Home » 12:03 pm
Entries posted on “January, 2014”
Boorama 30.Jan 2014 (SDN)-Wasiirka wasaarada Beeraha somaliland Prof Faarax Cilmi Geedoole iyo wafti uu hogaaminayo oo Hawlo shaqo ku joogay xeebaha Galbeed ee somaliland ayaa maanta gaadhay degmooyinka Lughaya ,Garbo Dadar,iyo Deeeganada Hoos yimaada. Waftigan uu wasiirku hogaaminayay ayaa waxa y soo mareen deegaanada Saylac halkaasi oo ay u kuur galayeen Ayax dhowaan Ku Habsaday Deegaanada gobolkaasi ka tirsan Wasiirka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Xidh Xidh 30.Jan 2014 (SDN)- Deegaanka Xidhxidh ee gobolka Sool ayaa lagu soo waramayaa in uu noqday dhufays labaad oo ay kooxda Galgala degan ee Alshabaab u isticmaasho xaruntooda labaad ee ay ka dageen Somaliland, halka buuraha Galgala oo toddobaadkan dagaal ba’ani ku dhex maray ciidanka daraawiishta Puntland ay ka ahayd bogcada ugu haboon ee ay gabaadsadaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Burco 30.Jan 2014 (SDN)- Guddoomiyihii hore ee Gobolka Togdheer Xukuumaddii Rayaale, ayaa si weyn u dhaliilay kala qaybsanaanta Bulsho ee ku soo korodhay Gobolka oo saameyn weyn ku yeelatay isdhex-galka iyo samaan ku wada noolaanshiyaha dadweynaha, xanuun badana ku haysta dadka Indheer garadka ah. Jaamac Cabdilaahi Warsame (Biin), ayaa Gobolka Togdheer badhasaab ka ahaa labadii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Adiis Abba 30Jan13(SDN) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Mohamud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka qeyb-galay Shirka Madaxda Midowga Afrika oo maant furmay. Wafdigan ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Arimaha Dibadda Mudane Abdirahman Ducaalle Beyleh, Wasiirka Gaashaandhiga Mudane Maxamed Sh. Xassan, Wasiirka Arimaha Gudaha Mudane Cabdullahi Goodax Barre, Saffirka Soomaaliya u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Laascaanood 30.Jan 2014(SDN) Wasaaradda Duulista Hawadda iyo Gadiidka Cirka Somaliland ayaa faahfaahin ka bixisay Diyaarad siday alaabo ganacsi oo maanta fadhiisatay Madaarka magaalada Laascaanood oo mudo xidhnaa. Arintaasi ayaa waxa lagu sharaxay War saxaafadeed oo uu maanta soo saaray Afhayeenka Wasaaraddaasi Md. Saddaam Maxamed Axmed, kaas oo isagoo dhamays tiran u dhignaa sidan:- “ Wasaaradda Duulista […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hogaanka sare ee xisbiga Ucid Musharaxa Jagada Madaxweyne Iyo Ku Xigeenkiisa ,Gudida fulinta,Golaha dhexe iyo Dhamaan Taageerayaasha xisbiga ucid waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, iyaga oo uga Tacsiyeeynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timid MARXUUM C/RAXMAAN TUBEEC Kaas oo Maanta ku Geeriyoodey Wadanka Ethiopia,Gaar Ahaan Magaalada Addis Ababa ( Inaa Li Laahi Waa Inaa Ileyhi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Anniga oo ah Cabdiladiif Cumar oo ahaa afhayeenkii xisbiga Ucid ee xilkii iska casilay taariikhudu markay ahayd 28/01/2013 in aan ka jawaab celiyo warsaxafadeed uu soo saaray ninka sheegtay Xoghayaha Saxaafadda ee Xisbiga UCID ee magaciisu yahay Md. Yuusuf Keyse Cabdillaahi. Warsaxaafadeedkaasi oo ku taariikhsnayd 29/01/2014 waxa uu ku beeniyay is-casilaadii 14 xubnood ee ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Addis Ababa:30-Jan-2013 (SDN)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo Haatan Magaalada Addis Ababa Kaga Qaybgelaya Shirka 22-aad ee Hoggaamiyayaasha Qaaradda Afrika, ayaa Ka Hadlay Arrimo Dhawr ah oo dawladiisa ku Saabsan iyo Tallaabooyinka ku qorshaysan Mustaqbalka Dhaw. Madaxweynaha ayaa isagoo u warramayey Warkaalada Wararka ee Reuters, waxa uu Carrabka ku dhuftay inuu Dhawaan Soo Iibsan doono […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:30-Jan-2014(SDN)-Wararka laga Helayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Oday Xasan Daahir Aweys si Rasmi ah looga saaray Xarunta Habar Khadiija oo Xarun u ah Ciidama Nabad-sugidda. Sheekha ayaa La Sheegay in Haatan wixii ka Dambeeya aanu ku Jirin doonin Xaruntaas, maadaama arrintaas laga Gaadhay Heshiis Buuxa. Sheekha ayaa la Sheegay inuu Wixii imika ka Dambeeya […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Walla-weyn:30-Jan-2014(SDN)-Warka ka Imanaya Saaka Degmada Walla-weyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose, ayaa sheegaya inaan saaka Halkaas wax iska Hor imaad ahi ka Dhicin, balse Ciidamadii ka Wada Tirsanaa Dawladda ee Shalay Halkaas ku Dagaalamay Wali is Horfadhiyaan. Wararka ayaa intaas ku daray in Labada dhinac ay isku Hub urursanayaan, balse ay kala dhex galeen Maamulka Sare […]
Posted in Uncategorized | Read More »