Home » 2:23 am Entries posted on “October, 2013”

DAAWO:Beesha reer Khalaf oo Xubin Baarlamaan codsatay iyo Jawaab la siiyay

Gaalkacyo Oct 31,2013(SDN)-Beesha reer Khalaf ee Cumar Maxamuud ee degta gobolka Mudug ayaa kulan ay soo abaabuleen waxgaradka beeshaasi waxa ay beelaha gobolka Mudug uga codsadeen in ay siiyaan mid ka mida xildhibaanada gollaha Baarlamaanka Puntland. Mid ka mida beelihii madasha xaadirka ku ahaa ayaa waxa ay sheegeen in ay walaalaood siin doonaan xubintooda baarlamaan. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Baahintii Wararka ee TV-ga Qaranka Somaliland

Hargeysa Oct 31,2013(SDN)-Akhristeyaal ku soo dhawaada mar kale baahintii qubanaha wararka ee TV-ga Qaranka Somaliland ee xalay,qodobada aad maqlidoontaana waxa ka mid ah: Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo xafiiskiisa ku qaabil u qaanilsanaha arrimaha biniaadinimo u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici oo furay heyada hooyada iyo dhalaanka ee UNICEF SDN-Hargeysa contact@somalidiasporanews.com

Posted in Uncategorized | Read More »

Xulka Ghana oo – 6-1- Ku Hanfisey Xulka Egypt Ma Ka Soo Kaban Doonaan?(By Jaahuur)

Ghana,Kumasi-Oct-31-2013-(SDN) Akhyaartay dhacdooyinkeena ciyaaraha waxaynu u riixaynaa xagaa iyo Afrika oo wali uga socdo iskhaarinjintii koobka kubadda cagta ee aduunka kana dhici doona dalka Brazil 2014. Haddaba ciyaar oo aad u xiisa badneyd oo la wada sugayey ayaa waxaa foodda isla galey xulka Ghana(Black Stars) iyo xulka Egypt,waxayna ka dhacdey (Baba Yara Stadium) First Leg-Lugtii Hore. […]

Posted in Sports | Read More »

Madaxweynaha Punt land oo Kulan la Qaatay Wefti Ka Socday Qaadhan bixiyeyaasha kana wada hadlay Mashruuca New Deal

Garowe 30.October 2013 (SDN)- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole ayaa kulan kula qaatay xarunta Madaxtoyada Puntland ee Garowe wafdi ka socday deeq bixiyaasha Midowga Yurub iyo Bankiga Aduunka kuwaasi oo ka koobnaa lix  xubnood. Wasiirka Qorshaynta Puntland Eng.Maxamuud Caydiid Dirir  ayaa faahfaashay kulanka ka dhacay madaxyoyada oo uu sheegay inuu ahaa mid la […]

Posted in Uncategorized | Read More »

President Silanyo Meets with the Head of UN Resident and Humanitarian Coordinator for Somalia

Hargeisa, Oct 30, 2013 (SDN) -Somaliland president Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo has on today received Mr. Philippe Lazzarini the representative of United Nations office for humanitarian affairs coordination and development for Somalia at the presidential palace. Mr. Lazzarini has arrived the country yesterday in order to attend a bi-annual meeting between Somaliland government and international […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali Writer Wishes to Make ‘Pather Panchali’ Like Film

London, Oct 30, 2013 (SDN) -Nadifa Mohamed, a Granta best young British novelist, likes images formed in the mind to take a physical shape and says she would love to make something as honest and beautiful as “Pather Panchali” but set in her birthplace Somalia.  “I have always loved films and used to watch Bollywood […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dil Dilaaca Xisbiga Kulmiye oo ka dhex Curtay Gudidii qaban qaabada,Damaca Siyaasiyiinta, iyo Kalsooni daro soo kala dhex gashay dhinacyada ku loolamaya Hogaanka Xisbiga {DAAWO}

Hargaysa 30.October 2013 (SDN)- Gudidii Qaban qaabada Shirweynaha 3aad ee Xisbiga Kulmiye ayaa Maanta waxaa soo kala dhex galay Khilaaf Mugdi gelinaya is aaminka iyo Kalsoonida u dhaxaysa Xubnahan oo Guud ahaan isku dhan 27 Xubnood isla markaana dhawaan la magacaabay . Gudidan ayaa u kala Jabtay laba Garab inkasta oo aan la shaacin dhinacyada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’isal Wasaare Cabdi Saacid iyo u Kuurgelida Koboca iyo Horumarka Baanka dhexe Somalia

Muqdisho 30.0ctober 2013 (SDN)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta kormeeray koboc iyo horumarada dhaqaale ee Bankiga dhexe iyo Dekedda Muqdisho, waxaana kormeerkiisan ku wehliyay Wasiirada Maaliyadda, Howlaha guud, Arrimaha gudaha iyo Warfaafinta. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ugu horeyntii kormeerkiisan ku tegay xarunta Bankiga dhexe ee Soomaaliyeed, halkaasoo uu kula […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ships use Britney Spears songs to ward off Somali pirates

Mogadishu, Oct 30, 2013 (SDN) -An international organization of maritime security companies says the music of Britney Spears has proven effective in warding off Somali pirates. A representative from the Security Association for the Maritime Industry said ships traveling in the Indian Ocean have found the pirates are repelled by Spears’ hit songs “Oops! I […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Wakiilka Jimciyada Quruumaha ka dhaxaysa u qaabilsan Xaga Horumarka iyo Bini’aadanimada ee Somaliland iyo Soomaaliya

Hargaysa 30.October 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Jimciyada Quruumaha ka dhaxaysa u qaabilsan Xaga Horumarka iyo Bini’aadanimada ee Somaliland iyo Soomaaliya Mr. Philippe Lazzarini.Sarkaalkan oo shalay ka mid ahaa wufuud Somaliland u timid sidii loo qiimayn lahaa iskaashiga Somaliland, qaadhaan bixiyeyaasha iyo Hay’adaha caalamiga ah. […]

Posted in Uncategorized | Read More »