Home » 5:18 am Entries posted on “July, 2013”

Wargeyska Hubaal oo sanad Guuradiisii 1aad ku soo dhaweeyay Xarig,Caburin iyo Daartoodii oo Duntay

Hargeysa July 29,2013(SDN)-Wrgeyska madax banaan ee ka soo baxa magaalada Hargeysa HUBAAL ayaa todobaadka u dabaal degi lahaa sanad guuradoodii kowaad hadaan Xukuumada Somaliland kula kicin Caburin iyo xarig. Sidoo kale Xaruntii Xisbiga oo Boolis ku nool yihiin ayaa daartii ku xeereyd ay sababo aan la garaneyn u duntay. Tafatiraha Wargeyska Hubaal Xasan Cabdilaahi Keefkeef […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Gollaha Guurtida oo Abaalmarino Guddoonsiiyay Baanka Aduunka iyo Hay’ado Kale

Hargeysa July 29,2013(SDN)-Gollaha Guurtida Soomaaliland ayaa abaalmarino kala duwan siisay Baanka Aduunka io Hay’ado iyo ashqaas kale oo reer Somaliland ah. Gollaha Guurtida Somaliland ayaa wax qabad ku micneysay abaalmarinada ay bixisay,DAAWO.

Posted in Sports | Read More »

DAAWO:Soo Dhaweyn loogu Sameeyay Safiirka Itoobiya ee Britain magaalada Birmingham

Birmingham July 29,2013(SDN)-Jaaliyada reer Birmingham ee dalka Britain ayaa xaflad soo dhaweyn ah waxa ay u sameeyeen Safiirka dalka Itoobiya u fadhiya dalka Britain. Hadaba kulanka oo la isku arkay waxyaabihii looga hadlay waxa aad ka DAAWATAA HALKAN.

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Filim Dukumenti Ah 1980 kii Qeybta Koowaad

London July 29,2013(SDN)-Waxaan aanu halkan idiinku soo bandhigeynaa muuqaal taariikhi ah oo la diraayiyay 1980kii oo si gaar ah uga waramaya taariikhda Soomaalida Geeska Africa. Taariikhdan oo uu isku soo dubariday Dr Xuseen Maxamed Aadan ayaa ah mid qiiro leh,DAAWO.

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Barnaamij ka waramaya Dhibaatada Tahriibka

Hargeysa July 2013(SDN)-Tahriibka oo haatan ah masiibo Qaran oo ku habsatay Soomaalida meel ay Geeska Africa uga nool yihiin ayaa Barnaamijkan laga diyaariyay. Barnaamijkan oo ka baxay TVga Universal ayaa ah mid taxane ah oo si gaar ah u eegaya dhibaatooyinka tahriibka iyo sida looga hotegi karo,DAAWO.

Posted in Uncategorized | Read More »

Tripute Paid To Khadra Muhumed Abdi

This picture was taken in  around  1970’s which was an elegant Oriental Hotel of Hargeisa,Somaliland Khadra Muhumed Abdi was a girl from Hargeisa,Somaliland her father was muhumed Abdi well known and wealthy man who was the owner of the Oriental Hotel of Hargeisa. Oriental Hotel was stunning and shinning Hotel in the heart of Hargeisa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Siyaasiga Xuseen Cadhoole oo ku Baaqay Banaanbax Ramadaanta ka Dib

Ottawa July 29,2013(SDN)-Siyaasiga reer Jabuuti ee Xuseen Cabdraxmaan Jaamac Cadhoole ayaa Iclaamiyay Isu soobax uu ugu baaqay shacabka reer Jabuuti maalinta Ciida. Xuseen Cadhole ayaa sidoo kale baaqyo kala duwan u diray Dhalinyarada iyo Dalada Mucaaridku ku bahoobeen ee USN. Halkan hoose ka DAAWO.  

Posted in Uncategorized | Read More »

MIYIR IYO MIRQAAN

Siddeedaba dadku markay wadaagaan qaranimo, degaan, diin, dano bulsheed, waxa had iyo goor ka dhex taagan mushkilado la ogyey oo cidda hogaanka haysaa ay abuurto iyo qaar ay iyaga laftoodu isu geystaan. Dhibta la ogyey ee hogaanka taladda ummadaasi hayaa waa la sharaxi karaa lana tilmaami karaa dhibta iyo saameynta ay bulshaddu kala kulanto. By: […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guurku Waa Hawl Ama Isku Day Barakaysan (Fa’idada Guurka) Qalinkii C/Xaafid Maxamuud

Ilahay wuxuu arkay inaysan fiicnayn qofkii ugu horeeyay oo ahaa Nabi Adam inuu ahaado kali, sidaa darteed ilahay wuxuu abuuray Xawo si ay u dhamaystiranto nolasha Adam ahaadana kuwa nolol wanaagsan ku noolada dunidana camira. Arintaas waxaan ka qaadanaynaa in qofku uusan dhamaystirnayn ilaa uu guursado. Intaas waxaa sii dheer in guurku yahay barwaaqo iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sawirka Caawa iyo qurbejoog daawasho wacan

Hargaysa 29July13 (SDN)Sawirka Caawa iyo qurbejoog xafladii qurbejooga iyo Fanaan Nuur dalacay oo Xisbiga Wadani Aflagadeyey iyo sawrika caawa daawasho wacan.

Posted in Uncategorized | Read More »