Home » 9:51 am
Entries posted on “October, 2013”
To begin with according to a question asked by many to Yahoo as when the first asphalt road was constructed. After concluding a voting exercise six years ago, the widely accepted response was that, the first asphalt pavement road was constructed in Babylon in 625 BC in the region of Reign (Babylon reached its heyday […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Boorama:31-Oct-2013(SDN)-Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee xisbiga mucaaridka ah ee WADANI Mudane Axmed Muumin Seed ayaa maalintii shalay si kulul u cambaareeyay xadhiga ay xukuumadu kula kacday xildhibaanada ay shacabku soo doorteen ee golaha degaanka ee degmada Gabilay. Gudoomiye ku xigeenku isaga oo ka hadlaya arintan waxa uu yidhi “Waxa aan cambaaraynayaa xadhiga ay xukuumadu kula […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:31-Oct-2013(SDN)-Iyadoo Dhulgariirkii ugu weynaa uu Haatan uun ka dhex curtay Xisbiga Kulmiye, ayuu Garabka Uu Hoggaamiye Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi ku Dhawaaqay In Kooxda sheegatay inay Guddi Samaysteen ay Dhabar jab iyo Foolxumo ku tahay Guud ahaanba Xisbiga. Shir Jaraa’id oo Makhribnimadii shalay Xarunta Xisbigaas ay ku qabteen Guddoomiyaha Ku-meel-gaadhka ah ee Guddida Qabanqaabada Xisbiga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Burco:31-Oct-2013(SDN)- Hawlgallo Baadhitaan oo ayaamahanba Ciidanka Ammaanka Magaalada Burco ka wadeen Magaaladaas, ayaa Natiijadoodu Noqotay in Gacanta lagu soo Dhigo Tiro Rag ah oo Looga shakisan yahay inay Ka tirsan yihiin Jabhadda Etiopia Ka Dagaallanta ee ONLF. Hannaanka ay ciidanka Boolisku Dadka u baadhayeen oo ahaa mid ku cusbaa Waddanka, islamarkaana aan waxba la dhaafaynin, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:31-Oct-2013(SDN)-Xisbiga Talada Haya ee Kulmiye ayaa wax uu Huursanaadaba Maanta la Soo Baxay Caado iyo Dhaqan in badan la sheegi jirey in ifafaalaheedu soo siigaynayo. Xisbiga Kulmiye ayaa Kala Fogaanshihii iyo Loollankii u dhexeeyey Labada Nin ee haatan tartanka weyni dhexyaallo ee Samaale iyo Muuse Biixi, waxa uu sababay in Guddidii qabanqaabada shirweynaha ee Dhawaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:31-Oct-2013(SDN)-Guddoomiyaha Guddiga Basaslayaasha caasimadda Hargaisa Mudane,Xuseen Axmed Maxamuud, ayaa faahfaahin ka Bixiyey Shaqada ay Guddi ahaan Qabtaan iyo Hawlaha ay u hayaan Iskaashatada Basasleyda caasimadda. Guddoomiyaha Oo Maalintii shalay xafiiskiisa ugu warramayey Qaar ka Mid ah warbaahinta, ayaa sidoo kale carrabaabay in Xukuumaddu Gebi ahaanba ka Dhaaftay Lacagta Takaalliifta waddooyinka ay dhawaan soo rogtay. Guddoomiyaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi Oct 31,2013(SDN)-Ciidamada dalka Kenya ayaa u haya shan ruux weerarkii lagu qaaday xarunta ganacsiga ee westgate Mall ee bishii hore. Xeer ilaalinta ayaa sheegay in shantan ruux sida ugu dhakhsiyaha badan loogu soo oogi doono debiyo la xiriira fal danbiyeedkaas. Ndegwa Muhoro oo ah madaxa denbi baarista ciidamda Booliska ee Kenya ayaa sheegay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Tehraan Oct 31,2013(SDN)-Kulan ay yeesheen Madaxa guddida Amniga iyo arrimaha dibedda ee Baarlamaanka dalka Iran Alaeddin Boroujerdi iyo wefdi ka socda baarlamaanka Soomaaliya oo uu hogaaminayo Cabdala Boss Axmed. “Balaarinta xiriirka saaxibtinimo ito ta siyaasadeed,dhaqaale iyo dhaqan ee dalalka Islamka waxa ay ka mid tahay qodobada assaasiga ah ee baarlamaanka Iran”ayuu yiri Boroujerdi. Cabdala Boss […]
Posted in Uncategorized | Read More »
In a meeting between Chairman of the Iranian Parliament’s National Security and Foreign Policy Commisiion Alaeddin Boroujerdi and a visiting delegation of the Federal Parliament of Somalia, led by Cabdalle Boss Axmed, the pair stressed the need for further development of mutual cooperation between Tehran and Mogadishu. “Expansion of friendly relations in political, economic and […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, October 31, 2013—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa tacsi Qaran u diray qoyska, ehelada, qaraabada iyo shacabiweynaha Soomaaliyeed geeridii ku timid alle u naxariistee Xildhibaan Cumar Islow Maxamed. “Xildhibaan Cumar Islow wuxuu ahaa shaqsi dadaal badan oo howlaha Qarankana si sharciga waafaqsan u guta, waxaana alle baryeynaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »