Home » 1:39 am Entries posted on “October, 2013”

Characteristics of great leaders have in common‏

Leadership is described as processes of social influence in which one person can be enlist serving and support of others to accomplish of a common task. Leaders shape nations societies, communities, and institutions. Good leaders to help guide us and make the essential large-scale decisions that keep the humankind moving. Our society can most people […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wiil dhalinyaro oo ku sugan caasimada Somalia oo jacayl uu u qabo fanaanada Farxiya Fiska darteed u jiifa Daawo

London 30Oct139sdn0 Wiil dhalinyaro oo ku sugan caasimada Somalia ayaa jacayl dartii u qaba fanaanada Farxiya Fiska wiilkan oo ka soo dubay cajalad maqala ayaa waxay qurbejoog.com ka waydisay fananada oo ku sugnayd xaflad loo qabto soomalida oo somaliweek oo habeenkii u danbaysay ay marti ku ahayd ayaa fanaanadu ka gaabsatay bal nala daawada wiilkan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland: House of Elders Passes Police Bill No.63/2013

Hargeisa, Oct 30, 2013 (SDN)-Somaliland’s House of Elders has on Tuesday unanimously passed Police bill No.63/2013, after making few amendments to the bill.  Fifty two MP’s have attended the session chaired by Chairman Sulaiman Mohamoud Adam and once the voting commenced the Police bill No.63/2013 passed with forty five votes in favor to 4 against, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawlada Federaalka Somalia oo Ka Hadashay Weerarkii lagu Khaarajiyay Sarkaal Sare oo ka Tirsanaa Kooxda Alshabaab

Muqdisho 29.October 2013 (SDN)- Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo amniga ee xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadashay duqeyn shalay gelinkii dambe ka dhacday meel u dhow tuulada Dhaay Tubaako, oo hoos tagta degmada Jilib ee gobalka Jubbada Dhexe. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka, C/Kariin Xuseen Guuleed, oo u warramay warbaahinta dowladda, ayaa sheegay in dowladdu ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Uganda Arrests Peacekeepers Who Once Served In Somalia over Alleged Theft of Gas, Rations

Kampala, Oct 29, 2013 (SDN) -At least 40 Ugandan soldiers, including an army brigadier who held a position near the top of the African Union peacekeeping mission in Somalia, have been recalled from Somalia and arrested as a Ugandan military panel investigates allegations they stole from the mission, Lt. Col. Paddy Ankunda, spokesman for Uganda’s […]

Posted in Uncategorized | Read More »

29 October Maalin Shacbiga Somaliland ugu Suntan arbacadii Madoobay Iyo Qaraxyadii Hargaysa {DHAGAYSO}

Hargaysa 29.October 2013 (SDN)- Waxaa laga Joogaa Shan Sanno oo Buuxa markii Maantoo kale oo Taariikhdu tahay 29.October in Caasimada Somaliland ee Hargaysa ay ka dhaceen Sadex Qarax oo argagixiso isla markaana lala beegsaday Xarumo Muhiim ah oo kala ah Qasriga Madaxtooyada,Xafiiska Itoobiya ay ku leedahay Hargaysa iyo Xarunta Hay’ada Qaramada Midoobay ee UNDP. Sadexdaas […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dabaal Dega 99 Guurada Aasaaska Wadanka Turkiga,Madaxweynaha Somalia oo ka qayb galay, Daawasho Wacan

Ankara 29.October 2013 (SDN)- Waxaa dalka Turkiga Si weyn uga Socda dabaal deg la Xidhiidha Markii la aasaasay wadanka Turkiga oo Sagaal iyo Sagaashan Guuradiisa si Mug leh uga socda Magaalooyiinka kala duwan  ee dalkaas. Geesta kale Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi uu hoggaaminaya ayaa si heer sare ah loogu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Xeerka ay Xukuumadu wadato waa Mid ka Hor imanaya Shuruuda iyo Xoriyatul Qawlka dalka” Xisbiga Waddani oo Meel adag iska Taagay Xeer lagu cabudhinayo Saxaafada {DHAGAYSO}

Hargaysa 29.October 2013 (SDN)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Cod dheer kaga digay talaabo ay Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo ku cabudhinayso Saxaafada Xorta oo Taariikh ku leh dhismaha dalka iyo Taabo galinta Nidaamka Curdinka ah ee Somaliland ku talaabsatay . Cabdi rashiid Riyo Raac oo ah Xoghayaha Qorshaynta ee Xisbiga Waddani ayaa Sheegay in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

U.N. Deputy Secretary-General Jan Eliasson Calls for More Efforts Against Al-Shabab

Nairobi, Oct 29, 2013 (SDN) -A top United Nations official visiting Nairobi has urged Kenyans and Somalis not to relent in the battle against Somali militant group al-Shabab. The group continues to threaten and attack security forces and civilians in both countries. As Kenya and Somalia plot out ways to fight terrorism and subdue al-Shabab, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland’s Foreign Minister Arrives in London

London, Oct 29, 2013 (SDN) -Somaliland’s minister of foreign affairs Mohamed Bihi Yonis has on today arrived in London for the second leg of a three-stop tour of UK, Egypt and Djibouti. The foreign minister flew from Cairo the Egyptian capital were he had met with top Egyptian government officials. The foreign minister has said […]

Posted in Uncategorized | Read More »