Home » 6:16 pm Entries posted on “July, 2013”

Somalia Polio Outbreak Places Ethiopia at Risk

Mogadishu, July 30, 2013 (SDN) —Somalia’s Ministry of Health confirms there are now 94 cases of polio in south-central Somalia and the outbreak is showing no signs of slowing down. New cases of the disease near the border with Ethiopia have also put that country at risk. The polio outbreak, first identified in May in the Dadaab […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Taliyaha Laanta Socdaalka oo ka Warbixiyay Heerka Tahriibka iyo Gudidii Madaxweynuhu u saaray oo ka hadlay

Hargaysa 30.July (SDN) Gudidii heer wasiir ee dhowaan Madaxweynaha JSL u magacaabay ka hortagga tahriibka iyo shaqo abuurka ayaa maanta warbixin ka dhegaystay taliyaha hay’adda socdaalka Md Maxamed cali Yuusuf Taliyuhu warbixintiisa ku sheegay inay hay’ad ahaan ka hawlgaleen dhaman deegaanada ay xarumaha ku leeyihiin ee Gobolada Somaliland, gaar ahaana ay awoodda saareen magaalooyinka xuduudaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Weerar Maxaabiis tiro Badan lagu furtay oo ka dhacay dalka Pakistan

  Islamabad:30-july-2013(SDN) Xukuumadda waddanka Pakistan ayaa sheegtay in maxaabiis fara badan oo ka tirsanaa ururka Taliban ay ka baxsadeen xabsi ku yaala magaalada Dera Ismacil Khan oo ku taalawaqooyi galbeed ee wadanka Pakistan. In ka badan 250 maxbuus a  yaa xabsiga ka baxsatay sida laga soo xigtay saraakiil ciidan oo dawlada u hadlay, iyadoo ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xasan Daahir Aways oo Villa Somalia Lagu xabisi Doono

 Ilo-wareedyo u dhuun daloola xaaladda Guud ee Xasan Daahir Aweys, ayaa waxa ay sheegayaan in Sheekha  lagu wado in loo soo wareejiyo xarunta madaxtooyada ee soomaaliya .   Wareejinta wadaadka ayaa la sheegay in looga gol leeyahay qancinta odayaashii ka keenay magaalada cadaado iyo weliba maamulka Ximin iyo Xeeb oo aad uga xumaaday habka loola […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Safaaradda Dalka Holland Ee Magaalada Nairobi Oo Digniin Dhinaca Ammaanka ah Soo Saartay

 Nairobi: 30-july-2013 (SDN)Safaaradda Dawladda Holland Ee Dalka Kenya, ayaa ka digtay Suuurtogalnimada Weerarro ka dhan ah Ajaanibka oo ka dhca Dalkaasi kenya ka dib markiidhawaan Booliska Kenya ay gacanta ku dhigeen Waxyaabo qarxa ooo ku jira Kartoon. wixii ka dambeeyey bishii OCTOBER 2011 markii ciidamada Kenya ay gudaha u galeen Somaliya, waxa dalkaas ka bilaabmay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidamada Amisom Oo Ka Hadlay dagaalkii Dhexmaray Beelaha Habar-Gidir iyo Biyo-Maal

Muqdisho:30-july-2013 (SDN)  iyada oo  qaraxyada iyo dilalka qorsheysani ay kusii badanayan magaalada Muqdisho deegaano ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoosana dhawaan uu ka dhacay dagaal beeleed khasaare  kala duwan sababay, ayaa  waxa arrintaa markiii ugu horraysay ka hadlay  taliska AMISOM ee Soomaaliya. Afhayeenka ciidamada AMISOM Cornel: Cali Aadan Xumad, ayaa ka hadlay dagaaladii ugu dabeeyay ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddiga Farsamada ee Toosinta Puntland oo Warbixin Soo Saartay

Garoowe July 30,2013(SDN)-Guddida Farsamada ee Toosinta Maamul-goboleedka Puntland ayaa soo saartay Warbixin ay ku faahfaahineyso xaaladihii u danbeeyay ee degaanada Puntland,Warbixinta ayaa sidan u qoreyd: Qiimaynta iyo Tala Soo-jeedin ku aaddan Maamulka Puntland oo Maanta 15-jirsadey  I.       Hordhac Maamulka Puntland waa shan-iyo-toban jirsadey. Waxaa la asaasay 1dii August 1998. Maamulkaas waxaa lagu asaasay shir-weyne wada-tashi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Al-shabaab oo waraaqo loogu Hanjabayo Wadayayaasha Gaadiidka Dadweynaha Ku soo Daadisay Muqdisho

Muqdisho:30-july-2013(SDN)Ururka Al Shabaab oo  dagaal qadhaadh kula jira Dowladda Federalka Soomaaliya, ayaa   uu Xalay  warqado ku soo daadiyay qeybo kamid ah Wadooyinka Warshadaha iyo Sodonka ee Magaalada Muqdisho. Warqadahan ayaa waxaa la sheegay inay ku qornaayeen hal ku dhigyo, lagu mamnuucaayo in gaadiidka dadweynaha, ay isku kuraas wada fadhiistaan labka iyo dhedigu. Qoraalka ayaa waxaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Salaadiintii Dhex-dhexaadinta wadday ka Aqbalay inuu Kulan Garnaqsi ah la qaato Golaha Wadatashiga

Hargeysa:30-july-2013(SDN)Madaxweyaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(siilaanyo) ayaa  la sheegay  inuu ka ogolaaday Salaadiintii  u kala dabqaadaysay  Xukuumaddiisa iyo Golaha wadatashiga iyo Toosinta qaranka ka Ogolaaday inay kulan Gaar ah isku soo horfadhiisiyaan labada dhinac. Salaadintan isxilqaantay, ayaa Habeenkii xalay ahaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweyne Siilaanyo, waxana wadahadal dheer ka dib uu Madaxweynuhu Ka Aqbalay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Cali Gurey:Kooxda kala tashiga ee wasiirka madaxtooyadu waxay u dhigaan khilaafka iyaga iyo mucaaridku inu yahay xukuumadu wax bay qabatay iyo wax ba may qaban

Hargeysa July 30,2013(SDN)-Guddoomiye ku-xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee UCID Md Cali Gurey ayaa waxa uu ka waramay qodobo door ah oo salka ku haya xaalada siyaasadeed ee dalka. Cali Gurey ayaa ku dheeraaday ka hadalka Koox wasiiro ah oo uu sheegay in uu hogaaminayo wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo caqabad ku ah tosinta qaranka. Sidoo kale […]

Posted in Uncategorized | Read More »