Home » 5:30 pm Entries posted on “July, 2013”

Muddo Kooban oo uu Wasiir ahaa iyo Talaabadii Kowaad ee Waxqabadkiisa oo uu Jeebkiisa ka bixiyay

Hargaysa 23.July (SDN) Wasiirka  wasarada arimaha gudaha Somaliland  Cali Maxamad Waran Cade ayaa waxaa uu maanta  ku wareejiyay taliyaha ciidamada booliska soaliland  Toban gaadhi oo noocoodu yahay   gawaadhida gargaarka dagdaga ah . Wasiirka  waasaarada arimaha gudaha somalilan  Cali Warancade oo wax qabadkii sii ugu horeeyay  si toosa looga arkay maanta isaga oo  ciidamada booliska Somaliland ku wareejiyo toban gaadhi  oo yaryar ku waasi oo loogu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Laba Wasiir oo Isku Lamaan oo Xadhiga ka Jaray 5Km ee u Horeeyay ee Wadada Laamiga ee Kala Baydh ilaa Wajaale, Kana Hadlay Golaha Wada Tashiga

Gebilay 23.July (SDN) Wasiirka wasaaradda Madaxtooyada ee JSL Md Xirsi Cali Xaaji xasan oo uu wehelinayey wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo wacyigelunta Md Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa maanta xadhiga ka jaray Shantii KM ee ugu horaysay ee waddo laami ah oo dhismaheedu socdo, taasoo isku xidhaysa degmooyinka kala-baydh iyoWajaale. Wasiirka Madaxtooyada oo ka hadlayey munaasabad […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Soomaaliya Waxey Ku Baaqeysaa Guddi Dhex-Dhexaadin Ah In Loo Sameeyo Warbixinnada Soo Socda Ee Guddiga QM

Muqdisho, 23 July 2013(SDN)–Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wallaac ka muujisey warbixintii ay dhowaan guddiga dabagalka Xayiraadka Hubka Soomaaliya iyo Eretria oo khaladaad fara badan oo qaarkood iska horimaanaya iyo arrimo aan sax aheyn ay key jireen, kuna baaqay in wadatashi lala sameeyo dowladda iyo in la abuuro guddi dhex-dhexaadin ah oo la horgeeyo arrimaha qaldan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Fasiraad iyo Faallo kooban oo ku qotonta jawaabtii uu Maanta Wasiir xirsi ku liishaamay Golaha wadatashiga iyo toosinta qaranka.

Hargeysa 23-july-2013 (SDN)Wasiirka wasaaradda madaxtoooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa maanta si kulul oo cadho ka muuqato ugu jawaabay xubnaha ugu sarreeya Golaha wadatashiga iyo toosinta Qaranka oo maalintii shalay si qaawan u weeraray hogaaminta madaxweyne Siilaanyo. Wasiir xirsi   u muuqda nin labada qowlala xumbada ka tuuraya, ayaa af labadii ula baxay xubnaha miisaanka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Taarikhdii Xaaji Cabdi Xuseen (Cabdi WARAABE) Qaybtii Kowaad Daawasho wacan

London 23July13(SDN) Taarikhdii Xaaji Cabdi Xuseen (Cabdi WARAABE) Qaybtii Kowaad Daawasho wacan

Posted in Uncategorized | Read More »

“Xaasha’e Siilaanyo Tuug ma aha… Faysalna Xisbigiisii buu Debedda uga Cararay .”Wasiir Xirsi. Dhagayso

Hargeysa 23-july-2013- (SDN)Wasiirka madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali xaaji Xasan, ayaa maanta jawaabo hawada u mariyey siyaasiyiinta  samaystay Golaha wadatashiga iyo toosinta qaranka, una hanjabay siyaasiyiintaa  isagoo ku gooddiyey inuu sharciga la hortagi doono.   Halkan Ka dhagayso Codka wasiirka madaxtooyada

Posted in Uncategorized | Read More »

Maareeyaha Mad-bacada Qaranka oo Mushaharkii ka jaray Mid ka mid ah Shaqaalihiisa oo muddo u xidhan Hantidhawraha Guud

Hargeysa 23-july-2012(SDN)-Maareeyaha Madbacadda Qaranka Somaliland Cabdillaahi Jaamac Maxamed (Caray) ayaa la sheegay inuu Mushaharkii ka jaray mid ka mid ah Shaqaalaha Mad-bacadaasi oo saddex bilood ka hor loo xidhay Waraaqo nooca Cashuurta lagu qaado ah oo ka baxay hay’addiisa, kuwaas oo qaab Foojari ah looga Isticmaalay Xafiisyada dawlada ee Dakhliga lagu qaado. Sidiiq Cali Seed […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Salaadiin iyo wax garad si cad uga gabaday Eedaynta Golaha wadatashiga mawqif dhexdhexaadnimana qaatay

      Hargesysa 23-july-2012 (SDN)Salaadiin iyo waxgarad Reer Somaliland ah ooiska indha tiray Banraamija xukuumadda ee Wajikumacaashka Mawqif dhedhexaadnimo ahna iska taagay Golaha Wadatashiga Salaadiin, Cuqaal iyo waxgarad miisaan ku leh Somaliland, ayaa gees iska dhigay  rabitaanka xukuumadda Somaliland ee ah in la dhaleeceeyo  Golaha wada tashiga Iyo Toosinta qaranka kuna dhiiraday inay mawqif cad oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiir waran-cadde oo maanta 20 Gaadiid ah oo Dalka ku cusub ku wareejiyey Ciidanka Booliska

   Hargeysa(SDN);-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade ayaa maanta ku wareejiyay Ciidanka Booliska Gaadiid tiradoodu gaadhayso 20 Gaadhi oo ah Nooca Booliska kuwaasi oo loogu tala galay in loogu Adeego Amaanka Shacabka Somaliland sida uu sheegay wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland. Taliyaha Ciidanka Booliska oo Gaadiidkan kaga gudoomay wasiirka Barxada hore ee wasaarada Arimaha gudaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“ Waxanu aaminsanahay inay Guddida Diiwaangelintu yihiin Dhagax lagu soo Tuuray Xisbiga Ucid oo aanay Dambi lahayn……” Xog-haye Axmed Aadan Kayse

   Hargeysa  23-july-2013 (SDN)Xisbiha Caddaalada iyo Daryeelka Somaliland ee Ucid ayaa maanta shir jaraa’id oo ay ku qabteen xarnta Guud ee ay ku leeyihiin Magaalada Hargeysa, kaga jawaabay war qoraal ahaa oo ay hore ugaga dalbadeen in xisbigu tallaabo ka qaado Guddoomiye Faysal oo ay sheegeen inuu ku  biiray Gole sharci darro ah. Shirkan jaraa’id […]

Posted in Uncategorized | Read More »