Home » 4:22 am
Entries posted on “September, 2013”
Nairobi Sept 26,2013(SDN)-Warakii u danbeeyay ee ka soo baxaya sidii ay ugu suurto gashay kooxdii weerartay xaruntii ganacsiga ee Westgate Mall iyo sidii loo soo gunaanaday weerarkii qaatay afarta cisho. Xogaha ka soo baxaya weerarka ayaa sheegaya in kooxdu ay Westgate Mall ka kireysatay xarun ay ugu talo gashay in ay ka hagto weerarka. Sidoo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:26-Sep-2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa si adag u naqdiyey qaabkii ay xildhibaannada Golaha Wakiilladu ku sii daayeen maalintii Dorraad xeerka Takaaliifta Waddooyinka ee ay Madaxtooyadu u soo gudbisay, kuwaas oo uu ku tilmaamay inay dhaafsadeen dano gaar ah. Guddoomiyaha UCID waxa kale oo uu ayaan darro ku tilmaamay Hoggaanka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington Sept 26,2013(SDN)-Dawlada Mareykanka ayaa digniin aan nooceeda hore loo arag u jeedisay muwaadiniintooda caalamaka ku kala sugan. Wasaarada arrimaha dibedda ee Mareykanka ayaa qoaal ay shaacisay ugu sheegtay shicibka dalkeeda ee caalamka ku kala sugan in ay taxadar dheeri ah yeeshaan. Qoraalkan ayaa lagu sheegay in kooxda Al Qaacida iyo kuwa xiriirka la lihi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:26-Sep-2013(SDN)- Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka cirka Somaliland, ayaa markii Ugu Horraysay Soo Bandhigtay Mashruucii Ballaadhnaa ee dib-u-dhiska Madaarka Hargeysa iyo marxaladihii uu Soo Maray. Kulan oo u jeeddadiisu ahayd sidii Bulshada loogu iftiimin lahaa sida loo isticmaalay kharashkii loogu talogalay in dib loogu dhiso Garoonka, islamarkaana loo muujin lahaa inuu maanta yahay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
NY Sept 26,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Iran Xasan Roxani ayaa qaadacay ka qaybgalka qado lagu casuumay madaxda Caalamaka ee haatan magaalada New York u jooga ka qeybgalaka kulanka guud ee QM. Madaxda caalamka ay sanad walba mar isugu tagta xarunta qQaramada Midoobey ee New York si looga arin sado kolba xaaladaha dunida soo wejaha. Madaxweynaha dalka Iran […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Beirut Sept 26,2013(SDN)-Ku dhwadaa dersin ka mida mucaaridka hubeysan ee Syria oo ay ka mid yihiin qaar xiriir la leh Al Qaacida ayaa shaaciyay in ay ka baxeen hogaankii dib jooga ahaa ee ay ku mideysnaayeen. Mucaaridka ayaa sheegay in ay tahay in dalkaa lagu xukumo Shareecada Islamka haatan wixii ka danbeeya. Tilaabadan ay qaadeen […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Bilow-geenu waa Bisinka-iyo-Saliga iyo Tabaariga-iyo Tiirarka adag ee Eebe! Waa Qormooyinkeenii taxanaha ahaa ee tusamada ahaa ee tusaaleynta ahaa ee turxaan-bixinta ahaa ee dul-marka,iyo duur-xulka ahaa ee digniinta iyo durniinka ahaa ee qaawinaayey Xukuumadeena iyo hawl-wadeenadeeda qaarkood gaar-ahaan kuwa qiyaameeyey qaranka ee qorsheystey qandaraasyada qarsoon iyo qaleylkii ay ku qaadan lahaayeen ee ay ku qeybsan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
“Soofkii hore ayaa agaasimay hungo iyo haan maran dabadeed na soofkii dambe u noqday waayo’arag oo gardaaddihiyey. Ka dib waxaa dhashay saluug ku daruuran dalka la yimid oo sooyaacii gunaanaday siiyaac.” Burburkii dawladdii dhexe ka dib ayay Soomaalidu ay cagta la haleeshay dalalka Galbeedka oo la kowsatay nolol cusub. Dadka dalalkaan deggan Soomaaliya meel ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Wajeer 25.Sep 2013 (SDN)- Wararka laga helayo magaalada Wajeer ee Waqooyi bari dalka kiiniya ayaa shaaca ka qaadaya in israsaaseyn xoogan iyo Qaraxyo dhawr ahi ka dhaceen Magaalada Wajeer bartamaheeda,waxaana la sheegaya inay sidoo kale magaalada Qaybo ka mid ah ka dhacayaan israsaaseyn xoogan. Qaraxyadan waxaa lala beegsaday Maqaaxi la sheegay inay dad shacab ahi ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi 25.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka arrimaha guda ee dalka Kenya Joseph Ole lenku oo maanta shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in hawlgalkii shalay la soo afjaray ee xarunta Westgate uu ciidanku ku dilay toban ka tirsanaa kooxdii hubeysneyd ee haalkasi Joseph Ole Lenku ayaa tilmaamay inay wadaan baaritaan ku saabsan dhalashada maleeshiyadka ay ku dileen […]
Posted in Uncategorized | Read More »