Home » 4:14 pm
Entries posted on “January, 2014”
· Golihii wakiilada ayaa shiray oo arin soo saaray, waxaa ka cadhooday laba ka mid ah saddexdii shir-guddoonka. · Shirkii golaha waxaa ma maqnaa qaar kamid ah shir-guddoonka, oo aan ka soo xaadirin madasha shirka iyagoo xafiiskooda dhex fadhiyey. · Gudoomiye-ku-xigeenka labaad xafiiskiisa ayuu hoosta ka soo xidhay mana uu iman shirkii. · Khilaaf iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Addis Ababa 30.Jan 2014 (SDN)- His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today said Somalia was making “great strides” towards peace and security as he attended the opening of the African Union Heads of State Summit in Addis Ababa. The President said: “In this summit Somalia is committed to achieving its interests, especially in the area […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 30.Jan 2014 (SDN) Wasiirkadii hore ee Wasaarada Horumarinta iyo Adeega Bulshada ee Xukuumadii Ra’isal Wasaare Saacid Drs Maryama Qaasim ayaa Ilmadu ay ka soo daadatay Xili ay Xilkii Wasaaradaasi ku Wareejinaysay Wasiirka Cusub ee loo soo Magacaabay . Dr’s Maryama Qaasim ayaa Sababta ay u Oyday ku sheegtay inay Oofin Weyday Balanqaad ay u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30.Jan 2014 (SDN)- Shir hawleed ku saabsan sidii ay bulshada rayidka ahi uga shaqayn lahayd horumarinta maamul wanaagga isla markaana ula shaqayn lahaayeen gudida la dagaalanka musuqmaasuqa iyo maamul wanaagga ayaa maanta lagu qabtay Hotel Maansoor ee Magaalada hargeysa. Kulankan oo socon doona muddo hal maalin ah waxaa ka qayb qaadanaya qaybo ka tirsan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
By: Edmund Blair and Aaron Maasho Addis Ababa, 30 Jan 2014 (SDN) –Somalia’s president said he wanted the U.N. Security Council to extend a partial lifting of an arms embargo beyond its March expiry because Somali troops need more and better equipment to battle al Qaeda-aligned insurgents. President Hassan Sheikh Mohamud also said in an […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Barawe, 30 Jan 2014 (SDN) –Sources in Somalia say a U.S. drone strike on Sunday nearly hit the leader of militant group al-Shabab. A militant source and sources close to the African Union mission in Somalia tells VOA Somali service that Ahmed Abdi Godane was in the vicinity of the drone attack, which took place […]
Posted in Uncategorized | Read More »
By: Stephen Mooney New York, 30 Jan 2014 (SDN) –When one thinks of the Seychelles a few words probably come to mind: sun, beach, sand, paradise even. But high and tucked away on the top of a mountain rests Montagne Posse, a maximum security prison for captured pirates, drug lords, and murderers. For a number […]
Posted in Uncategorized | Read More »
By Nouri Omer Abdullahi Getting sick is never easy, on the other hand getting sick in Africa, now that is a different story all together. I’m sure that my experience was not one of kind but I’m the one that had to endure it that is why I decided to write about it. It all […]
Posted in Uncategorized | Read More »
By: Ahmed H Arwo, Somaliland Presidential Economic Advisor The idea of planning for medium term is a fundamental step towards better budgeting and within the principle of better accountability. It is cornerstone for enhanced resource management and strengthening good governance. It ought to give an amble time for consultation, review and discussion prior to its […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi 30.Jan 2014 (SDN)- Madaxa hay’adda sirdoonka qaranka Mareykanka ayaa Arbacadii shalay ka digay weerarro cusub oo kooxda Al-Shabaab ay ka geysato dalka Kenya. James Clapper ayaa u sheegay xubnaha guddiga sirdoonka ee aqalka odayaasha Mareykanka in dowladaha Bariga Afrika ay wajahayaan caqabad la xiriirta ka hor-tagga weerarrada argagaxisada ah. Hase yeeshee wuxuu sheegay inay […]
Posted in Uncategorized | Read More »