Home » 5:34 am
Entries posted on “July, 2013”
Ankara, July 30, 2013 (SDN) —Turkish Parliament Speaker Cemil Çiçek paid a visit to the wounded police officers at an Ankara hospital on July 30, condemning the attack on a Turkish Embassy annex in the Somalian capital Mogadishu. Çiçek said the attack showed that Turkey’s humanitarian actions in the country “disturbed some circles.” “We understand […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho July 30,2013(SDN)-Kooxda Al Shabaab ayaa maamihii u danbeeyay xabsiga dhigay dhamaan horjoogeyaashii ajaanibka ahaa ee madaxda ka ahaa qaar ka mida guutooyinka Shabaabka. Sidaana wax daabacay barta Internetka ee Gulf of Aden Security Review oo wax ka qorta arimaha amaanka. Goaankan lagu qabqabtay ajaanibta Shabaabka ka tirsanaa ayaa waxa gaaray Amiir Mukhtaar Abu Zubeyr. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Marka la barbardhigo Soomaaliya inteeda kale, Somaliland waxay ku tallaabsatay horumar dhinacyo badan leh oo la taaban karo. Waxaana aniga iigula muhiimsan horumarka ay ka gaartay xagga amniga iyo hirgelinta nidaamka axsaabta badan iyo doorashooyinka u suurtageliyay muwaaddin kasta uu saameyn yeesho, waa Dimuqraaddiyadda. Inkasta oo ay jirto dhaqaale xumo iyo shaqo la’aan da’yarta haysata, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho July 30,2013(SDN)-Waxa magaalada Muqdisho looga dhawaaqay gole loogu magacdaray Gollaha Midnimada Qaranka iyo Xoojinta Soomaaliyeed. Gollaha oo aan mid siyaasiya aheyna waxa kulanka ay Muqdisho ku qabteen ay uga war bixiyeen ujedada loo aasaasay,DAAWO.
Posted in Uncategorized | Read More »
Garoowe July 30,2013(SDN)-Magaalada Garoowe ayaa waxa lagu soo bandhigay xeerka Saxaafada Puntland oo mudo lagu hawlanaa ayaa haatan la soo andhigay. Xeerkan oo u muuqda in dhinacyada Kulanka ka qeybgalay ay ku qanacsanaayeen ayaa hadan waxa jiray in qeylo dhaan ay ka soo jeedinayaan xeerkan,DAAWO.
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho July 30,2013(SDN)-Madaxweynaha Soomalaiya Xasan Sheekh ayaa xafiiskiisa ku qaabilay qaar ka mida saxaafada Soomaaliya oo walaac ka qaba xeerka saxaafada ee xukuumadu soo bandhigtay. Madaxweynaha Soomaaliya oo kulanka hadlay ayaa suxuufiiinta u soo jeediyay talooyin wax ku oola,DAAWO.
Posted in Uncategorized | Read More »
Marka July 30,2013(SDN)-Banaanbaxyo ka dhacay magaalada Marka ayaa lagu muu jiyay diidmada shacabka halkaa ku nool ay uga soo horjeedaan colaad gobolka ka dhacda. Masuuliyiinta heer degmo ilaa iyo mid gobol ayaa dadkii isu soo baxay ugu baaqay in la osdejiyo oo nabada la dhawro,DAAWO.
Posted in Uncategorized | Read More »
Each day from July 8 through Aug. 7, Mohamed Ismail stops eating before the sun rises. Like other Islamic believers during Ramadan, he endures the heat and everyday challenges without food. It’s only when the sun sets that he can at last break his fast. He and his loved ones come together for an iftar […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dhalinyaroy ka digtoonow! “Beenta Casriyaysan ee loo yaqaano Dab-damiska” Waxaan jeclaystay inaaan ku soo bandhigo qormadan kooban, qoraal xambaarsan xikmada odhanaysa “Kud ka Guur oo Qanjo u Guur” odhaahdan oo u jeedada aan u soo biyo dhici doono, aan ugu horayn u hambalyeeyo xukuumada uu hogaamiyo Madaweyne Siilaanyo, oo saddex jirsatay!(happy birth day ). Hadaba […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 29.July (SDN) Xubno ka Mid ah Waxgaradka iyo Aqoon yahanka Magaalada Hargaysa ayaa si Buuxda u Taageeray Golaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka ee Caasimada Hargaysa lagaga dhawaaqay. Waxgaradkan ayaa Sheegay in Xukuumada Somaliland uu Golaha Wada Tashigu u soo bandhigay Fikrado Wax ka Tari kara Caqabadaha Wadanka ka Taagan isla markaana Wixii Nasteexada […]
Posted in Uncategorized | Read More »