Home » 2:54 pm Entries posted on “January, 2014”

Somalia & Somaliland- Blind to the Past and Future

By Mohamed Ahmed To those of us who came of age after the collapse of Somali government in 1991, the need for something a kin to lucid and thoughtful conversation about how the Somali Union was formed is demanding. So much would seem, upon reflection obvious. But beyond the catchy phrases (Muqadas), the misleading crass […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Waxaan Go’aansaday in aan Gambo/Masar CAS madaxa ku qaato oo anan iska dhigin ilaa Somaliland AQOONSI helayso By Ilham Hassan Aliweyd (Faleebo)

Umad kasta oo dunidan ku dhex nool waxaay leedahay Hiigsi iyo hami dheer, Wadankasta wuxuu leyey rajo iyo in uu ugu horeeyo aduunka, Jamhuryada dimuqradiga ah ee Somaliland waxaay jirtay ku dhawaad 24sano kadib la soo noqoshadii madaxbanaanidii luntay 1960kii , Halgan dheer dhib iyo rafaad ayay u soo martay sidii ay u soo ceshan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Punt land oo la Filayo inuu Saacadaha soo Socda ku dhawaaqo Golihiisa Wasiirada,Qaybo ka Tirsan Wasiirada Halkan ka Akhri

Garowe 28.Jan 2014 (SDN)- Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali ayaa lagu wadaa saacadaha soo aaday inuu ku dhawaaqo gollaha wasiiradda oo maalmihii ugu danbeeyay la tashiyo kala samaynayay qaybaha kala duwan ee bulshada. Wararka  ayaa sheegaya tiradda wasaaradaha inaan waxba laga badali doonin ,hase yeeshee gollaha wasiirada ay noqon doonaan kuwo cusub iyo qaar […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland Puts Armed Forces Chief Operations Commander under House Arrest

Hargeisa, 28 Jan 2014 (SDN) –Following alleged lengthily dispute with Somaliland armed forces chief of staff General Ismail Shaqale, Vice-President and acting President Abdirahman Abdilahi Ismail ‘Sayli’ has directed that Brigadier Abdilahi Haji Jama known as ‘Aalas’, the chief operations commander of the armed forces be put under house arrest, sources close to the armed […]

Posted in Uncategorized | Read More »

GORFAYN: BUUGGA SAMO-TALIS Muna Axmed Cumar

Dhowaanahan waxa sida togga u soo burqanaya buugta ku qoran afka Soomaaliga oo loo guntaday run ahaantiina waa arrin aniga shaqsi ahaan I farxad geliya markasta oo aan arko buug af-soomaali ku qoran oo soo kordhay. Haddaba  waxaan dhowaan aad ula dhacay mid ka duwan kuwii hore aan u arkay waana buugga la magac baxay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Warbixin uu Wasiirka Xanaanada Xoolaha ee Somaliland Maanta Siiyay Golaha Guurtida {DHAGAYSO}

Hargaysa 28.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Xannaanada Xoolaha ee Somaliland Dr Cabdi Aw Daahir ayaa Maanta hor tagay Fadhigii Golaha Guurtida isla Markaana ka Hor Jeediyay Warbixin dhinacyo badan Taabanaysa oo ka Waramaysa Waxqabadka Wasaarada,Dhoofka Xoolaha,Caafimaadintooda iyo Arrimo kale. Fadhigan oo uu Shir Gudoominayay Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golahaasi Mudane Siciid Jaamac Cali ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Rabshad ka Dhalatay Gaadhi AMISOM Leedahay oo Qof Rayid ah ku Jiidhay Gudaha Magaalada Muqdisho

Muqdisho 28.Jan 2014 (SDN): Gaadiid ay leeyihiin Ciidamada AMISOM ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku jiiray Muwaadin Soomaali ah oo ka mid ahaa Dadka ku nool Magaalada Muqdisho. Ciidamada ayaa Ninkaan oo Taksile ahaa ku jiiray Meel u dhaw Tareebiyaano ee Magaalada Muqdisho,waxaana Goobta ka Cararay Gaarigii AMISOM ee wax jiray. intaa kadib ayaa waxaa goobta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Wasaarada Beeraha oo Sheegay in Deegaamo ka Tirsan Gobolka Saaxil ay ka Beerayaan Timir

Berbera 28.Jan 2014 (SDN)- Wefti uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda Beeraha Proffosor Faarax Cilmi Geedoole iyo wefti uu hogaaminayo ayaa gaadhay deegaano ka tirsan xeebaha Gobolka Saaxil.   weftiga oo ka kooban mas’uuliyiin ka  tirsan wasaaradaha Beeraha iyo Hay’adda G I Z ayaa   Ujeedada Socdaalkoodu tahay sidii dalaga timirta loogu beeri lahaa deegaanadaasi.   Weftiga oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Waanu ka Fikiraynaa Waxaanu ka Yeelayno Talaabadii Shalay Golaha Wakiilada ka Dhacday” Gudoomiye Xigeenka Wakiilada {DHAGAYSO}

Hargaysa 28.Jan 2014 (SDN)- “Somaliland 23sanadooda ayeynu kusoo dhaqmayne xeerar keena iyo dastuurka,inta uu jira aqalka golaha wakiiladu waxa uu lahaa shirguddoon dastuurka ayaana tilmaamaya lakiin nasiib daro waxa shalay dhacday in shirguddoonkii la baabiiyey oo la yidhi guddoomiye kaliya ayaa jira labada ku xigeenka shirguddoonka ka mid maaha” Waxaa Maanta Sidaa ku Tiraabay Gudoomiye […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ururka Suxufiyiinta Solja oo Digniin u diray Ururka SonSaf oo ay ku eedeeyeen inay dabada ka riixayaan Xeer ka dhan ah Saxaafada

Hargaysa 28.Jan 2014 (SDN)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa Si adag uga Hadlay Talaabooyin uu Ururka Jilayaasha aan Dawliga ahayn ee SonSaf ku Wado Xeer ka Dhan ah Xoriyada iyo Madax banaanida Saxaafada Sidaana Waxaa lagu Sheegay Warsaxaafadeed uu Maanta Soo Saaray Gudoomiye ku Xigeenka Ururka Solja Maxamed Cabdi Guuleed iyo Xoghayaha Guud ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »