Home » 11:30 pm Entries posted on “July, 2013”

Xulka Gabdhaha Germany oo 1-0 Ku Caraabiyey Xulka Sweden(Uefa Women’s Euro 2013 Semi Finals) By Jaahuur.

Gothenburg-Sweden=July-24-2013-qurbejooognews.com-Ottawa-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xaggaa iyo cariga Sweden oo si habsami ah uga socdo koobka horyaalka Yurub ee Dumarka(Uefa Women’s Euro 2013). Haddaba ciyaarahan oo soo galay Semi Finals,waxaana u soo baxay Germany oo ay foodda isla galeen iyo Dunmark iyo Norway. Sweden oo koobkan marti galisey ayaa hadalhayntu u badneyd in xulka […]

Posted in Sports | Read More »

Laba Wasaaradood oo Difaacay Hay’ad la Sheegay inay Dalka ka Wado Siyaasad ka dhan ah Diinta Islaamka {DHAGAYSO}

Hargaysa 24.July (SDN) Wasaaradaha Shaqada iyo Arimaha Bulshada iyo  Cadaalada ayaa  si Wada jir ah u beeniyay war lagu daabacay warbaahinta Qaarkeed oo lagu Sheegay in Hay’ada CESVI ay Wado Sidii ay  dalka uga  Hirgelin lahayd Siyaasad ka Horimanaysa Diinta Islaamka, Waxayna Mas’uuliyiintani arrintaas ku Sifeeyeen  Been Abuurtay Cad. Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Shaqada iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Norway oo beenisay dano inay ka leedahay Somalia,Dacwadna u Gudbisay Golaha Amaanka

Oslo 24.July (SDN) Dowladda Norway ayaa Golaha Amaanka uga dacwootay Guddiga kormeerka xayiraada hubka Somalia iyo Eriteria u qaabilsan QM oo warbixin dhowaan ku sheegay in gargaarka ay siiso Somalia uu maqaar saar u yahay danno dhaqaale oo ay ka leedahay. Gudidga ayaa Norway ku eedeeyay in Somalia danta ay ka leedahay tahay sidii ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

”Hal Dal baynu nahay ,baahida gudaha ka jirta way kala duwantahay , siday u kala duwantahay baan dhaqaalaha u qaybsan doona” Madaxweyne Xasan Sheekh {DHAGAYSO}

Muqdisho 24.July (SDN) Madaxweynaha DF Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta la kulmay wafdi ka socday Midowga Yurub uuna hogaaminayay Nick Westcott oo ah Agaasimaha guud Afrika ee EU. Kulankan ayaa waxa xigay mid ka dhacay Garoonka diyaaradaha oo looga arinsanayay shirka 16 Sep,2013 ka dhacay Brussels oo ah shir caalami ah oo Somalia taageero […]

Posted in Uncategorized | Read More »

SAMAALE WAA WASIIR MEEL SAARAY SHAQADII LOO DOORTEY

Salaan ka dib.   Ma aha ujeedada loo nool yahey in la yidhaahdo dawlada oo dhami waa wada baaba ama maba jirto cid dawladaa ka tirsan oo wax wanaag lagu sheegi karaa. Hadii sidaas la yidhaahdo waxa soo baxaya in cida sidaa u hadleysaa ay tahey qof xaasid uun ah. Iska daa Dawlada Somaliland ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Tartankii u Horeeyay ee Qur’aanka Kariimka ah ee Xukuumadu Soo Qaban qaabiso {DHAGAYSO}

Hargaysa 24.July (SDN) Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta ee Somaliland Sheekh Khaliil C.laahi Axmed ayaa maanta si rasmi ah u furay Tartankii Qur’aanka Kariimka ah oo Markii u horaysay ay Xukuumada Somaliland soo qaban qaabisay,Isla markaana ka furmay Xarunta Masjidka Cali Mataan. Tartankan Waxaa uu Socon doonaa Mudo Sadex Cisho ah iyadoo abaal marino gaadiid […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kulan lagaga hadlayay Habsami u Gudashada Ololaha Talaalka Dabaysha oo Boorama lagu qabtay

Boorama 24.July (SDN) Shir lagaga hadlayey farriin ku wajahan talaalka Polio-da ama dabaysha ayaa maanta lagu qabtay xarunta caafimaadka Gobolka Awdal. Shirkaasi waaxaa ka qayb qaadanaya qaybaha bulshada Gobolka sida culimaa’udiinka, dhakhaatiirta, hawlwadeenada caafimaad ee Gobolka iyo maamulka heer gobol iyo heer Degmo. Madaxa talaalka Polio-da ee hay’adda WHO Siciid Bile Buraale oo shirkaa furitaankiisii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Idaacado Kootara baan ah Maanu Samaysan,Baabuurna Kurta Kamaanaan Jarin” Weedhihii Gudoomiyaha Ucid {DHAGAYSO}

Hargaysa 24.July {SDN} Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Sadexdii Sanno ee Xukuumada Siilaanyo ay Talada haysay ay tahay Tii uu Ugu Werwerka Badnaa ee Soo Mara . Gudoomiyuhu waxa uu Tilmaamay In Xisbiga Kulmiye aanu dalka Xukumin laakiinse ay Taladu Gacanta ugu Jirto Koox Gaar ah,Mudane Faysal Waxa uu Sheegay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasaaradaha Cadaalada iyo Arrimaha Bulshada oo Difaacay eedo loo soo Jeediyay Hay’ada CESVI

Hargaysa 24.July (SDN) Wasaarada shaqada iyo Arimaha Bulshada iyo Wasaarada  Cadaalada ayaa manta si wada jir ah u beeniyay war lagu daabacay warbaahinta kaasi oo been abuur ah Agaasimaha Guud Ee Wasaarada shaqada iyo arimaha bulashada Maxmaed Muuse X, Cabdi oo ay weheliyaan  Agaasimaha Waaxda Arimaha Bulshada Cabdi Cadbilahi ee Wasaaradas iyo Agaasimaha Xuquuqdada Dumarka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumada oo Bilowday Saaxad ay ku Soo dhawaysanayso Mareegaha Wararka

Hargaysa 24.July (SDN) Wasiirka wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta Somaliland Cabdullaahi Maxamed Daahir (Cukuse) iyo warbaahinta Madaxbaan Gaar ahaa Websedyada ayaa maanta kulan is Xog-wareeysi ah ku yeeshay Xafiiska wasiirka ee magaalada hargeysa. kulankan oo ay ujeedadiisu ahayd sidii ay labada dhinac isu siin lahaayeen kalsooni kal iyo laab ah oo la xidhiidha xagga wada shaqyanta […]

Posted in Uncategorized | Read More »