Home » 2:24 pm
Entries posted on “July, 2013”
Hargeysa July 29,2013(SDN)-Maareyaha Wargeyska HUBAALee u xaniban Xukuumada Axmed Siilaanyo ayaa isbarbar dhigay sanadguurada Xukuumada Kulmiye iyo ka wargeyska HUBAAL mar uu u waramay saxaafada. Wargeyska Hubaal iyo masuuliyiinta ka hawgala ayaa Xukuumada Somaliland isugu dartay isku day dil,xadhig iyo Cabudhin mudadii sanadka aheyd ee ay jirtay. “Cadadkii u horreeyey ee Wargeyska Hubaal waxa uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waxaan jeclaystay inaaan ku soo bandhigo qormadan kooban, qoraal xambaarsan xikmada odhanaysa “Kud ka Guur oo Qanjo u Guur” odhaahdan oo u jeedada aan u soo biyo dhici doono, aan ugu horayn u hambalyeeyo xukuumada uu hogaamiyo Madaweyne Siilaanyo, oo saddex jirsatay!(happy birth day ). Hadaba waxay iswaydiintu tahay maxay keentay wax isbedela, oo ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:29july-2013 (SDN)Xukuumadda Talada Dalka Somaliland Haysa oo saddex jirsatay maalintii Sabtida ee 27-kii bishan July, ayaa maalmahanba ku hawllanayd sidii ay u soo koobi lahayd waxqabadkeeda iyo tallaabooyinka horumarineed ee u qabsoomay muddadii ay jirtey. Xukuumadda Somaliland ayaa muddadaa ay jirtey ku tallaabsatay xagoogaa horumar ah oo muuqda inkastoo ay wali hadhsan yihiin intii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gedo:29-july-2013(SDN) Ciidamo ka tirsan ururka Alshabaab oo aad u hubasyan ayaa habeenimadii xalay weerar ku qaaday fadhiisimo ciidamada dowladu ay ku leeyihiin meelo kala duwan oo dalka ka mid ah. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada Alshabaab ay weerareen Agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo, halkaasi oo ay ku sugnaayeen ciidamada dowlada Soomaaliya. Dhanka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mugdihso:29-july-2013(SDN) Qarax miisaan leh ayaa Waqti yar ka hor dhacay meel ku dhaw is-goyska Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho. Qaraxan oo aan wali la xaqiijin sida uu u dhacay, ayaan lagu soo marayaa inuu ahaa miinada dhulka la geliyo waxaana la soo sheegaya in lala beegsaday mid ka mid ah Dhaqaatiirka ka howlgasha Muqdisho gaadhi uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho: 29-JULY-2024 (SDN) Waxaa maalintii shalay oo sabti ahayd magaalada Muqdisho lagaga dhawaaqay Golaha Midnimada Qaranka iyo Badbaadinta Dowladda Soomaaliya. Golahan ayaa ah mid ay ku midoobeen Siyaasiyiin, aqoonyahanno iyo waxgarad soomaaliyeed, waxana lagu dardar gelinayaa arrimaha Dawladda federalka somaliya. Professor Ismaacil Hurre Buubaa oo ka mid ah xubnaha ku jira golahan oo u warramayey […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa :-29-july-2013 (SDN) Qaar ka mid Aqoonhanka Reer Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inay taageero buuxda la garab taagan yihiin Golaha wadatashiga iyo Toosinta qaranka oo dhawaan lagaga dhawaaqay magaalada Hargeysa. Shir jaraa’id oo ay Maanta ku qabteen Hutel Xaraf ee Magaalada Hargeysa, ayey Aqoonyahankani ku sheegeen in hiil u yihiin 16-kii qodob […]
Posted in Uncategorized | Read More »
BAAQ SAMAFAL AH . 29/07/2013 Ujeedo :- u gar-gaaran Bisha Ramadaan Agoonta-Derbi jiifka iyo Cisbitaalada ay ku jiraan dadka dhimirka wax ka qaba. Sida aynu la wada socono waxay ku jirnaa 10 casho ee ugu dambeeyey bishii khayrka badneyd ee RAMADAAN.Haddaba waxaanu ka codsanaynaa dhamaan shacabka Muslimiinta ah,gaar ahaan shacabka reer Somaliland meel kasta oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa :-29-july-2013 (SDN)Xukuumadda Axmed Siilaanyo oo habeenkii xalay xaflad ay ku iftiiminasyso waxyaabihii u qabsoomay muddaddii saddexda sano ahayd ee ay talada Dalka Haysay, ayaa Film Dokumentary ah oo dhamaanba masuuliyiinteedu ku jireen ka saartay Wasiirkii Hore Maaliyadda Somaliland Maxamed Xaashi Cilmi. Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa isagu ahaa mishiinkii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa July 29,2013(SDN)-Kulan lagu qabtay Hargeysa ayaa waxa ka qeybgalay xubno ka midahaayeen Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Qurbejooga reer Somaliland ee dalka haatan ku sugan. Khudbad uu madaxeyne Siilaanyo ka jeediyay ayaa uu uga hadlay doorka Qurbejooga ee Horumarka Bulshada,DAAWO.
Posted in Uncategorized | Read More »