balaadhan  ka furay Hotel Ambassador ee Magaaladda Hargeysa. Shirka waxaa lagu lafo gurayey siddii loo kobcin lahaa  dhaqaalaha Somaliland, loonana dagaalami lahaa  Sabool-nimada, Sixirbararka, iyo siddii loo saldhigi lahaa Siyaasadda Kharashaadka Miisaaniyadda. Shirkaasi ayaa Wax lagu casuumay dad ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Cabdiweli Oo God Madow ku Riday Maamulkii Khatumo, Horboodayaasheediina Xilal Wasiirnimo Ku Taxay

Garowe:29-Jan-2014(SDN)-Madaxweynaha Cusub ee Maamul-Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa Dhirbaaxo Siyaasadeed Oo Miisaan Leh Ku legday Kooxda Dibad-wareegga ah ee Khaatumo. Madaxweyne Gaas ayaa ugu Horrayn Madaxweyne Ku Xigeen ka Dhigtay Nin dhalasho ahaan ka soo Jeeda Deegaanka Buuhoodle oo inta Badan saldhig u ahayd raggii sheegan jirey Maamulka Khaatumo oo haatan Gabalkiisu dhacay. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Poaching-militancy link: Missing the woods for the trees

KOLKATA: An undercover probe revealed recently that Somali group al-Shabaab, which took responsibility for the Nairobi mall carnage last September, uses proceeds from the illegal ivory trade to fund its terrorist operations. Investigation sponsored by the Los Angeles based Elephant Action League tracked the money trail connecting elephants massacred in Kenya to ivory buyers in […]

Posted in Uncategorized | Read More »