Home » 3:00 pm
Entries posted on “October, 2013”
Hargeisa, Oct 30, 2013 (SDN) -Somaliland president Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo has on Tuesday officially opened the bi-annual meeting between Somaliland government and international donors to assess the projects implemented by international NGOs in the country. The meeting in Ambassador Hotel in Hargeisa was attended by UN organizations based in the country, international organizations, representatives […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dimishiq Oct 30,2013(SDN)-Ergeyga gaarka ah ee Jaamacada Carabta Lakhdar Brahimi ayaa maalinimadii Talaadada ka digay in ay dhacdo in la “Soomaaliyeeyo”xaalada dalka Syria. Wareysi uu bixiyay Brahimi ayuu waxa uu ku sheegay in hadii lagu guul dareysto in xal laga gaaro xaalada dalka Syria ay dhici kareyso in bariga dhexe uu ka soo baxo dal […]
Posted in Uncategorized | Read More »
New York Oct 30,2013(SDN)-Maraakiibta reer Galbeedka ee mara badaha Soomaalida ayaa laga soo xigtay in ay kolka Burcad badeedu isku daydo in ay afduubtaan ay isaga caabiyaan heesaha Fanaanada Britney Spears. Arintan oo dhawaan soo shaac baxday ayaa noqotay qodobka ugu hadal heynta badan ee saxaafada caalamka. Ciidamada la socda maraakiibta UK ee ilaalada ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30.October 2013 (SDN)- Guddida qaban qaabada shirweynaha Xisbiga Kulmiye ayaa kulan ay goor dhaweyd magaaladda hargeysa ku yeesheen ku doortay hogaanka Rasmiga ah ee hagi doona hawlaha qaban qaabada kuwaas oo kala ah Guddoomiye, ku-xigeen, Xoghaye iyo Af-hayeen. Guddidi waxay Guddoomiye u doorteen Abuubakar Xaamud Jibriil, Guddoomiy ku-xigeen Xildhibaan Saleebaan Cabdi Cali Bukhaari, Xoghaye […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Geneva, Oct 30, 2013 (SDN) –Thousands of Somalis have made their way to Switzerland, leaving their homeland behind because of armed conflict and the additional threats of drought and famine. But finding their place is far from easy, even if help is at hand. Somali asylum seekers have to deal with a difficult situation, having […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Minneapolis, Oct 30, 2013 (SDN) -Politics in Minneapolis is about to change.Not only is the city electing a new mayor on Nov. 5, but it’s possible a majority of the members of the city council will be freshmen as well. Among their number could be Abdi Warsame, who would be the first Somali American elected […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi, Oct 30, 2013 (SDN) -Kenyan police are holding five people over last month’s attack on Nairobi’s Westgate mall, a top officer said on Tuesday, adding they hoped to charge them soon. At least 67 people were killed in the attack on the upmarket mall claimed by Somalia’s Al Qaeda-linked Shebab insurgents. Ndegwa Muhoro, head […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 30.October 2013 (SDN)- Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta ku laabtay magaalada Muqdisho kaddib safar hal maalin qaatay oo uu ku tagay dalka Turkiga. War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska madaxweynaha ayaa lagu sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh uu la kulmay madaxweynaha iyo raysul wasaaraha Turkiga, sidoo kalena uu khudbad ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi Oct 30,2013(SDN)-Laba ruux oo Soomaali ah oo lagu soo eedeeyay in lagu qabtay walxaha qarxa ayaa maxkamad la horgeeyay magaalada Nairobi. Cabdiraxmaan Axmed Xeyle iyo Nucmaan Maxamed Xasan ayaa lagu soo eedeeyay in bishii March la qabtay iyaga oo walxo qarxa saaraya mid ka mid ah gawaarida Dadweynaha. Ciidamada amaanka ee dalkaasi oo xiligaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gabiley:30-Oct-2013(SDN)-Kow iyo Toban Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Deegaanka Degmada Gabiley ayaa shalay xabsiga loo taxaabay ka dib markii ay ka gadoodeed xadhig sharci darro ah oo xukuumaddu kula kacday xildhibaan ka tirsan Golaha Degaanka Gabilay. Xadhiga xildhibaanka ayaa dabasocday muran la sheegay inuu dhex maray Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Md. Sacad Cali Shire iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »