Home » 12:06 pm Entries posted on “October, 2013”

Madaxweynaha Punt land C.raxmaan Faroole oo Tababar u Xidhay Ciidamada Asluubta ee Punt land

Garowe 29.October 2013 (SDN)- Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta tababar mudo saddex asbuuc u socday qaar ka mid ah ciidanka Asluubta ugu soo xiray xarunta cusub ee taliska asluubta duleedka magaalada Garowe. Askartaan ayaa waxaa la barayay casharo kala duwan oo ku aadan qaabka loola dhaqmo maxaabiista ,sida loo qabto qofka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland oo Maanta ka Hadlay Hawlgalka Tiro koobka ee Khilaafku ka dhashay

Hargaysa 29.October 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda qorshaynta qaranka Dr Sacad Cali Shire ayaa shir jaraa id oo ku qabtay xafiiskiisa waxa uu kaga waramay  muhiimada uu tirakoobka u leeyahay bulshada Somaliland isagoo faah faahin ka bixiyay baahida loo qabo in la ogaado tirada rasmiga ah ee bulshadeenu ay ka koobantahay. Wasiirka wasaaradda qorshaynta qaranka Dr […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Difaacayaasha Xuquuqda Aadamaha oo Canbaareeyay Dilkii Waxashnimada ahaa ee Weriye Timcade

Nairobi 29.October 2013 (SDN)- Hay’adda difaacayaasha xuquuqda aadanaha ee Bariga Afrika ayaa ka hadashay dilkii dhowaan Muqdisho loogu geystay weriye Maxamed Maxamuud Tima-cadde. Madaxa Hay’adda Dr. Xasan Shire Sheekh ayaa sheegay inay ka xun yihiin dilka weriye Tima-cadda, isaga oo tacsi u diray ehelada, asxaabta iyo nahda suxufiyiinta ee u ka tagay marxuumka. Waxa uu nasiib […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Soo Celinta Qaxootiga Somalida ee Kenya oo ay Qaramada Midoobay ka Hadashay

Nairobi 29.October 2013 (SDN)- Ku-xigeenka xog-hayaha guud ee QM Jan Eliasson ayaa sheegay in Soomaliya aysan xilligan ahayn goob nabdoon oo lagu celin karo qoxootiga, iyadoo hadalkiisan uu imaanayo xilli ay wado dowladda Kenya qorshe ay qoxootiga Soomaalida ah dalkeeda uga saarayso. Mar uu ka hadlay kordhinta ciidamada AMISOM ee ku sugan Somalia ayaa wuxuu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maraykanka oo Xaqiijiyay inay Khaarajiyeen Ninkii ka Danbeeyay Qaraxyadii Hargaysa ee 2008

Washington 29.October 2013 (SDN)- Wargeyska Washington Post ayaa sheegay in saraakiil ka tirsan Pentagonka Maraykanka ay u xaqiijiyeen in weerarkii shalay ka dhacay degmada Jilib ay iyagu ka dambeeyeen, kuna dileen saraakiil sare oo ka tirsanaa Al-shabaab. Saraakiisha Maraykanka ayaa intaa ku daray in gantaal laga riday dayuuradaha aan duuliyaha laheyn ee Droneska lagu dhuftay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Musharaxa Madaxtinimada Puntland Xaaji Yaasiin oo ka digay cawaaqib xumo ka dhalatay magaalada Taleex

Nairobi Oct 29,2013(SDN)-Musharaxa tartanka madaxtooyada Puntland Xaaji Yaasiin ayaa shir jaraaid oo uu ku qabtay magaalada Nairobi ayaa waxa uu uga hadlay shirka Taleex uga socda kooxda Khaatumo iyo ciidamada Puntland ee halkaa gaaray. Musharuxu waxa uu sheegay in ciidamada uu wato madaxwene ku-xigeenka Puntland Gen Cabdisamad Cali Shire ee dul tagay Taleex ay hurinayaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Marwo Faysa Maxamed Oo Si Kulul U Cambaaraysay Xadhigga Xukuumaddu U Geysatay Marwo Luul Xasan Mataan

Hargeysa:29-Oct-2013(SDN)-Guddoomiyaha Garabka Haweenka ee Madasha wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka Marwo Faysa Maxamed Muxumed, ayaa Si Kulul u dhaliishay Hannaanka ay xukuumadda Kulmiye Xabsiga ku dhigtay Madaxii Xarunta Derbijiifka Degmada Maxamed Mooge Marwo Luul Xasan Mataan. Marwo Faysa Oo Maalintii shalay U warramaysay Qaar ka mid ah warbaahinta Dalka, ayaa tallaabo foolxumo ah ku sifaysay   Xadhigga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Al-shabaab Oo Duqayntii Jilib Ka Sheegatay Jab weyn oo Soo Gaadhay

Jilib:29-Oct-2013(SDN-)Nin isku Magacaabay Abu Maxamed  oo ka mid ah xubnaha Al shabaab ayaa Waraysi uu Siiyey  Wakaalada Wararka Associated Press (AP) ku qiray in duqeyn shalay loogaga dilay saraakiil muhiim ahaa oo ururka u qaabilsanaa hawlo gaar ahaa.   Abu Maxamed ayaa sheegay in duqeynta ka dhacday degmada Jilib ee gobolka Shabellaha dhexe ay jirto […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamed Oo Habeenkii Xalay U Duulay Waddanka Turkiga

Muqdisho:29-Oct-2013(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Fiidkii Hore ee Xalay ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde,isagoo ku sii jeeda dalka Turkiga. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa casuumaad rasmi ah ka helay madaxweynaha dalka Turkiga mudane C/lla Guul, waxana la filayaa in halkaas ay ku yeeshaan wadahadallo dhinacyo badan taabanaya.   Labada madaxweyne […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Warbaahinta Madaxa Bannaan Oo Bayaan Ka Soo Saartay Xeer Dabar ku ah Oo Xukuumaddu Dabada ka Riixayso

Hargeysa:29-Oct-2013(SDN)-Kulamo isdaba joog ah oo Warbaahinta Madaxa Bannaan ee Somaliland in Muddo ah uga Socday Magaalada Hargeysa, ayaa Lagu Lafoguray Xeer Xukuumaddu dabadda Ka Riixayso Oo Dhawaan la Horkeeni Doono Golaha  Wakiillada Somaliland. Kulamadan ay Saxaafaddu ku lahayd Magaalada Hargeysa, waxay dood dheer kaga yeesheen xeer qabyo-qoraal ah oo loogu talo-galay inay ku shaqayso warbaahinta […]

Posted in Uncategorized | Read More »