Home » 3:01 am Entries posted on “July, 2013”

DAAWO:Baarlamaanka oo Su’aalo waydiiyey Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya

Muqdisho July 30,2013(SDN)-Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan uu ku yeeshay muqdisho oo uu guddoominayay Prof Jawari ayaa xog wareysi la yeeshay wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya. Wasiirka ayaa wax laga weydiiyay colaada ku soo noqnoqotay goblka Shabeelada Hoose,DAAWO.      

Posted in Uncategorized | Read More »

GCC Businessmen Supporting Illegal Fishing in Somalia- UN

Muscat, July 31, 2013 (SDN) —A UN report released last week has revealed fears that businessmen in the Gulf region may be actively supporting illegal fishing in Somali waters, often using former pirates as armed guards for the fishing vessels. The annual UN report compiled by the Monitoring Group on Somalia and Eritrea details the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kenyan Captives in Somalia Freed

Wajir, July 31, 2013 (SDN) —Two Kenyans abducted by Somali Al Shabaab insurgents in January last year have finally been released 1 ½ years later. State House confirmed release of the two who were abducted back in January 2012 and that the two have been re-united with their families.  The 2, Mule Yesse, a District […]

Posted in Uncategorized | Read More »

From tension to truce: How Somalia can disarm their war-torn nation

Mogadishu, July 31, 2013 (SDN) —Peace — it’s an idea not often associated with Somalia. As civil war continues to contain the nation, a blueprint for peace is slowly being pieced together. Somali expert John Siebert, explained to the Voice of Russia just how Somalia can kick start their nation’s potential peace pact. Various measures […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland: Immigration Director briefs Committee for Youth Empowerment, illegal Immigration and Human Trafficking

Hargeisa, July 31, 2013 (SDN) —Somaliland immigration department director Mohamed Ali Yusuf today appeared before the recently appointed Presidential committee task with Youth Empowerment,illegal Immigration and Human Trafficking  the  main cause of mass exodus of Somaliland youth for lack of employment opportunities in the country. The head of the immigration department during his first appearance […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Waxbarashada oo la Wareegtay Koonteenar agab Caafimaad ku Jiro {DAAWO}

Berbera 30.July (SDN) Wasiirka Wasaarada Waxbarashada ee Somaliland Marwo Zam Zam Cabdi Aadan ayaa Maanta la Wareegtay Koonteenar uu ku jiro qalab Caafimaad oo lagu soo hagaajiyay isla markaana ay soo direen Jaaliyada Somaliland ee Magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska . Munaasibad loo Sameeyay Wareejinta deeqdan ayaa Waxaa ka Hadlay Gudoomiyaha Gobolka Saaxil, Duqa Magaalada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Haddii xaaladda nololeed ee Somalia ay maanta dib u soo laabato, waxaa sii socon doonta dadaallada dhinaca siyaasadda ah ee Turkiga” Wasiirka Arrimaha Dibada Turkiga

Ankara 30.July (SDN) Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Turkiga Ahmed Davutoglu ayaa sheegay inaan waxba laga bedelayn siyaasaddooda caawinta ah ee ku wajahan Soomaaliya, kaddib weerarkii toddobaadkan algu qaaday xarun ay ku leeyihiin Muqdisho. Davutoglu ayaa hadalkan sheegay isagoo booqanayay dhaawacyadii askarta Turkiga ee ku dhaawacmay qaraxii Muqdisho oo lagu daweynayo isbitaal ku yaalla xarunta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidamada Amaanka ee Punt land oo Hawl gal ku Qaaday Gaadiidka Beersoosha leh “Bacaha Madow ee Muraayadaha lagu Xidho”

Garowe 30.July (SDN)  Ciidamada Amaanka Puntland ayaa magaalada Garowe xalay hawlgalo lagu xaqiijinayo amaanka ka waday wadooyinka magaalada. Bacaha Madow ‘Beersalka’ ayaa si gaar ah lagu arkayay laamiga iyadoo gawaarida laga fiiqayo ,waxana uu sheegay taliyaha Booliska Nugaal G/dhexe Cabdiraxman Abshir inay sharciga marsiin doonan cidii lagu qabto gaadiid bac madow leh. Amaro ayaa horay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawlada Federaalka oo hor istaagtay deeqo waxabrasho oo ay Punt Land ka heshay Sodaan

Garowe 30.July (SDN) Masuuliyiin ka tirsan Dawlada Federaalka Somalia ayaa la wareegay kuraasta 50 ardey oo Puntland deeqo waxbarasho uga heshay dalka Sudan,Bishan aynu Ku Guda Jirno ee July 05 ee ,2013 ayaa wasiirada horumarinta arrimaha bulshada DF Drs Maryan Qaasim u dirtay warqad dhigeeda dalka Sudan Drs Sucaad Cabdirisaaq kuna wargelisay in shahaadada Puntland […]

Posted in Uncategorized | Read More »

‘New Somalia’ risk as warlords rule in Central African Republic

Ouata-Nana, July 30, 2013 (SDN) —The villagers ran away in panic when rebels brandishing machetes and AK47 assault rifles appeared from the bush, leaving the Red Cross medical workers standing alone in a dusty clearing in Central African Republic. The landlocked former French colony – one of the poorest places on earth – has been […]

Posted in Uncategorized | Read More »