Home » 1:42 pm Entries posted on “October, 2013”

Weftigii Wasiirka Arrimaha Dibada oo La Kulmay Dhigiisa Masar una Kicitimay Wadanka Ingiriiska

Qaahira 29.October 2013 (SDN)- Weftigii uu hogaaminayay Wasiirka arrimaha dibedda ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yuunis ayaa la kulmay Wasirka arrimaha dibedda Dalka Masar Mr Nabiil Fahmi. Kulanka labada wasiir oo ka dhacay xarunta wasaaradda arrimaha dibedda maser wuxuu qaatay muddo saacad ah halkaasi oo lagu lafo guray xidhiihdka taariikhiga ah ee labada dal wadaagaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shacabka Degmada Garadag Oo Qaadhaan Xad-dhaaf ah Ugu Baaqay Waddada Ceerigaabo-Burco

Garadag:29-Oct-2013(SDN)-Waxa Magaalada Garadag ayaamahanba ka socday Shir Ballaadhan oo lagaga arrinsanayey Sidii qaadhaan meel  mar ah loogu ururin lahaa Waddada Ceerigaabo iyo Burco isku xidha. Suldaan Carab Cabdi Cali  oo ka mid waxgaradka Deegaankaas, ayaa Sheegay in Shirkan lagu go’aamiyay Kun Neef oo Xoolo ah iyo lacag dhan boqol kun oo dollarka Maraykanka ah kaas […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Pentagon Says Shabab Bomb Specialist Is Killed in Missile Strike in Somalia

Washington, Oct 29, 2013 (SDN) -The United States military carried out a missile strike against a top Shabab operative in Somalia on Monday, according to Defense Department officials, three weeks after a Navy SEAL raid in another part of the country failed to capture a senior leader of the Somali Islamic militant group. The American […]

Posted in Uncategorized | Read More »

(WATCH): ‘No Woman, No Drive’: Saudi Arabian music video spoofs ban on female drivers

Riyadh, Oct 29, 2013 (SDN) -Sixteen Saudi Arabian females have been fined for driving after only a few dozen women braved the threat of punishment on the national protest day “Women’s driving is a choice” which took place on Saturday. Online activists at first planned a global “drive-in” Saturday, but cancelled the campaign after threats […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland: The Proposed New Press Bill Aims to Silence the Free Press

Hargeisa, Oct 29, 2013 (SDN) -Members of the Somaliland independent media operators and journalist organization have today 28/10/2013 in a meeting called to discussed and evaluate  the proposed drafting the controversial Press Law which  is seen to be made up of draconian measures which aims to silence the free media and is expected to be […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo furay Kulan lagaga arrinsanayo Deeqaha ay Somaliland Hay’adaha Caalamiga ahi

Hargaysa 29.October 2013 (SDN)- Madaxweynaha j s l Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo) ayaa maanta magaalada Hargaysa ka furay kulan xukuumada somaliland iyo Hay’adaha caalamiga ah ee dalka ka hawlgalaa kaga arinsanayaan  deeqaha somalialnd ka hesho  beesha caalamka iyo qorshaynta deeqaha maaliyadeed ee sanadka soo socda ee 2014ka.. Kulankan oo ay kasoo qeyb galeen hayadaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kulmiye Party moving from victory to Milestone.‏

The transition to democracy demonstrated by Peace, Unity, and Development Party (Kulmiye) leadership have promoted hope for a society where all citizens would have the opportunity to recognize their full contribution, physical, cerebral and communal .This vision was captured in the foundation, which spells out that each sector of human development domains as flourishing in contrast […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Characteristics of great leaders have in common‏

Leadership is described as processes of social influence in which one person can be enlist serving and support of others to accomplish of a common task. Leaders shape nations societies, communities, and institutions. Good leaders to help guide us and make the essential large-scale decisions that keep the humankind moving. Our society can most people to identify […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska oo u Kuurgalid ku Sameeyay Hawl Socodka Bilicda Caasimada

Hargaysa 29.October 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda arimaha gudaha Muadane Cali Mamxamed  Warancadde oo uu wehelinayo taliyaha ciidanka Booliiska J S L Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa  kormeer kusoo maray  sida ay u socoto hawsha kor loogu qaadayo bilicda Caasimada Hargaysa oo ay wado dawlada hoose ee Hargaysa. Hawsha kor u qaadista bilicda Caasimada Hargaysa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Golaha Guurtida oo Meel Mariyay Xeerka Ciidanka Booliska Somaliland oo hore ay Golaha Wakiiladu u soo ansixiyeen

Hargaya 29.October 2013 (SDN)- Fadhigii maanta ee golaha guurtida oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha golaha guurtida md saleebaan maxamuud aadan ayaa cod gacan  taag ah ku ansixiyay xeerka booliiska j s l . xeer lanbar 63-2013. Xeerka booliiska xeer lanabr 63 2013 oo hore ay u ansixiyeen golaha wakiiladda j s l ayay wax ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »