Home » 8:04 pm
Entries posted on “July, 2013”
Ceerigaabo 29.July (SDN) Waa markii labaad ee baaq qaylo dhaan ahi kasoo yeedho xubnihii ugu miisaanka cuslaa xisbiga mucaaradka ah Waddani ee Gobolka Sanaag. Waxana manaasibad balaadhan oo ay isugu yimaadeen badiba xubnihi ugu mug wayna ee xisbigaasi ayaa waxay si rasmi ah xadhiga uga jareen xafiis ugaar ah xisbigasi kadib markii xafiiskii guud ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 29.July (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud siilaanyo ayaa Xalay Huteel Maansoor ee Magaalada Hargaysa Mansor hutel kaga qaybgelay xaflad ballaadhan ay xukuumaddu ugu talo gashay inay ku Qurbejooga Somaliland ee dalka ku Sugan ay Warbixin uga siiso Waxyaabihii u Qabsoomay Mudada Sadexda Sanno ah ee Xukuumada Xisbiga Kulmiye ay talada Qaranka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 29.July (SDN) Sadex Sanno ka Hor Markii uu Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ku Guulaystay Hogaaminta Qaranka isagoo ka duulaya Balan qaadkiisii ahaa inuu Soo dhiso dawlad kooban oo Tayadu hagayso. Waxa uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo Magacaabay Gudi 15 Xubnood ka Kooban oo uu u Xilsaaray inay ka soo Talo bixiyaan Sidii loo heli […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 29.July (SDN) Wasiir ku xigeenka wasaaradda ganacsiga Md Bashiir cabdi xariir ayaa warbaahinta dalka u soo bandhigay qorshaha ay wasaaraddu u kala xadaysay ganacsiga guud iyo talaabooyinka laga qaadayo cid kasta oo ku xadgudubta sharcigaasi. Sharciga kala xadaynta ayaa ka koobnaan doona qodobadan: 1. In dhaqangelin lagu sameeyo sharciga kala xadaynta ganacsiga kaas oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
LAMU, Kenya — A Kenyan man was Monday sentenced to death for the September 2011 killing of a British man who was shot dead and his wife kidnapped by Somali gunmen at an island resort on the Kenya coast. Magistrate Johnstone Munguti found Ali Babito Kololo guilty of the murder of British tourist David Tebbutt, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 29.July (SDN) Waa Filim Dhagaysi ah kana Waramaya Waxqabadkii dhinacyada kala duwan lahaa ee Xukuumadu ku Talaabsatay Mudadii Sadexda Sanno ahayd ee ay Hogaaminta Qaranka Haysay,Kuwaas oo ay ka Mid Yihiin Kor u qaadka Dhaqaalaha iyo Miisaaniyada Qaranka,Furitaankii Ururada Siyaasada. Waxbarashada dugsiyada hoose oo bilaash laga dhigay,Mushahar kordhinta Shaqaalaha Dawlada iyo Ciidamada, Bixinta Derajada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29.July (SDN) Wasiirka wasaaradda madaxtooyada ee JSL Md Xirsi cali Xaaji xasan ayaa ka qayb galay kulan is xog waraysi ah oo ay isugu yimaadeen aqoonyahanada reer Somaliland ee dhowaan wax ka soo bartay Dalka Hindiya. Ujeedada kulankani oo u badnayd afur wadareed ay wadaagayeen aqoonyahanka reer Somaliland ee wax ku soo bartay dalka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London, July 29, 2013 (SDN) —Eritreans living in the UK are being forced by their own government to pay a “diaspora tax” that ultimately funds the secretive country’s network of influence in the Horn of Africa, including supporting the al-Shabaab group of militants in Somalia, an IBTimes UK special investigation has uncovered. The collection of […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, July 29, 2013 (SDN) —The Somali traders in Mogadishu’s markets have long faced down Islamist rebels and warlords demanding money. Now they say there is a new predator: the government tax man. Militias extorted cash from civilians during much of the last two decades of chaos. Now Mogadishu has a government in place, but […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garoowe July 29,2013(SDN)-Siyaasi u taagan xilka madaxweynenimo ee maamul-goboleedka Puntland ayaa sheegay in gebi ahaanba baarlamaanka Puntland laga saaro xildhibaanada ka soo jeeda Gobolada Sool iyo Sanaag. Musharaxa madaxweyne Maxamed Maxamuud Xirsi ayaa sidaa saxaafada u sheegay mar uu ka hadlayay goaan dhawaan ay gaaren baarlamaanka Puntland oo lagu sheegay in xildhibaanada cusub lagu soo dooran […]
Posted in Uncategorized | Read More »