Home » 6:08 am
Entries posted on “January, 2014”
New York:30-Jan-2014(SDN)-Hay’adda Xuquuqda Aadamiga u Doodda ee Human Rights Watch, ayaa Soo Saartay Warbixin dheer oo ay ku Iftiiminayso inaan Shacabka Somaliyeed isu dhaamin Xoogaga Alshabab iyo Dawladda Ku Meel Gaadhka ah ee Somalia. Warbixin dheer oo Hay’addu soo Saartay, ayaa lagu sheegay in dhamaanba Dedaaladii Dawladdu Caqabad ku noqdeen Ammaanxumo iyo Aqoondarro dhinaca Hanaanka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa, 30 Jan 2014 (SDN) –About 17 former employees of United Nations Children Fund (UNICEF) now have a reason to afford a broader smile after Marodijeh Regional Court in Hargeisa ordered the organization to compensate them for unfair dismissal. The 17 former employees are to be paid $ 613,916, the court ruled. The presiding judge […]
Posted in Uncategorized | Read More »
By Nouri Omer Abdillahi My last trip to Addis was a very pleasant one. I was there to pick up my daughter Layla who was arriving from New Orleans as an unaccompanied minor; therefor it was nice for me to meet her at the Airport. When she got there we got to hangout, and ate […]
Posted in Uncategorized | Read More »
By: Lee Mwiti On the face of it, Somaliland has all the basic characteristics required for statehood: a settled population, a largely defined territory (bar a dispute with Puntland) and a central government in effective control. Indeed, it has its own flag, currency, army, police and holds regular–and democratic–elections. Adventurous travellers to the region located […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 29.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Cali Maxamed Waran Cadde, ayaa sheegay inay Hargeysa soo gaadheen khabiirro Itoobiyaan ah oo samayn doona qaabka loo qurxin doono Caasimadda Hargeysa si loo fuliyo qorshihii uu hore ugu baaqay ee kor u qaadista bilicda magaalooyinka. Cali Waran cadde oo maanta saxaafadda kula hadlayey golaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 29.Jan 2014 (SDN)- Mareeyaha Guud ee madbacadda Qaranka Somaliland Cabdilaahi Maxamed Jaamac (Caray) oo uu weheliyay Ku xigeenkiisa ayaa maanta hortagay Guddiga dabo-galka hantida qaranka ee Golaha Wakiiladda Somaliland oo ay yeesheen fadhi albaabadu u xidhan yihiin oo maamulka madbacadda ay wax kaga weydiiyeen waajibaadkooda shaqo. Kulankaas ka dib ayaa Maareeyaha Madbacadda qaranku uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed today met with farmers to discuss the challenges they face and the help the government can provide to Somalia’s agriculture sector. The Prime Minister set out his vision of restoring the country’s strong export led agriculture sector as a key part of Somalia’s economic recovery. Farmers from Middle […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Jan 29,2014(SDN)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiweli Shiikh Axmed ayaa maanta kulan la qaatay beeralayda Soomaaliyeed si uu ugala hadlo caqabadaha haysta iyo kaalinta ay Dowladda Federaalku ku saacidi karto beeralayda sidii ay kor ugu qaadi lahaayeen wax-soosaarka dalka, waxana Ra’iisul Wasaaruhu ka sheegay kulanka in xukuumaddiisu ay muhiimad weyn siin doonto […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ceerigaabo 29.Jan 2014 (SDN)- Ciidamada Booliska ee Gobolka Sanaag ayaa Galabta Gacanta ku soo Dhigay Gacan ku dhiigle Sharmaarke Sahal Oogle oo Todobaadkii Tegay ku dilay Degmada Oog Marxuun la Odhan Jiray Axmed Aadan Raanbe . Sida uu Shabakada Qurbejoog.com u Xaqiijiyay Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Sanaag Gaashaale Xasan Ismaaciil Yuusuf Gacmo Yare Waxaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 29.Jan 2014 (SDN)- Wasiirkii Hore ee Wasaarada Warfaafinta ee Somaliland Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale ayaa Maanta Meel adag iska Taagay Qaabkii looga Hadlay Qodobkii Sagaalaad ee Heshiiskii Istanbul ee dhex maray Somaliland iyo Somalia . Boobe Yuusuf Ducaale Waxa uu ku dooday in Ummada Somaliland ay Xaq u leedahay soo Bandhigida Gabood faladii uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »